19.09.2013 Views

Daryeelka Umusha Kadib - the Exchange

Daryeelka Umusha Kadib - the Exchange

Daryeelka Umusha Kadib - the Exchange

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

SOMALI

Daryeelka Umusha Kadib

Dhaqdhaqaaqa

A. Wax culus ha qaadin, jaranjaro badana ha korin

ilaa lix asbuuc. Shaqo badan ama dhaqdhaqaaq

badan iyo inaadan helin nasiino kugu filan

intaba waxey sababi karaan dheecaan badan oo

ilma-mareenka dhankiisa ka yimaada,

midabkiisuna waxuu ahaan karaa gaduud. Waa

inaad yareeysaa dhaqdhaqaaqa, aadna nasatid.

Eeg in midabka dheecaanka soo baxayay uu dib

ugu noqday midabkii gaduudka biyo-biyaha

ahaa, midabka kafeega ama midabka

alwaaxyada dabiiciga ah oo kale.

B. Ha sameeynin galmood, ha ku dhaqan xagaaga

hoose biyaha waaskada lagu shubto, hana

isticmaalin tamboone ilaa lix asbuuc. Haddii eey

noqoto inaad galmood sameeyso intaadan u

imaan baaritaanka caafimaad, isticmaal nooc

kamid ah waxyaabaha uurka la isaga ilaaliyo

(bacda galmada iyo xumbada), maadaama ay

suurtagal tahay inaad uur qaado.

C. Jimicsi quwad badan u baahan waa inaan la

sameyn. Weydii dhakhtarkaaga ama umulisada

jimicsiga haboon in la sameeyo ilaa inta aad ka

mareeyso baarista caafimaad ee umusha kadib.

D. Cabir heerkulkaaga maalin walba ilaa tobanka

maalmood ee soo socota. Wac dhakhtarkaaga

haddii uu heerkulkaagu yahay 100.4 digrii ama

ka badan yahay xilliga galabnimada.

E. Ku mayr xagaaga hoose caag godan oo aad biyo

ku shubtay ugu yaraan laba ilaa saddex jeer

maalintii tobanka maalmood ee ugu horeeysa, si

aad xagaaga hoose nafis iyo reysasho u hesho.

Daryeelka jeextinta dumarka (qodobyada

tolniinka)

A. Marwalba biyo qandac ah ku buufi qodobyada

markaad musqusha aadid oo aad badaleysid

suufka, ama meeshii la tolay ku cuncunto (laga

yaabee inaad badashid suufka badanaa).

Postpartum Care

Activity

ENGLISH

A. No heavy lifting or a lot of stair climbing for six

weeks. Too much work or a lot of activity, and

not enough rest may cause a heavier vaginal

discharge, and color may become red. Decrease

activity and rest. See if discharge changes back to

pink, brown or beige.

B. No sexual intercourse, douching or use of

tampons for six weeks, or until follow-up clinic

appointment. If having sexual intercourse before

your clinic appointment, use some form of

protection (foam plus condoms), as pregnancy is

possible!

C. Extreme exercise should not be done. Ask your

doctor or midwife which exercises are OK to do

until your postpartum clinic check up.

D. Take your temperature every day for the next 10

days. Call your doctor if your temperature is

100.4 degrees or higher, in the afternoon.

E. Soak in tub at least two to three times per day for

the first 10 days, for perineum comfort and

healing.

Episiotomy (stitches) care

A. Keep spraying stitches with warm water after

going to the bathroom, when changing pads, or

when stitches itch (may need to change pads more

often).

A collaboration of Minnesota health care providers, including: Blue Cross and Blue Shield of Minnesota (an independent

licensee of the Blue Cross Blue Shield Association), Children’s Hospitals and Clinics, Fairview, HealthEast, HealthPartners,

Hennepin County Medical Center, Medica, Minnesota Academy of Family Physicians Foundation, Minnesota Department of

Health, North Memorial Health Care, Park Nicollet Health Services, Regions Hospital, UCare Minnesota

B. Ku wad inaad ku mayratid xagaaga hoose caag

godan oo aad biyo ku shubtay laba ilaa saddex

jeer maalintii tobanka maalmood ee ugu horeeysa

umulida kadib, si aad xagaaga hoose nafis iyo

reysasho u hesho.

