26.07.2014 Views

Somalia was in a political chaos and civil strife since ... - Somali Talk

Somalia was in a political chaos and civil strife since ... - Somali Talk

Somalia was in a political chaos and civil strife since ... - Somali Talk

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

SOMALI COALITION FOR FREEDOM

OF EXPRESSION (SOCFEX)

Xaaladda xoriyadda Saxaafadda ee Soomaaliya

08 Saxafi/Maamul ayaa la dilay 42 Saxafi oo la xiray

05 Saxafi ayaa la dhaawacay 37 Saxafi oo la weeraray

SAXAFIYIIN

La dilay

La dhaawacay

La xiray

La weeraray

Loo hanjabay

La afduubtay

La jir dilay

XARUN

WARBAAHIN

La Xiray

La Duqeeyay

La Weeraray

Loo hanjabay

La joojiyay

Somali Coalition for Freedom of Expression (SOCFEX)

Press Freedom Monitoring Section

Mogadishu - Somalia

Faahfaahin dheeraad ah, kala xiriir Xiriiriyaha Somali Coalition for Freedom of

Expression (SOCFEX) Osman Moalim, Wadada Maka Al-mukarama, Ka soo horjeedka

Dhismaha Tre Piano, Degmada Hodon, Mogadishu - Somalia

Tel: +252 1 850 040 / 236 012

E-mail: socfex@yahoo.com

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

HORDHAC

Soomaaliya waxay qalalaase siyaasadeed iyo dagaallo sokeeye ku jiray laga soo bilaabo

sanadkii 1991-kii markaas oo la riday xukuumadii keli-taliska ahayd ee Gen. Maxamed

Siyaad Barre, Saxaafadda oo markii hore gacanta ugu jirtay dowladda ayaa isu bedeshay inay

noqoto mid madax bannaan oo inteeda badan ay leeyihiin shirkado iyo dadka caadiga ah.

Ma sahlana sida ay warbaahin ugu shaqeyn karto xaalad la mida tan Soomaaliya tiiyoo aanay

jirin nidaam awood leh oo dalka gacanta ku wada haya isla markaana dhowraya madax

bannaanida saxaafadda, waxaana mar waliba xukunka ku loolamaya kooxo iska horjeeda iyo

garabyo loolan ka dhaxeeyo.

Sanadka 2007-da wuxuu noqday sanadkii badnaa ee dhiigga saxaafadda la daadiyo, nasiib

darraduna wuxuu la kowsaday iyadoo ay dalka gaar ahaan Koonfurta Soomaaliya qabsadeen

ciidamada dowladda KMG ah oo ay taageerayaan kuwa Itoobiya, waxayna awoodda kala

wareegeen maxkamadihii Islaamiga oo muddo lix bilood ah gacanta ku hayay Koonfurta

Soomaaliya.

Saxaafadda madaxa bannaan waxay gashay xaalad cakiran oo halis miiran ah waxayna

dhexda u gashay dagaallo joogto ah oo u dhaxeeya ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa

dowladda KMG ah oo dhinac ka soo jeeda iyo xoogaggii Maxkamadaha Islaamiga oo

dhinaca kale ah, taasoo keentay inay la kulmaan dhibaatooyin isugu jira dil, xarig, jirdil,

handadaad iyo waliba duqeyn qaar ka mida xarumaha warbaahinta. iyadoo sanadka 2007-da

oo qura la dilay 8 saxafiyiin oo isugu jira maamul iyo weriyeyaal.

Warbixinta soo socota waxay si faahfaahsan uga hadleysaa tacadiyadii kala duwanaa ee

sanadka 2007-da soo food saartay saxaafadda iyo saxafiyiinta Soomaaliya, waxaana isku soo

duba riday Isbaheysiga SOCFEX oo u ololeeya difaaca Madax bannaanida saxaafadda,

fekerka xorta iyo horumarinta dimqoraadiyadda.

Ujeedada aanu ka leenahay warbixintan waa inay sawir cad ka bixiso xaaladda halista ah ee

ay ku dhex shaqeynayaan ragga iyo haweenka ku howlan Saxaafadda, warbixinta oo ka

kooban dhacdooyinkii tacdiyada ahaa ee lagula kacay saxaafadda, waxay kaloo bixineysaa

waxyaabihii soo ifbaxay iyo soo jeedin, waxaana soo ururiyay isla markaana soo diyaariyay

isbaheysiga xoriyatul qowlka Soomaaliya SOCFEX.

Isbaheysiga SOCFEX waa isu tag aan faa’iido doon iyo dowli ahayn ujeedadiisuna tahay

hirgelinta xoriyadda fikirka iyo u ololeynta xuquuqda qofka Soomaaliga iyo ururradu u

leeyihiin inay fikirkooda si xor ah u cabiraan una soo bandhigaan iyagoo aan cidna ka

baqeynin.

