13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Waxuu Nidaamka CaymiskaQaranka siinayaasugnaanta maaliyadeedkuwa aan shaqayn karinsoona gelayn wax ay kunoolaadaan. Si aad u heshidkaalmooyinka badbaadadabulshada, waa inaadka soo baxdaa dhoowrsharuudadood.mid ah kirada, korontada, shatiga telefishankaiyo telefoonka. Waxaa biilashalaguugu soo dirayaa boostada. Waainaad bixisid kiradaada bil kasto. Haddiiaysan munshiibiyada gelin korontadagurigaaga cusub, waa inaad adiga kafikirtaa.Haddii aadan ku bixin lacagta biilashadawaqtiga lagaa doonaayo, waxaalaguu soo dirayaa xasuusin- oo lagayaabo inuu la socdo kharashka dheerigaah ee xasuusinta. Haddii aadan welibixin waxa lagugu lee-yahay, waxaaarrinta loo gudbinayaa wakaaladdaamaahda soo ururiso. Waxay micnaheeduyahay in lagaa xaraashaayo alaabku qiimo ah inta lagugu yeeshay, amawaxaad bixinaysaa kharash dheeri ah ooganaax ah. Waxaa kale lagu gelinayaaliiska madoow ee amaahda oo kaa horistaagaayo in lagu siiyo amaah.CaysmikaWaa inaad ka caymisa debka, daadkaiyo xatooyada hantidada iyo gurigaga,Waxay micnaha gelinta caymiska yahayinaad ka helaysid magdhow waxiimaaliyad ahaan qasaartay haddiiba aysidaasi dhacdo. Waxuu caymiska lagubixiyaa lacag.DebkaWaa In guri kasto lee-yahay ugu yaraanhal kiciye deb ah Iyo qalabka debkalagu demiyo. Waxaa deb-demiyahaloo isticmaalayaa in debka looga saarohabka korontada ama qalabka. Debkaaan koronto la socon waa in lagu shubaabiyo ama in la daboolo ilaa uu ka demo.Haddii uu deb kaco, waa inaad kawacdaa adeegga deb-demisaka 110.Caymiska QarankaNidaamka Caymiska Qaranka eeNorway waxuu siiyaa dadka lambarkacaymiska bulshadeed ee kaalmadalacageed. Xasuuso inuu dembi yahay insi been-abuur ah loo sheegto kaalmadabadbaada bulshadeed.Waxuu Nidaamka Caymiska Qarankaee Norway siiyaa sugidda maaliyadeedkuwa aan shaqayn karin oo aan soogelin wax ay ku noolaadaan. Si aad umudatid kaalmada sugidda bulshadeed,waa inaad ka soo baxdaa dhoowr shuruudadood.Ma u haysano buuggaan yarmeel aan ku wada sheegno. Waxaa kaasiin karo xafiiskaaga deegaanka ee sugiddabulshadeed wararka aad u baahantahay. Waxaa halkaan ku xusan liiskakuwa ugu caansan kaalmadas ugiddabulshadeed:Kaalmada jirradaHaddii aad jirran tahay oo aadan tegikarin shaqo, waxaad xaq u lee-dahaykaalmada la siiyo dadka jirran si lookabo mushaharka ka go’ay. Waa inaad46

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!