11.09.2014 Views

ka difaacidda ilmahaaga qaaxada - Asian Health Services

ka difaacidda ilmahaaga qaaxada - Asian Health Services

ka difaacidda ilmahaaga qaaxada - Asian Health Services

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

BARNAAMIJKA XAKAMAYNTA AMA KONTOROOLKA

QAAXADA

Akhbaarta Waalidiinta:

KA DIFAACIDDA ILMAHAAGA QAAXADA

1 Qaaxo maxay tahay?

Qaaxadu (TB) waa cudur halis ah oo badanaaba abbaara sambabada mararka

qaarkoodna xubno kale oo jidhka kamida saameeya.waxa ku fidiya dadka

caafimaadka qaba jeermis qufac ahaan uga yimaada sambabada qofka cudurka qaba.

2 Sideebaan ilmahayga uga daaficikaraa?

Tallaalka BCG waa cirbad yar oo lagu durayo haragga hoostiisa ee gacanta bidix

xaggeeda sare aad ayeyna ugu wanaagsantahay caruurta kadifaaca noocyada halista

ah ee qaaxada (TB).

3 Ayey tahay inuu qaato BCG?

Tiro yar oo caruur ah ayaa buuxinkarta shuruudaha tallaalkan. Si isdaba joogana

looma siinkaro caruur oodhan.

Waqtiga dhalashada tallaalka BCG waxa la siiyaa dhallaanka khatarta dheeraadka ah

u ah qaaxada kuwaasoo lagu qeexo:

● Inuu ku noolyahay guri ama qoys uu ku jiro qof Qaaxo hadda qaba ama

hore Qaaxo ugu soo dhacday.

• In mid ama labadiisa waalid yihiin dadka pacifigga.

• In waalidka ama dadka guriga deggani yihiin kuwo shantii sannadood ee

lasoo dhaafay lix bilood oo kamida ama kabadan kunoolaa** waddamo

heerka dillaaca Qaaxadu aad u sarreeyo.

• In shanta sannadood ee ugu horreysa saddex bilood ama ka badan ay ku

noolaan doonaan waddan heerka dillaaca Qaaxadu aad u sarreeyo.*

*Dhammaan wadamada aan ka ahayn Australia, Austria, Belgium, Canada, Czech

Republic, Denmark, Finland, France, Germany, Greece, Holland, Iceland, Ireland,

Israel, Italy, Luxembourg, Malta, Monaco, New Zealand, Norway, Slovakia,

Sweden, Switzerland, UK and USA.

Somali

** Tilmaantani ma aha mid sugan. Tallaalkan waxa markasta lagu waaninayaa

haday dadka waaweeni kudhasheen wadamo kale ayna ugu yaraan lix bilood

shantii sano ee lasoo dhaafay ku qaateen wadan Qaaxadu ku badan tahay.

4 Waqtigee ugu wanaagsan ee ilmahaygu qaadan karaa tallaalka BCG?

Waqtiga ugu wanaagsan ee ilmahaagu qaadan karo BCG waa dhawr casho

markuu dhasho kadib. Taa waxa la diyaarin karaa inta aad isbitaalka kujirto

bukaan socod eegtada dadweynahana (clinic) waad ka qaadan kartaa.La hadal

umulisadaada ama dhakhtarkaaga.Waxa lagu weydiin doonaa inaad saxeexdo

warqad ogolaansho.

5 Tallaalka BCG lacag mayahay?

Tallaalka BCG macaamiisha xaqa u leh waa lacag la’aan.

6 Maxaa caadi ahaan dhaca tallaalkaBCG ka dib?

• Casaan yar oo xanuunleh ayaa ka muuqan kara meeshii la duray

todobaad ilaa lix todobaad kadib.Taasi waxay qaadataa todobaadyo yar

inay ku bogsato.

• Waxay meeshii laduray ku reebtaa nabar yar.

• Mararka qaarkood xanuunku wuxu siisocon karaa laba bilood.Taasina

waa dhacdo caadi ah.Waxa wanaagsan in dhaymo qallalan lasaaro

nabarka (faashad ku dhagaysa maaha).

7 Waxad u baahan tahay inaad la kulanto kalkaaliyaha caafimaadka

dadweynaha hadii:

• Caabuq ku soo baxo meeshii la duray.

• Xanuunku siyaado noqdo labada casho ee u horraysa durriinka kadib.

• Dhibka xanuunku siisocdo muddo labo bilood kadib ah.

8 Haddaad u baahato war intaa ka dheeraad ah fadlan la xiriir:

Magac ____________________________

Telefoon 262 1855

Derejo ____________________

Waqtiga ugu wanaagsan _______________________

Somali

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!