Isbaheysiga waxaa la dhisay Bishii Ogost 2005-ta, waxaana wada dhistay oo isugu tegay

Dallad ka kooban 48 urur oo isugu jira dhammaan bulshada qeybaheeda kala duwan sida:

Saxaafadda, ururada Bulshada, ururada xuquuqda aadanaha, ururada Waxbarashada,

farshaxanka iyo ururada mihnadleyda ah.

Iyadoo laga duulayo halista sii kordheysa ee ku timid madax bannaanida fekerka iyo

cadaadiska lagu hayo saxaafadda, ururada u dooda xuquuqda aadanaha, dadka nabadda u

dhaqdhaqaaqa iyo aqoonyahanada xirfadda leh ayna ugu wacan tahay sharci la’aanta iyo

fowdada muddada ka jirtay Soomaaliya ayuu dhashay isbaheysigan.

- 2 -

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

Ujeedooyinka Isbaheysiga SOCFEX waxaa ka mida:

• In isha lagu hayo lana ururiyo dhibaatooyinka lagula kaco saxafiyiinta iyo saxaafadda

guud ahaan Soomaaliya si ay ula socdaan xubnaha isbaheysiga iyo beesha caalamka.

• In la taageero qof ahaan iyo urur ahaan dadka iyagoo fikirkooda cabiraya dhibaato ka

soo gaarto.

• Hirgelinta madax bannaanida warbaahinta guud ahaan Soomaaliya iyo dadka lagu

wacyi geliyo doorkaa muhiimka ah ee saxaafadda madaxa bannaan ka qaadan karto

horumar sal adag kuna dhisan nabadgelyo iyo diqmoraadiyad sharcigu hago oo dalka

ka hirgasha.

• In galaangal loo sameeyo sidii loo xaqiijin lahaa damaanad qaadka madax bannaanida

fekerka xorta ah iyo saxaafadda iyadoo loo marayo hay’adaha sharciga ah.

• In la gaaro laguna shaqeeyo heerka ugu sareeya ee anshaxa saxaafadda iyo dhowrista

mihnada saxaafadda, iyadoo loo marayo qabashada tababarro saxaafadeed iyo

waxbarasho.

• In ururada caalamiga ah lagu soo xiro sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen xaqiijinta

difaaca xoriyadda fekerka Soomaaliya.

WARBIXINTA OO KOOBAN

Waxaa la dilay 8 saxafi iyo howlwadeen saxaafadeed isugu jira, waxayna

dhammaantood ku dhinteen dilal qorsheysan iyo weerar lagu soo qaaday iyadoo

howshooda saxaafadeed lagu beegsanayo. Waxaa la dhaawacay 5 saxafi oo falalka

lagu dhaawacay ay ahaayeen kuwo lagu beegsaday oo weerar ahaa sida in xarumihii ay

ka shaqeynayeen la duqeeyay iyo weerarro toos ah oo lagu qaaday.

Waxaa la xiray 42 saxafi oo midka ugu yar uu xabsiga ku jiray 24 saacadood kan ugu

dheerna wuxuu xirnaa Laba bilood, waxayna ka siman yihiin in sababta loo xiray ay

ahayd iyagoo saxafiyiin ah oo xaqiiqada ay sheegayaan u cuntami weysay hadba

awoodda meeshaasi ka jirta. (waxaa xilligan xabsiga ku jira oo sanadka 2008-da Bisha

Janaayo xabsiga saddex saxafi).

Waxaa la jir dilay oo jirkooda dhibaato la gaarsiiyay saxafiyiin badan oo qaarkood ay

dhaawacyadoodu ahaayeen kuwo culus, halka qaarka kale ay la kulmeen jirdil bareer

iyo qalabkoodii shaqo oo la waxyeelay ama lagala wareegay. Waxaa hanjabaad iyo

cabsi gelin la kulmay saxafiyiin aan yareyn oo kuwooda ugu daran loogu galay

xarumahoodii shaqada, rasaasna lagu furay goobahii ay ka howl galayeen.

Waxaa dalka isaga baxay oo naftooda kala cararay 58 saxafi oo intooda badan gaaray

Nairobi, Kampala iyo Jabuuti, waxaana 24 weriye oo megangalyo u doontay

Magaalada Hargeysa ku dhacday in mar kale laga eryo halkaasi.

Waxaa la duqeeyay oo aan kala sooc lahayn madaafiic ugu dhaceen saddex Idaacadood

oo Muqdisho ku yaala, laba saxafi ayaana ku dhaawacmay mid ka mida duqeyntaasi.

Waxaa hanjabaad aan kala go’ lahayn lagu hayay xarumaha warbaahinta waxaana inta

la diiwaan geliyay ay gaarayaan 57.