C. Wac dhakhtarkaaga haddii dheecaan ur wataa

xagaaga hoose ka yimaado.

D. Xanuunka waad u qaadan kartaa asprin, Tylenol

ama Motrin.

Dheecaanka ilma-mareenka ka yimaado

A. Waa lagu kala duwan yahay caddada iyo

midabka, waxeyna ku xiran tahay waxyaabo

shaqsiga saameeya, inta jeer ee aad uur yeelatay,

iyo haddii ay hooyadu naasku nuujiso iyo haddii

aysan nuujin. Dheecaanka qulqulkiisa waxuu

ahaan karaa mid meel dhaxaad ah todoba ilaa

toban maalmood, dabadeedna waxuu noqdaa mid

cadaan ah ilaa lix asbuuc, waase haddii eysan

caado run ah imaanin mudada u dhaxeeysa

saddex ilaa afar asbuucood.

B. Dheecaanka ka yimaada xaga hoose waxuu ku

billaawdaa gaduud dhalaalaya, dabadeedna waxuu

isku badalaa gaduud biyo-biyo ah, kadibna kafee,

kadibna midabka alwaaxda dabiiciga ah,

dabadeedna cadaan xigeen.

C. Hooyooyinka naaska nuujinaya waxeey lahaan

karaan waxoogaa dhiigbax dhalaalaya mudada yar

ee ay si aad ah naaska ilmaha u siinayaan, laakiin

si dhaqso ah ayuu midabku ugu noqdaa

kafee/midabka alwaaxda.

Daryeelka naasaha

Xiro keeyshali ama rajasiino si fiican kuula eg waqti

kasta (todobada ilaa tobanka maalmood ee soo socda

haddii cunugu dhalo wax ku cabayo).

A. Haddii aad naaska nuujineysid

Marwalba dhaq qalajina naasaha ibtooda. Kadib

markaad cunuga naaska nuujisid hawada sii

naasaha ibtooda si ay u qalalaan.

B. Continue to take tub soaks two to three times per

day for the first 10 days after delivery, to help

with healing and comfort.

C. Call doctor if you have a bad smelling vaginal

discharge.

D. May take aspirin, Tylenol® or Motrin® for

soreness.

Vaginal discharge

A. Varies in amount and color, depending on

personal factors, number of pregnancies, and

whether or not mother is breastfeeding. Flow may

be moderate for seven to ten days, then very light

for up to six weeks, unless a true period occurs

between three to four weeks.

B. Vaginal flow begins bright red, then changes to

pinkish, brownish, beige-yellow and then offwhite.

C. Breast feeding mothers may have some bright

bleeding for a short time during very heavy

nursing, but then quickly returns to brown/beige

discharge.

Breast care

Wear a well-fitting, support bra at all times (for the

next seven to 10 days if bottle feeding).

A. If breast feeding:

eXchange (Daryeelka Umusha Kadib / Postpartum Care)

Keep nipples clean and dry. Air dry nipples after

breast feeding.

5W/D6/Catalog #700-234-702/ 2/01 © Regions Hospital

2

Haddii ibta naasaha eey qalalaan ama dildilaacaan

ku qooy oo ku jilci caanaha dambarka ah ama

kareemka lanoli adigoo marinaya xoogaa yar

labada ibnaas-nuujinta kadib.

Looma baahna inaad ka dhaqdo kareemka lanolin

kahor nuujinta ku xigta.

Cab cabitaan badan. Cun raashinka kuu fiican.

Iskala bixi. Nasiinana hel in kugu filan.

Markii naasahaagu ay caano ka buuxaan, waa

dhici kartaa in cunugu uusan quud qaadan karin.

Waad daliigi kartaa naasaha si caanaha u soo

baxaan, ama waxaad ku qubeysan kartaa biyo

qandac ah una ogoloow in biyahaasi naasahaaga

ku kor socdaan intaadan naaska nuujin.

B. Haddii aadan naaska nuujineyn oo aad cunuga

dhalo wax ku siineysid.

Xanuunka u qaado asprin, Tylenol ama Motrin,

isticmaalna boorsada barafka kolka ay naasaha

caano ka soo buuxsamaan. Gaaxsanaantan

(buuxsamid) waa iney jirtaa oo kaliya maalmo

yar. Kicinta naasaha (taataabashada, qubeyska

biyaha qandaca ah) weey kordhin doonaan

buuxsamida naasaha, waxeyna jirayaan waqti

dheer.

