21.03.2015 Views

3PiHThCor

3PiHThCor

3PiHThCor

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Hay’adda

Wadooyinka DPL

Xafiiska Waaxda Dayactirka

Puntland

Highway Authority

Ref: WD/PHA/057/2014

Date: 10/Dec/2014

Qaybaha

Shaqada

Horumarinta

Hay'adda

(Institutional

Develop.)

Dayactirka

Wadoyinka

(Periodic

Maintenance)

Qorshe Hawleedka Hay'adda Wadooyinka DPL Sanadka 2015

Shaqooyinka (Actvities)

bandhiga buuga hagaha

dhismaha wadooyinka iyo

buundooyinka Puntland (puntland

road and Bridges manual design)

Bandhiga buuga xayaysiinta

qandaraasyada wadooyinka iyo

qaabdhismeedka wadooyinka

Nadiiftinta Togoga ( Ceeldaahir,

Yalho, iyo Buraan)

Dhismaha wadada Madaxtooyada

DPL

Kormeerka Mashaariicaha Socda

Dhamaystirka Godod buuxinta

wadada Garowe-Galkacyo

Maalgeliyaha

PHA

PHA

PHA

Dawladda PL

PHA

PHA

Jan-

March

Jadwalka shaqo (Time Frame)

April- July -

June Sept

Oct-

Dec

Natiijo

Dayactirka Garabka Laamiga ee

jidka Garowe - Las'ano

Dayacirka Buundooyinka miriray

ee Jidka Qardho -Bosaso

Dayactirka Garabka Laamiga ah

Waab Xamur 400m ee Goobta

Garoowe - Qardho

Dayactirka Garabka Laamiga ah

Hararweyn 200m ee Goobta

Qardho-Bosaso

Dhisme buundo shub ah (labo

wanley) jidka Qardho -Bosaso

Dayactirka Garabka Laamiga ah

tuulada Yako 320m ee Goobta

Garowe - Qardho

Qaaraanka Dayactirka wada

jidbanaan 2650m ee goobta

Boocame - Fardhidin

PHA

PHA

PHA

PHA

PHA

PHA

PHA

Waa la

bilaabay

Dayactirka

Jidcadayasha

(Feeder

Roads)

Qaaraanka Dayactirka wada

jidbanaan 2650m ee goobta

Boocame - Fardhidin

Jidka isku xira Bocame-iyo

tuulooyinka hawdka, sida (Dan,

karinkarfood, Fardhidin iwm)

Jidcaha isku xira Armo - Qardho

Jidcadaha Kalaale - Baargaal iyo

sidoo kale Xaafuun, hurdiya

PHA

PHA & WFP

PHA & WFP

PHA & WFP

Dhir goyn

(Clear

Vegetation)

Sahamo

Jidcaha isku xira Godobjiran,

Weylo liqa, dhuuba cantuug,

Wargaduudo iyo IWM.

Jidcadaha isku xira Eyl, Gabac iyo

tuulooyinka Xeebta, sida,

(maraya, Ceelmadow, garmaal,

kabaal IWM

Jidcadaha isku xira Qundheed,

Dharinbaar , kulule, dur dura IWM

Jidcadaha isku xira Garamaal iyo

Baq baq

Jidcadaha isku xira Salaama -

Goldogob

Dhirjarista Wadada dheer ee

laamiga iyo Tirakoobka gaadiidka

Dhirgoynta Sanjilbo - Bosaso

Samayn Daraasad joogta ah

Wadada Garowe- Galkacyo

goobaha halista ah

Daraasad Wadada Bursalax -

Goldogob

Daraasad Xaaladda Guud ee

Wadooyinka Puntland

Dabagalka mashaariicaha JPLGyada

ee ka hirgalaya Gobolada

Puntland iyo' mashaariicaha kale

ee hay'adaha caalamiga ahi

maalgeliyaan

PHA & WFP

PHA & WFP

PHA & WFP

PHA

PHA

PHA

PHA

PHA

PHA

PHA

Iibin Qalab

(birta Culus)

iyo keenid

Daamur

Roller

Greider

Excavator

Bitumen Sprayer

Soo iibin Daamur 2000 fuusto

nooca MC 60/70

PHA

PHA

PHA

PHA

PHA

Mahadsanidiin

Inj. Abshir Maxamuud Muuse

Aggaasimaha Waaxda Dayactirka Wadooyinka ee Hay’adda

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!