11.07.2015 Views

Maandooriyaha qaadka iyo mushkiladihiisa - SomaliTalk.com

Maandooriyaha qaadka iyo mushkiladihiisa - SomaliTalk.com

Maandooriyaha qaadka iyo mushkiladihiisa - SomaliTalk.com

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

5Ugu danbayntiiDagaalka jiritaanka soomaali lugu hayo wuu badan yahay, laakiin waxaa ugu halis badandagaalka maandooriyaha Qaadka oo ay Kenya iyo Itoobiya kuhayaan Soomaaliya iyoSoomaali oo dhan. Bil walba waxay qaataan malaayiin dollar kadibna kusoo badalaankumannaan kun oo tan oo sun ah, suntaasoo aan ku ekaanayn qofka cuno oo qudha eesaaqayso bulshadoo dhan iyadoo usaaqi dhinac walba, dhibaatooyin ba’anna ugaysanaysobulshada ama xag caafimaaq ha noqoto ama xag qoys ama xag dhaqaale ama xagnabadgalyo iyo waliba mustqabal ahaan maxaa yeelay jiilal dhan oo aad ufara badan ayaabaaba’ayo. Waxaa la barbar dhigi karaa musiibadaas qaadku, dagaalkii mukhadaraadka eedhaxmaray Shiinaha iyo Ingiriiska ee loo yaqaannay The opium wars ee kala dhacay 1839-1842 iyo 1856-1860 kii.Waa muhiim inay dadka indheergaradka ah ayagoo la kaashanayo hay’adaha caalamka eeladiriro maandooriyayaasha inay tallaabo ka qaadaan suntaas cagaaran ee umadda xididdosiibka kuhayso, maadaamma ayna nidaamyo ama dawlado soomaaliyeed oo wax kaqabankaro arrintaa amaba fahmi karaba baaxadda dhibaatadaas halista ku ah jiritaankeenna aynajirin muddooyinkanna aan lasugayn. Culimada islaamka waa inay kadhigtaan ladagaallankamaandooriyahan hadafkooda koowaad, maxaa yeelay haddaan bahalkaa meel lasaarin oonloo arag sun halisa oo ka soo dajiya aan lala dagaallamin, oo ka sii gada aan tallaabo lagaqaadin, oon ka cuna aan la ehbin lana dawayn wallee jinsiga soomaaligu meel fool xun iyohaadaan dheer buu kusocdaa, waa hadduusanba hore kudhicine.Qore:Axmed-shil Muxumedahmedshil@yahoo.comBorlänge, Sweden

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!