Ka taxadar inaad cabitaan aad u badan cabtid.

Cab in kugu filan si aadan u oomin.

Qorsheynta qoyska ee ilmo dhalida

Kolkaad u imaaneysid baaritaanka caafimaad ee

umusha kadib dhakhtar ayaa kaagala hadli doona

arrinta ku saabsan fursadaha lagu xadido ilma

dhalida. Haddii eey noqoto inaad galmood sameeyso

intaadan u imaan baaritaanka caafimaad, isticmaal

nooc kamid ah waxyaabaha uurka la isaga ilaaliyo

(bacda galmada iyo xumbada), maadaama ay

suurtagal tahay inaad uur qaado.

If nipples become cracked, moisten with

colostrum, or may use lanolin cream by putting a

small amount on the nipples after breast feeding.

No need to wash lanolin cream off before next

feeding.

Drink a lot of fluids. Eat foods that are good for you.

Relax. Be sure to get enough rest.

When your breasts are very full of milk, the baby

may not be able to latch on to feed. You can

massage your breasts to express milk, or stand in

a shower and let warm water run over your

breasts before breastfeeding.

B. If bottle feeding:

Take aspirin, Tylenol or Motrin, and use an ice

pack for soreness when breasts become full. This

engorgement (fullness) should last only a few

days. Stimulation to breasts (touching, warm

shower) will increase any fullness and it will last

longer.

Avoid too much fluid intake. Drink just enough so

you are not thirsty.

Family planning

eXchange (Daryeelka Umusha Kadib / Postpartum Care)

A doctor will talk to you about birth control options

at your postpartum visit. If having sexual intercourse

before your clinic appointment, use some form of

protection (foam plus condoms), as pregnancy is

possible.

5W/D6/Catalog #700-234-702/ 2/01 © Regions Hospital

3

Isbadallada shacuurta

Niyada oo isbadbadasha: Jirkaaga waxa uu soo maray

isbadallo waaweeyn, sidoo kalena isbadal ayaa ku

yimid hab nololeedkaaga iyo mas’uuliyadda ku

saaran. Waa wax caadi ah inaad dareento “murugo”,

aadna u ooydo waxyaabo yaryar ama sabab la’aanba.

Raadi inaad hesho waxyaabo ku xiisagalinaya oo aad

sameeyso waqtigaas. Isbaddalada shacuurta

niyadaada waa ineey la yaraadaan isbadalka jirkaagu

kolkuu dib ugu noqonayo siduu ahaa intaadan uurka

yeelan.

Ka wac (651) 254-0059 dhakhtarkaaga /

umulisadaada ama Isbitaalka Regions qeybtiisa

Umul-baxa (Regions Hospital Postpartum unit):

A. Haddii eey ku hayso qandho ka badan 100.4

digrii galabtii.

B. Haddii uu kordhay dhiigbaxa ama dheecaan urqarmuun

leh yimaado.

C. Haddii eey kaa soo baxeen dhiig xinjiro wata ama

xab ishaysta.

D. Haddii uu naaskaagu lahaado bar gaduudan oo

xanuun leh, isla markaana eey ku qabato qandho

101 digrii ah ama in ka badan.

E. Haddii aad dareemeyso mindhicir xanuun

dheeraad ah.

Emotional changes

eXchange (Daryeelka Umusha Kadib / Postpartum Care)

Mood swings: The body has gone through great

changes, as has your life style and what you are

responsible for. It is common to feel “blue” and

tearful for little or no reason. Find something pleasant

to do at these times. Having your feelings go up and

down should decrease as your body goes back to prepregnancy

state.

Call your doctor/midwife or the Regions Hospital

Postpartum unit at (651) 254-0059 if:

A. Your temperature is greater than 100.4 degrees in

the afternoon

B. You have an increase in vaginal bleeding or foulsmelling

discharge

C. You pass any tissue or blood clots

D. You have a red, sore area in your breast, with

temperature 101 degrees or higher

E. You have severe abdominal pain

5W/D6/Catalog #700-234-702/ 2/01 © Regions Hospital

4

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!