- 3 -

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

Shaxda warbixinta oo kooban

SAXAFIYIINTII LA DILAY/KHAARIJIYAY 2007-da

NO. MAGACA HAY’ADDA GOOBTA TAARIIKH

1. Cali Maxamed Cumar Radio Warsan (Radio Baidoa February

presenter and reporter)

2. Maxamed Cabdulaahi Radio Voice of Peace Galkaio May

Khaliif

(Radio contributor)

3. Abshir Cali Gabre Radio Jowhar (Radio Near Jowhar May

reporter)

4. Axmed Xassan Mahad Radio Jowhar (Radio Near Jowhar May

reporter)

5. Mahad Axmed Cilmi HornAfrik Media Mogadishu August

(Director and presenter)

6. Cali Iimaan Sharma’arke HornAfrik Media Mogadishu August

(Director and Cofounder)

7. C/qaadir Mahad Macalim Radio Banadir (Radio Bardera/Gedo August

(Kaskey)

reporter)

8. Bashiir Nuyr Geedi Shabelle Media (Acting Mogadishu August

director)

TOTAL 8

SAXAFIYIINTII LA DHAAWACAY 2007-da

NO. MAGACA HAY’ADDA GOOBTA TAARIIKH

1. Yaxye Cali Faarax HornAfrik Media Mogadishu April

2. Cabdi Dhaqane Ciye HornAfrik Media Mogadishu April

3. C/xakiim Cumar Radio Mogadishu Mogadishu August

Jimcaale

4. Sahal Abdulle Reuters Mogadishu August

5. C/casiis Saleeban Radio Las Anod Las anod September

Axmed

TOTAL 5

- 4 -

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

SAXAFIYIINTA LA XIRAY 2007-DA

NO. MAGACA SAXAFIGA GOOBTA HAY’ADDA TAARIIKH

1. Xasan Maxamed Abiikar Baidoa Radio IQK 1 January

2. Yuusuf Cabdi Gabobe Hargeysa Haatuf Newspaper 2 January

3. Cali Cabdi Diini Hargeysa Haatuf Newspaper 2 January

4. Xuseen Khalif Cabdullaahi Hargeysa Haatuf Newspaper 2 January

5. Maxamed Cumar Borame Haatuf Newspaper 17 January

6. Xasan Sade Dhaqane Mogadishu HornAfrik Media 9 March

7. Maxamed Bashir Sheikh Mogadishu Shabelle Media 21 March

Cabdiraxmaan

8. Cusmaan Qoryooley Mogadishu Shabelle Media 21 March

9. Maxamed Ibraahim Geesey Baidoa Radio Warsan 15 March

10. Xuseen Aawa Baidoa Radio Warsan 15 March

11. C/qaadir Maxamed Cashir Muqdisho Universal TV 8 April

"Nadaara"

12. Bashiir Diiriye Naaleeye Mogadishu Universal TV 8 April

13. Xaamud Maxamed Cusmaan Mogadishu Universal TV 8 April

14. Cabdiraxmaan Muuse Cumar Hargeysa Somaliland TV 28 June

15. Cabdiraxmaan Maxamed Borame Jamhuuriya 12 July

Habane

Newspaper

16. C/fitaax Daahir Jeyte Bosaso Radio Voice of 16 July

(Puntland) Peace

17. Maxamed Xasan Maxamed Muqdisho Radio Somaliweyn 23 July

(Pakistan)

18. Hilaal Sheekh Shuceyb Baidoa Radio Warsan 14 August

19. Cabdi Macalim Aadan Hiran/B/weyn Voice of Hiran 18 August

20. Cilmi Maxamed Waare Hiran/B/weyn Voice of Hiran 18 August

e

21. Sowdo Xuseen Maxamuud Hiran/B/weyn Voice of Hiran 18 August

22. Maxamed Xuseen Jimcaale Mogadishu Putlandpost .com 12 September

23. Xuseen Xassan Dhaqane Hiran Radio Somaliweyn/ 22 September

Darban

24. Libaan Gaaxnuug Puntland Freelancer 25 September

25. Axmed Aadan Dheere Berbera Haatuf Newspaper 27 September

26. Cabdullaahi Cali Faarax Mogadishu SIMBA Radio 11 October

27. Maxamed Faarax Talyaani Mogadishu SIMBA Radio 11 October

28. Ciise Cabdullahi Maxamed Puntland Radio Garowe 19 October

29. Faarax Jaamac Mire Puntland Radio Garowe 19 October

30. Maxamed Daahir Yuusuf Puntland Radio Garowe 19 October

31. Cabdullaahi Maxamed Hassan Mogadishu Ayaamaha

19 October

"Black"

Newspaper

32. Ayuub Abuukar Khasaaro Mogadishu Ayaamaha

19 October

Newspaper

33. Cabdirashiid Cabdulle Abiikar Mogadishu AFP 19 October

34. Maxamud Cali Yare Mogadishu VOD Radio 2 November

35. Maxamed Cali Nuur (Socdaal) Mogadishu Towfiq Newspaper 13 November

36. Saalax Maxamed Cadde Mogadishu Freelancer 15 November

37. Maxamed Shakale Somaliland Freelancer 26 November

- 5 -

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

38. Cabdiqani Xasan Faarax Somaliland Jamhuuriya 26 November

Newspaper

39. Cabdiweli Xasan Geerash Somaliland Radio Lasanod 28 November

40. Yuusuf Maxamed Barrow Mogadishu IQK Radio 2 December

41. Cawaale Jaamac Salaad Bosaso Freelancer

23 December

(Puntland)

