21.08.2013 Views

CanbaareynXasuuqaCobole 2 - Wardheernews

CanbaareynXasuuqaCobole 2 - Wardheernews

CanbaareynXasuuqaCobole 2 - Wardheernews

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Peace, Development and Justice

Ethiopian Somali Association for Peace & Development

Ururka Nabadda iyo Horumarinta Soomaalida Itoobiya

26 April 2007

Canbaareyn Xasuuqa Cobole

Ururku Nabadda iyo Horumarinta Soomaalida Itoobiya wuxuu halkan ku

muujinayaa oo uu aad ogaa xunyahay xasuuqa ka dhacay tuulooyinka Sandhoore,

Cobole, Boodhley iyo Magaalo-cad oo ka tirsan degmada Dhagaxbuur. Xasuuqaas oo

ay ku dhintayeen 65 qof oo Ethiopian ah iyo 9 qof oo uu dhashay wadaanka China.

Gerida fosha xun ee meesha ka dhacday ka sakow waxaa lagu burburiyey hanti aad

uu fara badan oo mustaaqbalka wadanka wax loogu qabnayey. Burburku wuxuu

saameyn weyn ku yeeshay nolosha Buulshada ee Deegmoyiinka kor ku xusaan oo ay

ka mid yihiin Iskuulo, Isbitaal iyo Ceelal biyo. Dadkii dhibka geeystay oo lagu

tilmamay in ay ahayeen koox yar oo ka soo horjeeda Nabadda iyo Horumarka

bulshada isla markaasna u abaabulan burburinta iyo wax yeelada ummada.

Ururka Nabadda iyo Horumarinta Soomaalida Itoobiya wuxuu dhacdadan ka soo

saray qodobada hoos ku xusan:

a. Ururku wuxuu tacsi uu dirayaa dhammaan ehelaadda dadkii ku geriyoday ee

ay dhabaatadu soo gadhay.

b. Ururku wuxuu canbaareynaya kooxda buudhcadnimaada ku kacday ee

Nabadda iyo Horumarka diidan.

c. Ururku wuxuu ku boorinayaa dhammaan dadka u dhashay Deeganka

somalida meelkasta oo ay joogaan (dibadda iyo dalka gudihiisaba) inay ka

hortagaan dadka iyo fakarka ka dambeya falalka uu ka mid yahay xasuuqan.

d. Ururku wuxuu soo jeedinayaa in si shuruud laan ah loo sii daayo shaqaalihii

Shiineeeska ahaa ee goobta laga afduubay, iyo isla markaa in dawladda

federaalku ay sugto nabadda muwaadiniinta Itoobiyaanka .

Mohamed Gelle

Gudomiyaha

Branches in Copenhagen, Dubai, Ferrara, Jeddah, Jigjiga, London, Melbourne, Oslo,

Paris, San Diego, Stockholm, and Toronto.

This document was created with Win2PDF available at http://www.win2pdf.com.

The unregistered version of Win2PDF is for evaluation or non-commercial use only.

This page will not be added after purchasing Win2PDF.

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!