12.07.2015 Views

PDF Somali printable A4 version - Family Planning Queensland

PDF Somali printable A4 version - Family Planning Queensland

PDF Somali printable A4 version - Family Planning Queensland

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Waa maxayka-hortaggauur-qaadiddaDegdegga ah?Ka-hortagga uur-qaadidda degdegga ahwaxaa loo adeegsan karaa inayyarayso khatarta uurka ka dibgalmo aan layska ilaalin.Ka-hortagga uur-qaadidda degdegga ah waxaa helikara haweenka khatarta ugu jira uur-qaadidda aanla-doonayn ka dib isutagga galmada.Ka-hortagga uur-qaadidda degdegga ah wuxuuu shaqeeyaa:dasagoo daahiya ugxan-samaynta (soo-dayntaukumaha ee ugxan-sidaha)ka-hortagidda bacriminta asagoo yareeyadhaqdhaqaaqa minada ilmo-galeenka dhexdiisaiyo tuubooyinka Fallopian-ka asagoo ku keenaisbaddallo dusha sare ee ilmo-galeenka(makaanka), kaas oo ka-hortaga abuur-middaugxan bacrisan.Hababka Ka-hortagga uur-qaadidda degdegga ah oolaga helo Australia waa:Kiniiniyada ka-hortaga uur-qaadidda, oo badanaaloo yaqaan kiniiniyada subaxda-ka-dib, waa kuwa uguwaxtarka badan haddii la qaato 24 saac ka dib galmoaan layska ilaalin, hase ahaatee waxaa la adeegsankaraa ilaa 5 maalmood ka dib. Sidii dhaqso looqaataba way ka sii fiican tahay.Kiniiniyada ka-hortaga uur-qaadidda, waxaa lagahelaa badiba farmashiyada, ayagoon lahayn rijeeto(warqadda dhaqtarku daawada ku qoro). Waxaakaloo laga heli karaa kilinikada FPQ iyo adeegyadacaafimaadka galmada ee kaleeto.Qalabka ka-hortaga uur-qaadidda naxaasta ah ooilmo-galeenka la gasho (IUD) waxaa la gelin karaailaa 5 maalmood ka dib galmo aan layska ilaalinasagoo ah doorasho ka-hortagaha uur-qaadiddadegdegga ah oo waxtarka ah. IUD uma fiicnahaweenka oo dhan.IUD-yada waxaa laga helaa kilinikada FPQ, dhaqaatiirtaqaarkood, dhaqtarka haweenka iyo kilinikadabacriminta.XuubkaXuubku waa fur cinjir ah oo u e’g qubadda, oo lageliyo siilka inta ay socoto isutagga galmada ama kadib galmada si loo yareeyo khatarta uur-qaadidda.Xuubabka waxaa laga helaa ayagoo qiyaaso kaladuwan ah waxaana jira laba nooc oo lahelo – arcing ama coil spring.Xuubku wuxuu u shaqeeyaa:asagoo la geliyo siilka si uuu daboolo afka-siilka, kaasoo keena xayndaab ka ilaaliyaminada inay gasho ilmogaleenka(makaanka) ka dib biyobaxa.Xuubabka waxaa laga gadan karaa kilinikada FPQ iyobadiba farmishiyaasha isla markii qiyaasta saxda ahiyo nooca la ogaado.Ma-dhalays Ka-dhigiddaMa-dhalays-ka-dhigidda waa hab joogto ah eeka-hortagga uur-qaadidda. Ma-dhalays-ka-dhigiddadheddiga waxaa ka mid ah xiridda tuubooyinkaFallopian-ka si loo joojiyo marinka ugxanta. Hababkaqalliinka iyo kuwa aan qalliinka ahaynba waa la helaa.Ma-dhalays-ka-dhigidda labka (vasectomy) waxaa kamid ah qalliin lagu sameeyo faaska deferens-ka silooga owdo marinka minada.Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan ma-dhalayska-dhigiddawaxaa laga helaa kilinikada FPQ amadhaqtarkaaga.Hababka dabiiciga eeka-hortagga uur-qaadiddaHababka dabiiciga ah ee ka-hortagga uur-qaadiddakuma xirna adeegsiga hoormoonada ama qalabkawaxaana ka mid ah kuwaan soo-socda:Qorshaynta Qoyska ee Dabiiciga ah (NFP) ooadeegsata wacyi-gelinta wejiyada bacriminta ee ka jirtawareegga caadada taas oo muujinaysa markii isutaggagalmada layska ilaaliyo si looga hortago uur-qaadidda.Macluumad dheeraad ah iyo xiriirada degaanka waxaalaga heli karaa www.nfpprog.com ama www.acnfp.com.au.Naas-nuujinta – Amenorrhoea Caana-samaynta(LAM) waa u adeegsiga naas-nuujinta sidii habkaka-hortagga uur-qaadidda ee haweenka kuwaas ooyeesha shuruudaha soo-socda:si buuxda ilmaha u nuujinaya ayagoon ilmahasiinayn wax kaabid cunto ah ama caano ahilmo dhalay in ka yar 6 bilood ee la soo dhaafaymuddooyinkii caadada oo aan soo noqonNaas-nuujintu waxay saamayn ku leedahay soosaaristahoormoonada kuwaas oo yareysa fursadda dhiciddaugxan-samaynta (ukun soosaarka), sidaas darteedyaraynaysa fursadda uur-qaadidda.Wixii macluumaad dheeraad ah iyo talooyin kala xiriirkilinikada FPQ.Ka-bixintu Ka-bixintu waa hab ka-hortagga uurqaadiddahalkaas oo uu ninku uu guskiisa ka soo saaro(ka soo bixiyo) siilka haweenta ka hor intuusan biyobixin.Waxaa kaloo loo yaqaan coitus interruptus.Waxaa jira qaabab ka-hortagga uur-qaadidda oo waxtarbadan leh habkaani badanaa laguma taliyo.