42. Cabdicasiis Saleeban Axmed Las anod Freelancer

30 December

(Somalialand)

TOTAL 42

Bisha Janaayo 2007

WARBIXINTA OO FAAHFAAHSAN

Wuxuu sanadka cusub nasiibdarro la bilowday xaalad kala guur ah oo calaadeed iyo

dhibaatooyin aan hore u soo marin saxaafadda madaxa bannaan, waxaana Janaayo 2007-da

mar kaliya dhacay falal isugu jira xarig weriyeyaal, xiris xarumo warbaahineed iyo jirdil

lagula kacay qaar ka mida saxafiyiinta la xiray.

Weiyeyaasha waxaa horaantii Janaayo lagu xiray Baydhaha iyo Hargeysa, waxaa xigay in

Idaacadda Warsan ee Baydhaba ay dowladda KMG ah xirto, kadibna waxaa isla bishaasi

markii ugu horeysay qeybta Nabad-sugidda dowladda KMG ah ay albaabada xirtay

Idaacadaha: HornAfrik, Shabelle, Quraa’nka iyo xafiiska Aljazeera ee Muqdisho.

Shaxda 1

No. Saxafiyiinta la xirtay Goobta Hay’adda Taariikh

1. Xassan Maxamed Abiikar Baidoa Radio IQK 1 January

2. Yuusuf Cabdi Gabobe Hargeisa Haatuf Newspaper 2 January

3. Cali Cabdi Diini Hargeisa Haatuf Newspaper 2 January

4. Xuseen Khalif Cabdullaahi Hargeisa Haatuf Newspaper 2 January

5. Maxamed Cumar Sheekh

Ibraahim

Borame Haatuf Newspaper 17 January

No. Warbaahinta la xiray Goobta Hay’adda Taariikh

1. Wargeyska Haatuf Hargeisa Newpaper 2 January

2. Radio Warsan Baidoa Electronic Media 7 January

3. HornAfrik Media Mogadishu Electronic Media 15 January

4. Shabelle Media Mogadishu Electronic Media 15 January

5. Radio IQK Mogadishu Electronic Media 15 January

6. Xafiiska Aljazeera Mogadishu TV 15 January

- 6 -

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

No. Warbaahin loo hanjabay Goobta Hay’adda Taariikh

1. Radio Warsan Baidoa Electronic Media 6 January

2. HornAfrik Media Mogadishu Electronic Media 14 January

3. Shabelle Media Mogadishu Electronic Media 14 January

4. Radio IQK Mogadishu Electronic Media 14 January

Febraayo 2007

Bisha labaad ee sanadka 2007 waxaa uun sii socday tacdiyadii badnaa ee saxaafadda ku

bilowday waxaana xabsi weyn loo dhaadhiciyay xubnihii maamulka iyo shaqaalaha, nasiib

darro waxaa bishan gudaheeda dhacay kiiskii ugu horeeyay ee lagu dilay weriye Soomaali

ah oo ka howlgeli jiray idaacadda Warsan ee ku taala magaalada Baidoa, oo markaas ahayd

xarunta dowladda iyo Baarlamaanka.

Dilkaasi wuxuu ahaa dhiiggii ugu horeeyay ee gudaha Soomaaliya kaga daata sanadka 2007-

da, waxayse noqotay inay falalka dilka si socdaan.

Shaxda 2

No. Saxafiyiinta la dilay Goobta Hay’adda Taariikhda

1. Cali Maxmed Cumar Baidoa Radio Warsan 19 February

Maarso 2007

Bisha Maarso waxaa dhacay tacadiyo lagula kacay warbaahinta iyo saxafiyiinta, iyadoo ay

halkoodii ka sii miiseen maamulada iyo kooxaha hubeysan labadaba dhibaatoyinka ay ku

hayeen saxaafadda iyo suxufiga, weriyayaasha Wargeyska Haatuf ayaa maxkamadda

Hargeysa ku xukuntay xarig adag

Kiisaska bishan dhacay marka laga reebo dhibaatooyikii hore waxaa ku soo biiray jirdil toos

ah oo loo geystay saxafiyiin ku dhex jiray howlahoodii saxaafadeed, waxaana ka sii daray

ammaankii iyadoo dagaallo waaweyn oo u dhaxeeya ciidamada dowladda oo kaashanaya

Itoobiya iyo kooxaha ka horjeeda ka bilowdeen Muqdisho, xaaladaas oo uga sii dartay

dhibaatadii markii horeba heysatay saxafiyiinta.

