11.07.2015 Views

Shir Beesha Cumar maxamuud oo kadhacayay ... - SomaliTalk.com

Shir Beesha Cumar maxamuud oo kadhacayay ... - SomaliTalk.com

Shir Beesha Cumar maxamuud oo kadhacayay ... - SomaliTalk.com

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Shir Beesha Cumar maxamuud oo kadhacayay beertaAmiir Maxamuud Yuusuf Ciise ee GaalkacyoShirkan oo uu gudoominayey Garaad Maxamed Cilmi Shirwac oo ahaa Isimka ugu weyn Isimada joogayisla markaasna wakiil rasmiya ka ahaa Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo Hawlo shaqo uga uga maqnaashirka.

Shirkan aadka loo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen Ganacsato iyo waxgarad dalka dibadiisakayimid ayaa aad loogu lafa guray muhiimada midnimada beesha iyo dhinaca horumarka sidiideegaanada beesha looga hirgalin lahaa.

Isimadii halkaa kahadlay oo uu ugu horreeyo Garaad Maxamed Cilmi Shirwac, Amiir Maxamuud YuusufCiise, iyo Caaqil Abdiwahaab Maxamuud Gurey, waxay dhamaan isamadu kahadleen In aan marna laganasan lagana daalin sidii ay ku suurto geli lahayd soo celintii midnimada Beesha Cumar Maxamuud, nafiyo maalbana loogu garab istaagi lahaa

Waxaa sidoo kale goobta kahadlay siyaasiyiin ay kamid ahaayeen Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab)Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac, oo dhamaantood xusay muhiimada aymidnimadu leedahay.

Gaba gabadii shirku wuxuu kusoo idlaaday is afgarad iyo jawi wanaagsan, waxaana ka midaqodoba hoosta laga xarriiqay in amniga dhulka beeshu degto la wada ilaaliyo, horumarkiisanalaga wada sheqeeyo iyadoo lugu dadaalayo isku xirnaanta beesha.

Waxaa kaloo la isku raacay in beeshu hormuud ka noqoto midnimada guud ee gobolka, Nabadaiyo iskaashiga beelaha kale ee reer Puntland iyo kuwa Soomaaliyeedba, hannaankadawladnimadana lawada ilaaliyo.Waxaa soo tabiyayMohamed AhmedKala xiriir email:afeeysons@gmail.comFaafin: SomaliTalk.com | March 16, 2012

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!