12.12.2012 Views

DIB- U- ISTICIMAALKA ISKU QASAN • Warqadaha midab oo dhan ...

DIB- U- ISTICIMAALKA ISKU QASAN • Warqadaha midab oo dhan ...

DIB- U- ISTICIMAALKA ISKU QASAN • Warqadaha midab oo dhan ...

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

DIB- U- ISTICIMAALKA ISKU QASAN

• Warqadaha midab oo dhan

• xaashiyaha farriimaha lagu qoro

• Jaraa’idka warka, iyo buugta lagu soo bandhigo alaabta la gadaayo

• Baakadaha wax lagu keeno (fadlan fidi)

• galalka feylasha

• dhalooyinka Qarshada ka samaysan

• Wiciyadaha iyo daasadaha cabitaanka & Qasacyada cuntada

• kuwa yogurt lagu rido

• wiciyadaha Aluminamka iyo daawaha wax lagu dubo (waa inaan cunto ku jirin)

http://mpsgoesgreen.mpls.k12.mn.us/

DIB-U- ISTICIMAALKA WAXYAABAHA

DABIICIGA AH

• khudaaarta bisil iyo ta cayriinba

• Hilibka, kalluunka iyo lafaha

• rootiga, baasto iyo cuntada la dubo

• qolofka ukunta

• waxyaabaha caanaha laga sameeyo

• Bunka shiidan

• warqaaha musqusha, af-tirrada ama

istaraashooyinka

• Wiciyadaha xaashida ka samaysan, koobta

xaashida iyo kuwa wax lagu qaato

• Kartoommaha caanaha iyo cabitaanku ka

dhammaado

• Kartoommada biisada

• Kasrtoomada ukunta aan ahayn Styrofoam

• Alaabta la qaboojiyo &baakadaha cuntada la

qaboojinayo

• shaandheeyaha Kafeega iyo baakadyada caleenta

shaaha

• dhirta iyo ubaxa la soo jaray

• ulaha looxa ka samaysan ee waxna lagu walaaqo

la galiyana corndog, popsicle

http://mpsgoesgreen.mpls.k12.mn.us/

WASAKHDA LA AQBALI KARO

• suxuunta iyo koobabka jaba

• alaabta wax lagu duubo ama daboolo

• warqadaha nac- naca iyo shukulaatada

• Telefoonnada gacanta

• baakadyada cerayaalka iyo baakadyada buskudka

• Baakadyada bataatada engagan

• baakadyada mac macaanka

• findhicillada

• dheebarrada

• dhuumaha wax lagu cabbo

• waxyaabo dharka ma la qallajinayo lagu daro oo

carfiya, isla markaasta jajabka ka dhawra

• Daboollada aluminamka ee yougurt lagu daboolo

• walxo sadaraysan oo aluminum ka samaysan wax

lagu shubo

• xanjada

• Cadayada gaboobay

• qalmaanta

• bacaha balaastikada ka samaysan

• Caagagga furka leh (jaallada lagu shubo,alaabta

cuntada lagu rido, tooyada iwm)

• dhirta balaastikada ka samaysan iyo sagbooyinka

• alaabta wax lagu duubo

• koobto iyo sagbooyinka ka samaysan Styrofoam

http://mpsgoesgreen.mpls.k12.mn.us/

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!