Shaxda 3

No. Saxafiyiinta la xiray Goobta Hay’adda Taariikhda

1. Xasan Sade Dhaqane Mogadishu HornAfrik Media 9 March

2. Maxamed Bashir Sheikh Mogadishu Shabelle Media 21 March

Cabdiraxmaan

3. Cusmaan Qoryooley Mogadishu Shabelle Media 21 March

4. Maxamed Ibraahim Geesey Baidoa Radio Warsan 15 March

5. Xuseen Aawa Baidoa Radio Warsan 15 March

- 7 -

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

No. Weriyeyaal la xukumay Goobta Nooca warbahinta Taariikhda

1. Yusuf Abdi Gabobe (xabsi Hargeysa Newspaper 2 March

2 sano)

2. Ali Abdi Dini (xabsi 2 sano Baidoa Newspaper 4 March

& 5 bilood)

3. Mohamed Omar Sheikh Mogadishu Newspaper 4 March

(xabsi 2 sano & 5 bilood)

4. Ibrahim Mohamed Rashid

(xabsi 2 sano & 5)

Mogadishu Newspaper 4 March

No. Weriyeyaal la jirdilay Goobta Nooca warbahinta

uu ka howlgalo

1. C/raxman Yuusuf Al-adalla Darmoley Electronic Media

( by Ethiopian forces) (Mogadishu) (Shabelle)

2. Mohamed Ibrahim Rush Mogadishu Electronic Media

(by Ethiopian forces)

(Shabelle)

3. Mohamed Hussein Rage Mogadishu Electronic Media

(by Ethiopian forces)

(Shabelle)

4. Ismail Ali Abdi (Taht) (by Mogadishu Electronic Media

TGF forces)

(Shabelle)

Taariikhda

11 March

13 March

13 March

13 March

No. Warbaahinta la xiray Rugteeda Nooca warbahinta Taariikhda

1. Telefishanka Aljazeera Mogadishu TV 23 March

Bisha April 2007

Tacadiyada ku dhacaya bahda saxaafadda waxay noqdeen kuwo joogto ah oo haddana kasii

daraya, waxaana shaqadii warbaahinta ay noqotay mid adag oo halis loo galayo, iyadoo

aanay waxba u kala rooneyn dhinacyada is haya oo caddow u arka saxaafadda mid walibana

doonaya inuu rabitaankiisa oo kaliya u adeegsado.

Duqeyn lagu qaaday xarumo warbaahineed, dhaawacyo soo gaaray saxafiyiin iyo xarigii oo

joogto noqday ayaa dhacay bishan, iyadoo ay sii dheer tahay in weerar lagu qaaday bishan

gudaheeda gaari saxafiyiin howl shaqo ku socday siday oo dhac loo geystay, waxaana ka sii

daray cadaadiska iyo xayiraadda ay maamulada iyo dowladda KMG ah ku hayaan

warbaahinta madaxa bannaan, waxaana dhacdooyinkii bisha April 2007 ka mid ahaa:

Shaxda 4

No. Saxafiyiinta la weeraray Goobta Hay’adda Taariikhda

1. Maxamed Ibraahim Isaaq Jowhar Str. York Times 1 April

2. Maxamed Sheekh Nuur Jowhar A stringer for AP 1 April

3. Abshir Cali Gabre Jowhar Radio Jowhar 1 April

4. Ismaaciil Cali Cabdi Jowhar Shabelle Media 1 April

5. Faarax C/llaahi Warsame Jowhar AFP 1 April

No. Saxafiyiinta la xiray Goobta Hay’adda Taariikhda

1. C/qaadir Maxamed Cashir Mogadishu Universal TV 8 April

"Nadaara"

2. Bashiir Diiriye Naaleeye Mogadishu Universal TV 8 April

3. Xaamud Maxamed Mogadishu Universal TV 8 April

Cusmaan

- 8 -

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

No. Weriyeyaal la dhaawacay Goobta Nooca warbahinta

uu ka howlgalo

1. Yaxye Cali Faarax Mogadishu Electronic Media

(H/Afrik)

2. Cabdi Dhaqane Ciye Mogadishu Electronic Media

(H/Afrik)

Taariikhda

21 April

21 April

No. Xarumo warbaahin la Goobta Nooca

Taariikhda

duqeeyay

warbahinta

1. Global Broadcasting Mogadishu Electronic Media 19 April

Corporation (GBC)

2. HornAfrik Media Mogadishu Electronic Media 21 April

3. Ayaamaha Newspaper Mogadishu Print Media 22 April

No. Warbaahin shaqadii

joojisay

4. Global Broadcasting

Corporation (GBC)

3. Codka Xoriyadda

Newspaper

Goobta Nooca

warbahinta

Taariikhda

Mogadishu Electronic Media 19 April

Mogadishu Print Media 18 April

May 2007

Bisha waxay ahayd bil kale oo dhiig saxafi ku daatay Soomaaliya, waxaana bishan oo ahayd

mid mugdi u ah saxafiyiinta ka baxay saddex saxafi oo u dhintay iyadoo howlahoodii

saxaafadeed ku dhex jiray, tacadyadii kalena waxay ahaayeen kuwo ay u dheer tahay

