1ue4Fis
1ue4Fis
1ue4Fis
You also want an ePaper? Increase the reach of your titles
YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.
Dhaxalreeb - ISSN 2074-028X

Warside ka hadla aqoonta, dhaqanka, fanka iyo suugaanta.

Dhaxalreeb waa warside sannadkii soo baxa dhowr jeer oo kusoo baxa qaabab kala duwan:

Dhaxalreeb (Warsida ka hadla aqoonta, dhaqanka, fanka iyo suugaanta) waxa uu soo baxaa sannadkii

afar jeer. Gu’, Dayr, Xagaa iyo Jiilaal. Tirsigani waa kii Xagaaga 2014 ka, waxaana uu u gaar yahay

Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa 8-13 Agoost 2014.

Taxanaha Dhaxalreeb waa qoraallo aan kalgal sugan lahayn oo sannadkiiba dhowr jeer kasoo baxa

degelka redsea-online.com oo loo qaybiyo si buug elektoroonig ah. Ka eeg

http://www.redseaonline.com/ebooks.

Soo saare / Publisher:

Ponte Invisibile Edizioni

REDSEA Culture Foundation

www.redsea-online.com | admin@redsea-online.com

Tifatire guud/Editor in chief

Jaamac Muuse Jaamac, jama@jamamusse.com

Tifatire cadadkan/Guest editors of the issue

Ibraahin Yuusuf Ahmed “Hawd” and Giulia Liberatore

Wakiillada/Country representatives

Ka eeg bogga http://www.redsea-online.com/dhaxalreeb

Qoraalka ku socda tifatiraha / Articles to the editor

Email: dhaxalreeb@redsea-online.com

Buugaagta / Books for review

Jama Musse Jama

Via Pietro Giordani 4, 56123 Pisa, Italy.

Sarwirka Jaldiga / Cover Page

Mutafe Saeed

Golaha talo-bixinta iyo tifatirka / Advisory board and editorial team

Cabdalle Ducaale Wacays, Ayaan Maxamuud Cashuur, Mustafe Aadan Nuur,

Cabdalle Cismaan Shafey, Cabdillaahi Cawed Cige, Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi”,

Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”, Jaamac Muuse Jaamac, Maxamed Jaamac “Kayd”, Rashiid Sheekh

Cabdillaahi “Gadhwayne”, Xasan Cabdi Madar.

© 2014 Xuquuqda qoraalkani waxay u dhawrantahay soo saaraha wargayska.