09.07.2015 Views

PDF Somali brochure - Family Planning Queensland

PDF Somali brochure - Family Planning Queensland

PDF Somali brochure - Family Planning Queensland

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

SOMALIWaa maxayka-hortaggauur-qaadiddaDegdegga ah?Ka-hortagga uur-qaadidda degdegga ahwaxaa loo adeegsan karaa inayyarayso khatarta uurka ka dibgalmo aan layska ilaalin.Ka-hortagga uur-qaadidda degdegga ah waxaa helikara haweenka khatarta ugu jira uur-qaadidda aanla-doonayn ka dib isutagga galmada.Ka-hortagga uur-qaadidda degdegga ah wuxuuu shaqeeyaa:dasagoo daahiya ugxan-samaynta (soo-dayntaukumaha ee ugxan-sidaha)ka-hortagidda bacriminta asagoo yareeyadhaqdhaqaaqa minada ilmo-galeenka dhexdiisaiyo tuubooyinka Fallopian-ka asagoo ku keenaisbaddallo dusha sare ee ilmo-galeenka(makaanka), kaas oo ka-hortaga abuur-middaugxan bacrisan.Hababka Ka-hortagga uur-qaadidda degdegga ah oolaga helo Australia waa:Kiniiniyada ka-hortaga uur-qaadidda, oo badanaaloo yaqaan kiniiniyada subaxda-ka-dib, waa kuwa uguwaxtarka badan haddii la qaato 24 saac ka dib galmoaan layska ilaalin, hase ahaatee waxaa la adeegsankaraa ilaa 5 maalmood ka dib. Sidii dhaqso looqaataba way ka sii fiican tahay.Kiniiniyada ka-hortaga uur-qaadidda, waxaa lagahelaa badiba farmashiyada, ayagoon lahayn rijeeto(warqadda dhaqtarku daawada ku qoro). Waxaakaloo laga heli karaa kilinikada FPQ iyo adeegyadacaafimaadka galmada ee kaleeto.Qalabka ka-hortaga uur-qaadidda naxaasta ah ooilmo-galeenka la gasho (IUD) waxaa la gelin karaailaa 5 maalmood ka dib galmo aan layska ilaalinasagoo ah doorasho ka-hortagaha uur-qaadiddadegdegga ah oo waxtarka ah. IUD uma fiicnahaweenka oo dhan.IUD-yada waxaa laga helaa kilinikada FPQ, dhaqaatiirtaqaarkood, dhaqtarka haweenka iyo kilinikadabacriminta.XuubkaXuubku waa fur cinjir ah oo u e’g qubadda, oo lageliyo siilka inta ay socoto isutagga galmada ama kadib galmada si loo yareeyo khatarta uur-qaadidda.Xuubabka waxaa laga helaa ayagoo qiyaaso kaladuwan ah waxaana jira laba nooc oo lahelo – arcing ama coil spring.Xuubku wuxuu u shaqeeyaa:asagoo la geliyo siilka si uuu daboolo afka-siilka, kaasoo keena xayndaab ka ilaaliyaminada inay gasho ilmogaleenka(makaanka) ka dib biyobaxa.Xuubabka waxaa laga gadan karaa kilinikada FPQ iyobadiba farmishiyaasha isla markii qiyaasta saxda ahiyo nooca la ogaado.Ma-dhalays Ka-dhigiddaMa-dhalays-ka-dhigidda waa hab joogto ah eeka-hortagga uur-qaadidda. Ma-dhalays-ka-dhigiddadheddiga waxaa ka mid ah xiridda tuubooyinkaFallopian-ka si loo joojiyo marinka ugxanta. Hababkaqalliinka iyo kuwa aan qalliinka ahaynba waa la helaa.Ma-dhalays-ka-dhigidda labka (vasectomy) waxaa kamid ah qalliin lagu sameeyo faaska deferens-ka silooga owdo marinka minada.Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan ma-dhalayska-dhigiddawaxaa laga helaa kilinikada FPQ amadhaqtarkaaga.Hababka dabiiciga eeka-hortagga uur-qaadiddaHababka dabiiciga ah ee ka-hortagga uur-qaadiddakuma xirna adeegsiga hoormoonada ama qalabkawaxaana ka mid ah kuwaan soo-socda:Qorshaynta Qoyska ee Dabiiciga ah (NFP) ooadeegsata wacyi-gelinta wejiyada bacriminta ee ka jirtawareegga caadada taas oo muujinaysa markii isutaggagalmada layska ilaaliyo si looga hortago uur-qaadidda.Macluumad dheeraad ah iyo xiriirada degaanka waxaalaga heli karaa www.nfpprog.com ama www.acnfp.com.au.Naas-nuujinta – Amenorrhoea Caana-samaynta(LAM) waa u adeegsiga naas-nuujinta sidii habkaka-hortagga uur-qaadidda ee haweenka kuwaas ooyeesha shuruudaha soo-socda:si buuxda ilmaha u nuujinaya ayagoon ilmahasiinayn wax kaabid cunto ah ama caano ahilmo dhalay in ka yar 6 bilood ee la soo dhaafaymuddooyinkii caadada oo aan soo noqonNaas-nuujintu waxay saamayn ku leedahay soosaaristahoormoonada kuwaas oo yareysa fursadda dhiciddaugxan-samaynta (ukun soosaarka), sidaas darteedyaraynaysa fursadda uur-qaadidda.Wixii macluumaad dheeraad ah iyo talooyin kala xiriirkilinikada FPQ.Ka-bixintu Ka-bixintu waa hab ka-hortagga uurqaadiddahalkaas oo uu ninku uu guskiisa ka soo saaro(ka soo bixiyo) siilka haweenta ka hor intuusan biyobixin.Waxaa kaloo loo yaqaan coitus interruptus.Waxaa jira qaabab ka-hortagga uur-qaadidda oo waxtarbadan leh habkaani badanaa laguma taliyo.Xusuusnow…Xataa haddii aadisticmaalayso habkale oo ka-hortagiddauur-qaadidda, keliyakoondhoomyada ayaakeena iska ilaalintauur-qaadidda aan ladoonayn iyo STIs.Halkee lagahelaa caawimaadiyo talooyinku saabsanka-hortagiddauur-qaadiddaKilinikada QorshayntaQoyskaKilinikadaCaafimaadkaGalmadaXaruumaha CaafimaadkaHaweenkaXaruumaha CaafimaadkaDhalin-yaradaDhaqtarka degaankaagawww.fpq.com.au/publications.phpKa eeg www.fpq.com.au amala xiriir mid ka mid ah goobahasoo-socda:Brisbane 07 3250 0240Cairns 07 4051 3788Townsville 07 4723 8184Rockhampton 07 4927 3999Bundaberg 07 4151 1556Sunshine Coast 07 5479 0755Gold Coast 07 5531 2636Ipswich 07 3281 4088Toowoomba 07 4632 8166AfeefFamily Planning Queensland (FPQ) waxay samaysay daryeel kasta si ay u hubisoin macluumaadka ku jira daabacaadan uu sax yahay uuna cusub yahay (jiro)waqtiga la daabacay. Maaddaama macluumaadka iyo aqoontu ay si joogtoah isu baddalayaan, aqristeyaasha waxaa si xooggan lagula talinayaa inayxaqiijiyaan in macluumaadku la socdo cilmi-baarista casriga, shuruucda iyo habraacyadaqorsheyaasha. FPQ ka qaadi mayso wax masuuliyad ah dhibaatooyinkauga iman kara natiijooyinka qofka ku dhaqma waanooyinka iyo talooyinka ku jira.Family Planning Queensland ©Version 3 / June 2008P: 6/2012 10moo lagu maalgeliyeycaawimaad laga helayKa hel FPQxaqiiqooyinkaKu saabsanka-hortagiddauur-qaadiddaKala-doorashooyinkaka-hortaggauur-qaadiddaOo loogu talagalay caafimaadkagalmada iyo taranka

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!