Saaxafiyiinta waxaana dhacdooyinka bishan xanuunka lahayd ay ahaayeen sida soo socota:

Shaxda 5

No. Saxafiyiinta la dilay Goobta Hay’adda Taariikhda

1. Maxamed Cabdullaahi Gaalkacyo Radio Voice of 9 May

Khaliif

Peace

2. Abshir Cali Gabre Near Jowhar Radio Jowhar 15 May

3. Axmed Xassan Mahad Near Jowhar Radio Jowhar 15 May

- 9 -

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

Bisha June 2007

Dhacdooyinkii saxafiyiinta la soo gudboonaatay Bishan waxay ahaayeen sii wadida

xayiraadii kala duwanaa ee lagu hayay warbaahinta waxaana mar kale la xiray qaar ka mida

Idaacadaha Muqdisho, sidoo kale waxa jiray xarig yo hanjabaadyo ay la kulmeen

saxafiyiinta, waxyaabihii dhacayna waxaa ka mid ahaa:

Shaxda 6

No. Saxafiyiinta la xiray Goobta Hay’adda Taariikhda

4. C/raxmaan Muuse Cumar Hargeysa Somaliland TV 28 June

No. Journalists harassed Place Media Date

1. C/raxmaan Muuse Cumar

(by Hargeysa Mayor)

Hargeysa Somaliland TV 28 June

No. Warbaahinta la xiray Rugteeda Nooca warbahinta Taariikhda

1. HornAfrik Media Mogadishu Electronic Media 6 June

2. Shabelle Media Mogadishu Electronic Media 6 June

3. Holy Koran Radio Mogadishu Electronic Media 6 June

July 2007

Xariga lagula kaco saxafiyiinta ee joogtada ah waxaa bishan ku soo biiray howlgal laga

fuliyo xarumaha warbaahinta iyado ciidamada dowladda Federaalka ay dhowr goor galeen

Idaacadda Shabelle, halkaaso ay ka abuureen xaalad cabsi iyo khalkhal leh, markii ay

handadaad iyo cabsi gelin u geysteen shaqaalaha Idaacadda, waxayna dhacdooyinkii la

diiwaan geliyay ahaayeen sida soo socota:

Shaxda 7

No. Saxafiyiinta la xiray Goobta Hay’adda Taariikhda

1. Cabdiraxmaan Maxamed Borame Jamhuuriya 12 July

Habane

Newspaper

2. C/fitaax Daahir Jeyte Bosaso Radio Voice of 16 July

(Puntland) Peace

3. Maxamed Xasan Mohamed

(Pakistan)

Mogadishu Radio Somaliweyn 23 July

No. Warbaahinta la weeraray Rugteeda Nooca

Taariikhda

warbahinta

1. Shabelle Media Mogadishu Electronic Media 3 times in

July

- 10 -

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

Ogost 2007

Bisha Ogost 2007 waa bil kale oo dhiigga saxafiyiinta yo howl-wadeenada saxaafadeed lagu

qoray, sababto ah waxaa la dilay saddex ka mida saxafiyiinta Soomaalida, waxaa kaloo

dhacay falal tacadi ah oo halis lagu geliyay nolosha saxafiyiin fara badan oo qaarkood

saacado la xiray, qaar loo hanjabay iyo weliba howlihii warbaahinta qaarkeed oo

ammaandarro u istaagay, dhacdooyinka la hayo waxay u dhaceen sida soo socota:

Shaxda 8

No. Saxafiyiinta la dilay Goobta Hay’adda Taariikhda

1. Mahad Axmed Cilmi Mogadishu HornAfrik Media 11 Ogost

2. Cali Iimaan Sharma’arke Mogadishu HornAfrik Media 11 Ogost

3. C/qaadir Mahad Moallim

(Kaskey)

