25.12.2014 Views

Kala Sooca iyo Dhibaataynta Shaqada Ka Jira - LawHelpMN.org

Kala Sooca iyo Dhibaataynta Shaqada Ka Jira - LawHelpMN.org

Kala Sooca iyo Dhibaataynta Shaqada Ka Jira - LawHelpMN.org

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Education for Justice Fact Sheets

By Mid-Minnesota Legal Aid and Legal Services State Support

Education for Justice P.O. Box 14246 St. Paul, MN 55114

e4j@mylegalaid.org

Kala Sooca iyo Dhibaataynta Shaqada Ka Jira

Discrimination and Harassment at Work

Waa Maxay Noocyada Kala Sooca Iyo Dhibaataynta Sharci Darada Ah

Cidina si duwan kuulama dhaqmi karto ama dhibaateeya shaqaadaada sababo la xariira:

Sababahaas daraadood qof shaqo, dalacaad, mushahaar kordhin looguma diidi karo, sidoo

Isirka Xaas ahaan

Jinsiyada Qaadashada lacagta ceydha ama welfeerka “welfare”

Midabka Naafonimo

Caqiidada Da’da

Diinta Jinsi ahaan “Sexual Orientation”

Dalka aad u dhalatay (laakiin waa

lagu waydin karaa inaad sharci shaqo oo Mareykanka ah aad heysatid)

Sababahaas daraadood qof shaqo, dalacaad, mushahaar kordhin looguma diidi karo, sidoo

kale arrimo la xiriira duruufaha iyo sharciyada shaqada sabab loogama dhigan karo, lagumana

dhibaateynkaro, cayrin karo, ama hoos looguma dhigi karo darajadiisa shaqo.

Maxay Yihiin Tusaalooyin Caadiya Ee Kala Sooca Iyo Dhibaataynta

In dalacaad la siiyo qof cadaan ah midabkiisa dartiis, iyadoo dad midab kale leh oo leh

aqoon, tababar iyo hawl karnimo la mid ah kuwa qofka cad ay joogaan.

In dadka kula shaqeeya ay kugu yiraahdaan waxyaabo ay midabkaaga wax uga sheegayaan.

Maamulaha “supervisor” oo og arrimahaas laakiin aan waxba ka qaban.

Maamulaha oo ku shukaansada adigoo aan arrintaa raali ka aheyn.

Maamulaha oo kuugu hanjaba in hadii codsigiisa fulin weydid, kuu diida

dalacaad.

Maamulaha oo naag la qabo u diida dalacaad sababtoo ah isagoo u

malaynaya inay yeelan doonto uur oo fasax waydiisan doonto.

Maamulaha oo kugu qeyliya ama kuula dhaqma si ka xun sida shaqaalaha

kale sababtoo ah inaadan af-Ingiriis fiican ku hadlin.

Maamulaha oo darajadaada hoos u celiya markii da’daadu gaarto 56 sano, 20 sano

kabadanna aad ka soo shaqeynaysay kambanigaas ama hay’adaas sababtoo ah isagoo

aaminsan inaad weynaatay oo aadan aqoon ama farsamo cusub barin karin.

2013 Caawimaad dheeraad ah aad www.SomaliLawHelp.org E-7 pg. 1

Maxaan Sameyaa Haddii Aan Ahay Qof La Soocay Ama La Dhibaateeyay

Haddii aad tahay qof shaqada lagu faquuqay ama lagugu dhibaateeyay sababo la xariira

asalkaaga, jinsigaga, diintaada iwm, waa inaad usoo sheegtaa qofka ku dhibaateeyay in u

waxaas joojiyo. Hadii qofkaasi dhibaatada sii wado, waa inaad maamulka u sheegta. Qoraal

arrintaas ku gudbi qoraal, koobina ka sameyso qoraalkaas.

Maxaan Ka Samayn Karaa Kala Sooca Ama Dhibataynta

Qor waxyaabaha aad dhibsatid ee kugu dhaca.

Qor taariikhda, saacadda iyo magaca qofkasta oo goobta joogay.

Qor waxa maamulku kugu yiraahdo.

Horjoogahaaga qoral ugu soo sheeg welwelka aad ka qabto faquuqa ama

dhibaataynta

Ma Dhibaataa Iga Soo Gaari Karta Hadaan Dacwoodo

Maya. Meesha aad ka shaqaysid kuguma dhibaatayn karto dacwadda aad ka sameysay

cunsurinamada iyo dhibaatada kale ee lagugu hayo daraadeed.

Mararka qaarkood waa ay adagtahay waxa ay yihiin faquuqa ama dhibaataynta, iyo waxa

aYan ahayn. Haddii ay kula tahay in adiga lagaa faquuqay ama lagu dhibaateeyay, wac mid

ka mida hay’adaha hoos ku xusan.

Dacwadda faquuqa ama dhibaataynta waxa laga xareeyay muddo waqti ah kaddib marka uu

falka uu dhacay.

Minnesota Department of Human Rights

Equal Employment Opportunity Commission

Freeman Building 330 South 2 nd Ave., Suite 430

625 Robert St. North Minneapolis, MN 55401

St. Paul, MN 55155 Phone: (612) 335-4040

Phone: (651) 539-1100 or 1-(800) 657-3704 TTY: (612) 335-4045

TTY: (651) 296-1283

www.eeoc.gov

www.humanrights.state.mn.us

Minneapolis Department of Civil Rights

City Hall, Room 239

350 South 5 th St

Minneapolis, MN 55415

Phone: (612) 673-3012

TTY: (612) 673-2044

www.ci.minneapolis.mn.us/citywork/civilrights/commission.html

Si aad u hesho Waxyaabo kale oo Legal Aid Society ah, oo eey ku jiraan warqaddaha xaqiiqda ee lagu sheegay

dukumiintgan, aad www.lawhelpmn.org/LASMfactsheets.

To find your local legal aid office by county go to www.lawhelpmn.org/resource/legal-aid-offices

Waraaqa waa xog ururin dhinaca qawaaniinta ah MAAHA talo bixin qaanuun. Looyar u tag si aad talo bixin u

hesho.

Ha isticmaalin waraaqahan xog ururinta ah hadii ay taariikhdeedu 1sand ka badantahay. Nas soo waydiiso mid sugan oo

cusub, liiska waraaqaha xog ururinta, ama qaab kale oo lagu heli karo.

© 2013 Mid-Minnesota Legal Aid. Qoraalkan waa laga faa’iidaysan karaa dibna waa loo isticmaali karaa iyada oon si ganacsi ahaana looga

faa’iidaysan doonin. Xuquuqdoo dhamina anagaa iska yeelanay. War bixintani waa in ay dhamaanteed cobi ahaan ku sugnaato.

Dibusoo saaridda, qaybinta, iyo in ay ka reebantahay in loo isticmaalo dhinaca ganacsi ahaan waa ka xaaraan.

E-7 pg. 2

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!