13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Waxbarashada lagugusiiyay barnaamajka isbarashadawaxuu ku cabiranyahay asalnimadaadaiyo qorshayaashaada eemustaqbalka.Waxbarashada lagu bixiyay barnaamajkais-barashada waxay ku cabiran tahayasalkaaga iyo qorshayaashaada mustaqbalka.Barnaamjka is-barashada waa barnaamjwaqti-buuxo, shan maalin toddobaadkii,oo ku dhamaanaayo ilaa labo sanadood.Haddii aad heshid shaqo lacag leh ooaad noqotid qof leh madaxbanaanimaaliyadeed, waxaad ka bixi kartaa barnaamajkaka hor dhammaadka labadasano. Waa inay munishiibiyada ku siisooggolaanshaheeda haddii aad jeceshahayinaad ka baxdid barnaamajka.Waxaa lagu siinayaa deeq hordhac ahintii aad dhiganaysid barnaamajka isbarashada.Waa mushahar lagu dhiganaayobarnaamajka. Waxuu barnaamajkais-barashada lee-yahay nidaamyobadan oo ah isla kuwa shaqada. Waainaad ka bixisaa canshuur barnaamajkadeeqda aad qaadatid, waana lagaajarayaa deeqda haddii aad uga maqnaatidnasabab la’aan. Waxaa laguu oggolyahay inaad qabatid shaqo dheeri ah eesaa’id ku ah barnaamajka is-barashada.Waxay munishiibiyadaada mas’uul katahay nidaamka hordhaca. Waxay kaleay munishiibiyadaada go’aaminaysaahaddii ay tahay inaad tegtid barnaamajkais-barashada.Waxaad xaq u lee-dahay inaad ka soocabatid haddii aan laguu oggolaanininaad ka qaybgashid barnaamajkais-barashada. waxay hawlwadeenada xaruntasoo-dhowaynta magangalyada kuusheegayaan waxa ku saabsan nidaamkahordhaca.WaxbarashadaMarkii lagaa siiyay Norway fasaxadegganaanta sare, waxaa laguu oggolaadayinaad wax ka barato jaamacadama college-ka waxbarashada sare.Waxaa jiraan dhoowr shuruudadood eewaxbarashada sare. Haddii aad ka haysatidshahaadooyin dhulkaaga hooyo,waa inay maamulada Norwejiyaankaaqoonsadaan. Waxaad waydiisaa faahfaahinadahawlwadeenada xarunta soodhowayntamagangalyada ama xaruntawaxbarashada dadka qaangaarka ah.Lambarka aqoonsiga shakhsigaiyo jinsiyaddaMarkii lagu siiyay fasaxa degganaanta,waxaa lagu siinayaa lambarka aqoonsigashakhsiga Norwejiyaanka. Waxuumuhiim u yahay lambarkaan si loo gartobixinta caymiska bulshadeed, daawayntacaafimaadka, waxbarashada amafasaxa shaqada ee Norway. Waxaa kusiinayo lambarka aqoonsiga shakhsigaDiiwaangeliyaha Dadka ee Qaranka.44

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!