18.09.2013 Views

Kannibalkvinden Somaliske eventyr og fabler - Silkeborg Bibliotekerne

Kannibalkvinden Somaliske eventyr og fabler - Silkeborg Bibliotekerne

Kannibalkvinden Somaliske eventyr og fabler - Silkeborg Bibliotekerne

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Markii ay dhagdheer erayadii ku celcelisay ayey cabsootay gabadhi:"Hooyo caruurta waan

soo saarayaaye ha cunin".

Caruurtii ayey soo saartay, habeenkiina dadqalatadii way barisay. Subaxnimadii markay

ahayd ayey tidhi dhagdheer, "Yaan u xiiraa inankooda?"

Nacastiiba tidhi "Inankayaga u xiir".

"Hablaha! midayna xaabo doon, midayna biyo doon",

ayey ku amartay dadqalatadii.

"Inankayagu biyaha ayuu ila doonayaa, fariidii ayaa tidhi. Waanu raacay. Nacastiina

kaligeed ayey xaabadii doontay oo inankoodii way qalatay. Iyana markay timid ayey

cuntay.

Labadii biyaha doonay way baxsadeen, dabadeed habartii ayaa eryatay. Ayagoo ordaya

ayey arkeen Mas Weyn oo dabadiisa iyo madaxiisu isu kala Jiro meesha cirka iyo dhulku

iskahaystaan.

"Masow meel no bannee cadow ayaa na eryanayee". ayey caruurtii waydiisteen.

"Hadaydaan ciid iyo saxarnna igu duulinayn iga talaabsada". ayuu maskii ku celiyey.

Dabadeed waxba kumay tuurin ee way ka gudbeen. Dhagdheer oo ordaysa ayaa iyana

maskii soo gaadhay, intii inleeg ayey isyidhaahdeen, laakiin dadqalatadii ciid iyo saxarba

way ku daadisay maskii, dabadeed wuu cunay.

Markaa Caruurtii waxay ku heeseen:

"Dhagdheer dhimatoo dhulkii nabadee"

"dadoo ma isu soo dhawaanaa?"

www.silkeborgbibliotekerne.dk/børn+og+unge/somaliske+fabler 13

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!