18.09.2013 Views

Kannibalkvinden Somaliske eventyr og fabler - Silkeborg Bibliotekerne

Kannibalkvinden Somaliske eventyr og fabler - Silkeborg Bibliotekerne

Kannibalkvinden Somaliske eventyr og fabler - Silkeborg Bibliotekerne

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Baratan diin iyo dawoco

(Væddeløbet mellem ræven og skldpadden)

Qoraalkii Abdulkhaliq Shikh-Osman

Bari baa diin iyo Dawoco baratameen. Dhexda markay marayeen ayaa Qodaxi mudday

diinkii.

"Danyooy qodaxda iga goo" yidhi diinkii.

"Illamaa aan hir iyo hir gaadho kaa gonmaayo", uugu jawaabtay Dacawadii.

Diinkii oo meel danbe dhitinaaya ayaa la kulmay Jinac gudin iyo hangool sita. Jinacii ayaa

ka gooyey qodaxdii diinkii, markaasuu gaadhay dacawadu.

Gabalku markuu sii dhacayey ayey dudun fuuleen. Waxay arkeen laba guri, roobna wuu

soo da`ay xoogleh.

"Aniga ka dhinaca midigtaan leeyalay", dacawo.

"Aniguna ka bidixda", yidhi diinkii.

Markay soo gaadheen labadii buul ayaa diinkii kiisii ku dhax arkay dibi kaliya oo ku Jira

aqalka, dawacadiina waxay araktey wan keedii ku Jira. Diinkii wuxu kale oo uu ka helay

gurigii midi iyo dab meel ka baxaya. Dacawadii ayaa u soo wareegtay diinkii.

"Diinow dab i sii aqalkaygu waa dhaxan ee", Dacawo.

Dhawr qori oo dab ah ayuu sii yey diinkii dacawadii. Intay dacawadii dabkii roobkii ku soo

bakhtiisay ayey diinkii ku soo nogotay oo waydiisatay dab kale. Asna wuu sii yey mar

labaad. Hadanna way soo bakhtiisay dabkii dacowadii oo dab kale waydiisatry diinkii.

"Qori danbe dabka kumma hadhine, dhuxushii uunbaa taal ee nabad gelyo", diinkii baa

yidhi.

"Hadaba aan gurigaaga seexdo caawa kaygu waa qabow", dacawadii ayaa waydiisatay

diinkii.

www.silkeborgbibliotekerne.dk/børn+og+unge/somaliske+fabler 18

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!