13.07.2015 Views

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

Tusmada - UDI

SHOW MORE
SHOW LESS
• No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Dherirka waqtiga uu qaadanaayoin go’aan lagagaaro coodsigaada arrinbaarrin ayay ka duwan tahay.Haddii ay qaadato waqtidheer, waxay sababtanoqon kartaa in UDI uubaaraayo in wararka aadbixisay ay yahiin sax iyo inkale.dumar. Sababta oo ah cadaadiska galmada-ahaanshaha qaniisnimada, tusaaleahaan- waxuu u noqon karaa sabab magangalyada.Waxuu qorayaa heshiiskaQaramada Midoobay faahfaahino dheeriah ee ku saabsan Xaaladda Qaxootida.Haddii maamulayaasha ka jiro dalkaagaay kaa badbaadin karaan kuwa kucadaadinaayo, sida caadiga ah umaqalantid in lagaa siiyo magangalyo Norway.Caadi ma aha in la siiyo magangalyodadka ku nabad-gelaayo meelokale oo ah dhulkooda hooyo.BadbaadadaWaxaad weli lagaa siin karaa Norwayfasaxa degganaanshaha xitaa haddiiheerka cadaadiska oo aad la kulantayuusan ku filnayn in lagu siiyo magangalyosiyaasadeed. Waxay sidaan kunoqon kartaa sababta ah inuu ka socdodagaal dhulkaaga hooyo ama aad halisugu jirto in laguu la dhaqmo xumaantaloo gaysto bani’aadamka.Sababaha bani’aadanimoMarkii, ay jiraan arrimo gaar ah waxaalaguu oggolaan karaa inaad joogtidNorway haddii adiga ama caruurtaadaay qabtaan cudur aad u xun oo an lagudaawayn karin dalkaaga.DegganaantaWaxaa ku la soo socodsiinaayo booliskahaddii lagu siiyay fasaxa degganaanshahaee Norway. Waxaa markaa ka dibkuu bilaabanayso u diyaar garoowganoloshaada gudaha Norway. Waxaa kaakhrisan kartaa wax intaa ka sii badanCutubka 7aad.Waqtiga sidee ayqaadan kartaa?Dherirka waqtiga uu qaadanaayogo’aaminta coodsiga magangalyadawaxay uga kala duwan yihiin arrinba arrin.Haddii ay qaadanayso waqti dheer,waxay sababta noqon kartaa inay UDIbaarayso in wararka aad siiday ay saxyahiin iyo inkale. Waxay noqon kartaainay UDI fiirinayso xaaladda haatan kajirto dhulkaaga hooyo.Haddii la soo diido coodsigaada,waxaad ka soo qaadan kartaa racfaan.Waxaa racfaankaaga eegaayo GuddigaRacfaanada Soo-gelootiga (UNE).Waxay sida caadiga ah ku qaadanaysaUNE ugu yaraan 10 bilood inay go’aanlooga soo gaaro.Soo diidmada UDIHaddii uu UDI diido coodsigaada magangalyada,waxaa laguu qabanayaa qa-

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!