Bardera Radio Banadir 21 Ogost

No. Saxafiyiinta la xiray Goobta Hay’adda Taariikhda

1. Hilaal Sheekh Shucayb Baydhaba Radio Warsan 14 Ogost

2. Cabdi Macalim Aaden Hiiraan Voice of Hiran 18 Ogost

3. Cilmi Maxamed Waare Hiiraan Voice of Hiran 18 Ogost

4. Sowdo Xuseen Maxamud Hiiraan Voice of Hiran 18 Ogost

No. Saxafi la dhaawacay Goobta Hay’adda Taariikhda

2. C/xakiim Cumar Jimcaale Mogadishu Radio Mogadishu 10 Ogost

3. Sahal Abdulle Mogadishu Reuters 11 Ogost

No. Saxafiyiin la xiray xilli / Goobta Hay’adda Taariikhda

halis geliyay noloshooda

5. Nimca Xasan Cabdi Mogadishu Shabelle Media 10 August

6. Ceydiid Cabdiraxmaan Mogadishu Shabelle Media 10 August

7. Cali Ajey Mogadishu Shabelle Media 10 August

8. Jacfar Maxamed Kuukay Mogadishu Shabelle Media 10 August

9. Cabdinuur Maxamed Kediye Mogadishu Shabelle Media 10 August

10. Mucaawiye Muudey Mogadishu Shabelle Media 10 August

11. Mustafa Xuseen Cumar Mogadishu Shabelle Media 10 August

12. Axmed Tajir Mogadishu Shabelle Media 10 August

13. Bile Cabdulahi Cali Mogadishu Shabelle Media 10 August

No. Warbaahinta la xiray Rugteeda Noca warbahinta Taariikhda

1. HornAfrik Media Mogadishu Electronic Media 6 August

2. Shabelle Media Mogadishu Electronic Media 6 August

3. Holy Koran Radio Mogadishu Electronic Media 6 August

4. Radio Warsan Baidoa Baidoa Electronic Media 14 August

- 11 -

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

Bisha Septembar

Bisha 9-aad ee sanadka 2007 waxaa iska sii socday xariga saxafiyiinta, waxaana ciriiri sii

galayay howshii saxaafadeed, waxaaana bilowday aakhirkii bishii Ogost wixii ka danbeeyay

inay saxafiyiin badan oo ka howlgalayay magaalada Muqdisho u qaxaan dibadda dalka

iyagoo naftooda la cararaya kadib markii ay bartilmaameed u noqdeen dhinacyada is haya.

Dhacdooyinkii bisha waxay ahaayeen sidatan:

Shaxda 9

No. Saxafiyiinta la xiray Goobta Hay’adda Taariikhda

1. Maxamed Xuseen Jimcaale Mogadishu Putlandpost .com 12 September

2. Xuseen Xasan Dhaqane Hiiraan Radio Somaliweyn/ 22 September

Darban (B/weyne)

3. Liibaan Gaax-nuug Puntland Freelancer 25 September

4. Axmed Aadan Dheere Berbera Haatuf Newspaper 27 September

No. Warbaahinta la weeraray Rugteeda Nooca warbahinta Taariikhda

1. Shabelle Media Mogadishu Electronic Media 20 September

No. Saxafiyiin la jir dilay Goobta Nooca warbahinta Taariikhda

1. C/casiis Saleebaan Axmed Las Anod Electronic Media 5 September

(Radio Lasanod)

2. C/risaaq Warsame Mogadishu Electronic Media 6 September

Gaadaco

(Shabelle)

No. Saxafiyin la weeraray/

hanjbay

1. 19 saxafi oo Idaacadda

Shabelle ka howlgala

Rugteeda Nooca warbahinta Taariikhda

Mogadishu Electronic Media 15 September

Oktoobar 2007

Bisha 10-aad ee 2007-da waxaa wax laga naxo iyo nasiib darroba ahayd inuu sii socdo dhiig

kale oo saxafiyiinta iyo howlwadeenada warbaahinta ka daata, laakiin way dhacday oo

mas’uul kale oo warbaahineed ayaa si bareer ah loo dilay, waxayna dhibaatada weyni ka

imaaneysaa tiiyoo aan la sheegin lana garaneyn kuwa ka dambeeya dembiyada laga galayo

saxafiyiinta.

Dhacdooyinkii la diiwaan geliyay bisha September waa kuwan:

Shaxda 10

No. Saxafiyiinta la dilay Goobta Hay’adda Taariikhda

1. Bashiir Nuur Geedi Mogadishu Shabelle Media 19 Oktobar

No. Saxafiyiinta la xiray Goobta Hay’adda Taariikhda

1. Cabdullaahi Cali Faarax Mogadishu SIMBA Radio 11 October

2. Maxamed Faarax Talyaani Mogadishu SIMBA Radio 11 October

3. Ciise C/llaahi Maxamed Mogadishu Radio Garowe 19 October

4. Faarax Jaamac Mire Mogadishu Radio Garowe 19 October

- 12 -

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

5. Maxamad Daahir Yuusuf Mogadishu Radio Garowe 19 October

6. Cabdullaahi Maxamed Mogadishu Ayaamaha

19 October

Xasan "Black"

Newspaper

7. Ayuub Abuukar Khasaaro Mogadishu Ayaamaha

19 October

Newspaper

8. C/rashiid Cabdulle Abikar Mogadishu AFP 19 October

No. Warbaahin la xiray Rugteeda Nooca warbahinta Taariikhda

1. Radio SIMBA (by TFG) Mogadishu Electronic Media 11 October

2. Radio Garowe (by Puntland Electronic Media 19 October

Puntland authority)

3. Radio Lasanod (by Lasanod Electronic Media 15 October

Somaliland authority) (Sool)

