12.07.2015 Views

Somali

Somali

Somali

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Maxaan ku caawiyaa ilmo qaba qufaciyo oof wareen?Marwalba inuu helo cabitan bada iyonasasho. Waxaa daruuri ah in aad ugaysodhakhtar.Sidaan isaga ilaaliyaa qufaca iyooofwareenka?Dadka qaba ood iska ilaaliso, gacmahaagaood dhaqdo.Afkaagana ku dabool fasaleetiama masar markaad hindhisto amaqufacdo is aanad ugu gudbini bulshadaku wehelisa. Daawada qufaca qaado umabaahnid daawada caabuqa (antibiotics).Sida kale ee laysaga difaacaa waa adigooqaata talaalka oofwareenka ama qufaca.Caadiyan talaalkaa waxaa la bixiyaabilowga Oktobar. Talaalkan waxaa habooin ay qaataaan:• Dadka da’adoodu ka wayntahay 65sano• Dadka kunool xaruma xanaanadcaafimaadka. Sida wayeelka, dadkalaxaadka la’a ama aad ubuka ee lagudaryeelo xarumahaas.• Dadka bukay muda kabadan xilbilood, waayeelka, dadka neefta qabakuwa Caateeyaha qaba (HIV) iyoku wadna xanuunka leh.• Waxaa kale oo haboon inay talaalkaaqaataan dadka shaqodoodu tahayin daryeelaan dadkaynu kor kusoosheegnay oodhan.Is aad u hesho xaruma caafimaadkabeeshaada ee lagu daweeyo qufacawaxaad eegtaa:www.flucliniclocator.org.Hadaad akhbaar intaa ka badan oo ku saabsahargabka iyo qufaca aadraadinaysana waxaa eegtaa:The US food and drug Administration.www.fda.govAmerican Lung Associationwww.lungusa.orgThe Nemours Foundation’s Center forchildren’s Health Mediawww.kidshealth.org• • •Akhbaarta ku qoran dhambaalkanwaxaa laga soo xigtay waraaqo horeoo ay qoreen hayadahan hoos ku xusan.The US food and drug administrationThe American a Lung AssociationThe Nemours Foundation’s centerfor Children’s Health Mediawww.kidshealth.org.This brochure was developed with funding fromthe Department of Health and Human ServicesOffice of Refugee Resettlement.CONTACT INFORMATION:riht@uscridc.orgU.S. Committee for Refugees andImmigrants1717 Massachusetts Ave., NWSuite 200Washington, DC 20036Phone: 202 • 347 • 3507Fax: 202 • 347 • 7177www.refugees.orgHargabka iyo qufaca(Cold and Flu - <strong>Somali</strong>) HEALTHY LIVING


Waa maxay hargabku?Hargabku wxaa cudur lakala qaadowaxaana keena saxal (viruses) wareega oohawadu sido. Waxaakale oo laga qaadaahadii aad la dhaqanto qof qaba. Caadiyanawuxuu yimaadaa marka hawadu qabowgatahay.Maxaa lagu gartaa Hargabka?Calaamadaha hargabka lagu gartaa waacunaha oo ku cuncuna iyadoo naqaskukugu adkaado, Sankoo ku cabudha, qufac,hidhiso iyo duuf.Yaa qaada hargabka intuuna hayaadadka?Hargabku caadiyan wuxuu dadkahayaa mudo laba asbuuc ah . wuxuunabadanaa kudhac caruurta. Caruurtusanadkii ilaa sideed goor ayay qaadaanhargabka. Dadka waa wayni caaddiyansanadkii laba goor ayay qaadaan haargab.Waxaan iskaga daween karaahargabka?Waxaa kaa daawaynka nasashobadan, cabitaan badan,dawooyinkafarmasiyaha waxaad u cunikartaariiraxanyada, qufaca cabudhka iyohidhisada. Hargabka looma qaato(antibiotics) dawada caabuqa loocuno.Dawada caabuqu ma dawayso hargabka.Hargabku waa saxal (viruses) iskayimaadaMaxaan ku caawiya ilmo hargabsan?Waxad ku caawin kartaa nasasho badan,cabitaan badan iyo dawada hargabka.Dawada hargabka waain aad si wacanu akhrido una siiso ilmah sidii loogutalo galay iyo mudadii loogu talo galaylaguuguna tilmaamay dawada korkeeda.Sidaan isaga ilaaliyaa Hargabka?Waxad hargabka isga ilaalin kartaa adigoofarxalashada ama fara dhqashada badiya,adigo iska dhowra taabashada badanee afka, idhaha iyo sanka. Ka dheerowdadka hargabsan si aanay hindhisadooda,qufacoodu kuu gaadhin. Adna ku hindhis, ku qufac masarka ama fasoleetigagacanta si aanad u gudbinin cudurka. Hala wadaagin weel qor hargabsan. Xoognaunadiifi meelaha la wada taabto sidaalbaabada, miisak korkiisa iyo telefonka.Qufaca ama oofwareenkaWaa maxay qufaca?Qufaca iyo oofwareenku waa xanoon sideg-dega look ala qaado. Wuxuuna leeyahaycalaamadaha hargabka wxaase udheerxumad, jidh xanuun iyo daal xad dhaafa.Markuu kugu dhaca caadiyan wuxuu qaataamudo ka dheer labada asbuuc ee hargabka.Maxaan iskaga daweeyaa ufaca amaoof wareenka?Sida ugu wanaagsani waa nasasho iyocabitaan badn ado hela. Dawada qufacaiyo oofwareenka ka iibsada farmasiyaha.

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!