Dhexgelinta ka-hortaggauur-qaadidaha – Implanon®Implanon® waa bir yar oo jilicsan, taas oo ladhexgeliyo maqaarka gacanta sare hoosteeda. Islamarkii la dhexgeliyo waxay si tartiibtartiib ah ku soodaysaa progestogen (taas oo la mid ah hoormoonkaprogesterone, taas oo si dabiiciyan ah uu u soo saarojidhka dheddigu) marinada dhiigga si looga hortagouur-qaadidda ilaa 3 sano.Implanon® waxay u shaqeysaa ayadoo:ka-hortagta ugxan samaynta (soo daynta ukuntaee ugxan-sidaha)adkaysa dhusa sare ee afkasiilka si aysan minadu u soogalin karin ilmo-galeenka(makaanka)baddasha dusha sare eeilmo-galeenka, taas ooka dhigaysa inaysan kuhabboonayn uur-qaadid.Implanon® waxaa laga helaa kilinikada FPQ amadhaqtarada kale iyo dhaqaatiirta haweenka kuwaas ootababar ku qaba dhexgelinta iyo ka-saaridda Implanonee jidhka.Qalabka intrauterine-ka soodaaya-Progestogen – Mirena®Mirena® waa qalab yar oo u e’g qaabka-T oo kasamaysan balaastiig. Waxaa ku jira hoormoonkaprogestogen-ka, kaas oo muddo ka dib la soo daayo.Waxaa lagu xiraa gudaha ilmo-galeenka (makaanka),halkaas oo ay ku soo dayso progestogen si loogahortago uur-qaadidda ilaa shan sano.Mirena® waxay u shaqeysaa ayadoo:adkaysa dhusa sare ee afkasiilka si aysan minadu u soogalin karin ilmo-galeenkabaddasha dusha sare eeilmo-galeenka, taas oo kadhigaysa inaysan ku habboonaynuur-qaadid.Mirena® waxaa laga helaa kilinikada FPQ, dhaqaatiirtahaweenka iyo dhaqaatiirta qaarkood.Qalabka Ka-hortaggaUur-qaadidda ee intrauterineNaxaasta ah (IUD)IUD waa qalab yar kaas oo laguxiro gudaha ilmo-galeenka. Waxaajira laba nooc copper IUDs ooAustralia laga helo –Multiload Cu375® iyo Copper T 380A®. Waxaaloo adeegsan karaa sidii ka-hortagahauur-qaadidda ilaa 5 ama 8 sano say ukala horreeyaan. Labaduba waxay ka samaysan yihiinbalaastiig iyo naxaas.Both are made of plastic and copper.IUD waxay u shaqeysaa ayadoo:ka-hortagta in minadu ku dhexsocotoilma-galeenka oo u gudubto ugxanta bacrisan(ukunta)ka-hortagta abuuridda ugxanta bacrisan (ukunta)IUD waxaa laga helaa kilinikada FPQ, dhaqaatiirtaqaarkood, dhaqaatiirta haweenka iyo kilinikadataranka.Kondhoomyada –lab iyo dheddigKondhoomka labka waa qalab ka samaysanpolyurethane ama cinjir ku dul-duubanguska kacsaday ka hor galmada siilka,futada iyo afka ah.Kondhoomka dheddigu waa qalabka samaysan polyurethane, ilaa15 santiimitir dherer le’eg, kaasoo la geliyo siilka ka hor isutaggagalmada.Kondhoomyadu waxay u shaqeeyaan:sidii xayndaab jireed kaas oo ka joojiyadheecaanka jidhka, sida shahwada iyodheecaanka siilka, inay isaga gudbaan labadarafiiq ee galmada.hal mar uun baa la isticmaalikaraa.-Xusuusnow…Xataa haddii aadisticmaalayso habkale oo ka-hortagiddauur-qaadidda, keliyakoondhoomyada ayaakeena iska ilaalintauur-qaadidda aan ladoonayn iyo STIs.Koondhoomyada labka waxaa laga helaa kilinikadaFPQ, farmishiyeyaasha, subar-maarkidyada iyomashiinada fendingka. Waxay ku yimaadaan qaaban,dooqyo, samaysan, qiyaaso iyo midabo kala duwan.Koondhoomyada dheddiga waxaa laga helaakilinikada FPQ iyo qaar ka mid ah adeegyadacaafimaadka ee kale.

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!