13.07.2015 Views

Warbixinta xuquuqda aadanaha iyo ka mid noqoshada bulshad

Warbixinta xuquuqda aadanaha iyo ka mid noqoshada bulshad

Warbixinta xuquuqda aadanaha iyo ka mid noqoshada bulshad

SHOW MORE
SHOW LESS
• No tags were found...

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

AustralianHuman RightsCommissioneveryone, everywhere, everydaySOMALIAustraliyaanka ka soo jeeda Afrika: Warbixinta xuquuqdaaadanaha iyo ka mid noqoshada bulshada – Xaashida wadahadalka oo koobanWaxaan doonaynaa in aan ogaano waxaad u malaynaysoWaxaan doonaynaa in aan maqalo sheekooyinka la xiriira xuquuqda aadanaha iyo degitaankaama la qabsiga nolosha ee Australiyaanka ka soo jeeda Afrika oo kala jooga dafaha Australia.Waxaan doonaynaa in aan maqalo fikradaada ku saabsan waxa loo baahan yahay in la bedelosi loo sahlo in Australia la dego ama lala qabsado.Waxaan u isticmaali doonaa fikradaada xagga soo saarista warbixinta ugu dambaysa. Waxaanrajaynaynaa in warbixinta ugu dambaysaa ay saamayn ku yeellato dadka iyo ururada sameeyago’aanada isla markaana bixiya adeegyada, kana caawina bedelida aragtida dadka kale ooAustraliyaanka ah oo ku saabsan bulshada Afrikaanka.Maxay qabanaysaa xaashida wada-hadalku?Waxay bixisaa macluumaad waxayna weydiisaa dadka Afrika ka yimid (iyo qof kasta oo kale oodanaynaya) inay noo sheegaan sheekadooda, arrinta haysata iyo waxay dareen ka qabaan.Maxaad oran kartaa?Waaya-aragnimadaada iyo aragtidaadu waxay naga caawin kartaa isku duba-ridida arrimaha kamid noqoshada bulshada iyo xuquuqda aadanaha ee bulshooyinka Australiyaanka ah ee kayimid Afrika.Waxaanu weliba doonaynaa in aan adiga kaa maqalo wixii ku saabsan waaya-aragnimadaadaAustralia ee dhinacyada shaqada iyo tababarka; waxbarashada; caafimaadka iyo samaqabka;guriyeynta; nadaamka sharciga iyo cadaalada. Waxaad kaloo noo sheegi kartaa arrin kale ookasta ama dareen kale oo kasta oo aad qabto.Sidee noogu sheegi kartaa sheekadaada?• Imaw kulanka iyo kooxaha aanu qabanqaabin doono (dadka qaarkiis ayaa heli doonaturjubaano caawima si aad qayb uga qaadato)• Soo gudbi qoraal adiga oo soo qoraya (arag macluumaadka hoose)Xaggee ka heli kartaa wixii kulamada ku saabsan?• Shabakadaha bulshada ayaa ku caawimi doona si aad macluumaad u hesho• Jadwalku wuxuu ku qornaan doonaa websaytkayaga: www.humanrights.gov.au/africanauslaga bilaabo 16ka Maarso 2009 (isaga oo Ingiriis ku qoran)

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!