Novembar 2007

Bisha 11-aad kama shar yareyn bilaha kale ee sanadka 2007 oo dhibaatooyin aan hore loo

arag ay saxaafadda Soomaaliyeed la soo gudboonaatay xariga saxafiyiinta, noloshooda oo

halis la geliyo iyo warbaahinta madaxa bannaan oo caado looga dhigay in la iska xiro ayaa

sii socotay, waxayna dhacdooyinkii tacadi ee la geystay u dhaceen sidatan hoos ku qoran:

Shaxda 11

No. Saxafiyiinta la xiray Goobta Hay’adda Taariikhda

5. Maxamuud Cali Yare Mogadishu VOD Radio 2 November

6. Maxamed Cali Nuur Mogadishu Towfiq Newspaper 13 November

(Socadaal)

7. Saalax Maxamed Cadde Mogadishu Freelancer 15 November

8. Maxamed Shakale Somaliland Freelancer 26 November

9. Cabdiqani Xasan Faarax Somaliland Jamhuuriya

26 November

Newspaper

10. Cabdiweli Xasan Geerash Sool

(Somaliland)

Radio Las anod 28 November

No. Warbaahin la xiray Rugteeda Nooca warbahinta Taariikhda

1. Shabelle Media Mogadishu Electronic Media 12 November

2. Simba Radio Mogadishu Electronic Media 13 November

3. Radio Banadir Mogadishu Electronic Media 13 November

No. Journalists harassed Place Media Organization Date

1. Maxamuud Cali Yare (by

Ethiopian forces)

Mogadishu VOD Radio 2 November

- 13 -

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

Disembar 2007

Bisha ugu danbeysa ee sanadka 2007 dhacdooyinkii SOCFEX ururisay waxaa ugu

waaweynaa afduub, eriyd saxafiyiin naftooda la carartay iyo xarigii oo halkiisii ka sii socda,

wuxuuna sanadkan guud ahaan noqday kii ugu xumaa ee abid soo mara saxafiyiinta khasaare

heerkaas la egna soo gaaro.

Dhacdooyinka aanu diiwaan gelinay December 2007 waa kuwan:

Shaxda 12

No. Saxafiyiinta la xiray Goobta Hay’adda Taariikhda

1. Yuusuf Maxamed Barrow Mogadishu IQK Radio 2 December

2. Cawaale Jaamac Salaad Bosaso Freelancer

23 December

3. Cabdicasiis Saleeban

Axmed

(Puntland)

Lasanod

(Somaliland)

30 December

No. Saxafiyiinta la afduubtay Goobta Hay’adda Taariikhda

4. Gwen Le Gouil Near Bosaso

(Puntland)

Freelancer

15 December

No. Warbaahin la xiray Rugteeda Nooca warbahinta Taariikhda

1. Somaliweyn Radio Mogadishu Electronic Media 26 December

- 14 -

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

Shaxda Warbixin sanadeedka saxafiyiinta 2007

Shaxda 13

BISHA

Saxafiyiinta

la dilay /

khaarijiyay

Saxafiyiinta

la

dhaawacay

January 5

Saxafiyiinta

la xiray

Saxafiyiinta

la

afduubtay

Saxafiyiin

la jir dilay

Saxafiyiin

la weeraray

Isu

geyn

February 1

March 5 4

April 2 3 5

May 3

June 1 1

July 3

August 3 2 4 13

September 1 4 1 19

October 1 8

November 6 1

December 3 1

Isu geyn

guud

8 5 42 1 7 37 100

- 15 -

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

Shaxda Warbixin Sanadeedka Saxaafadda 2007

Shaxda 14

BISHA

Warbaahin

la xiray

Warbaahin

la

weeraray

Warbaahin

la

duqeeyay

Warbaahin

loo

hanjabay

January 6 4 1

Warbaahin

howsheedii

istaagtay

Isu

geyn

February

March 1 3

April 3 6 2

May 4

June 3 6

July 1

August 4 5

September 1 3 7

October 3 5 1

November 3 10

December 1 7

Isu geyn

guud

22 4 3 57 4 90

Gabagabo

Sababo badan oo warbixintan ku cad waxaa halis noqday in Warbaahinta madaxa bannaan

ee Soomaaliya ka howlgasho ay sii wadato howsheeda, waxaana lagu shaqeeyaa cabsi joogto

ah, dhibaatooyinka warbaahinta ku dhaca waxaa ka mida weerar lagu qaado iyo in dil loo

geysto marka ay ugu darnaato. 2007-da waxaa la dilay saxafiyiin aan waxba galabsan oo si

tos ah loo beegsaday.

2007-da wuxuu ahaa sanadkii dhiigga ugu badan ka daatay bahda saxaafadda, waxayna

warbaahintu dhexda u gahay dhinacyada iska horjeeda oo dagaalka u dhaxeeya uu noqday

mid ay saxaafadda dhinac ka saaraan siiba Koonfurta Soomaaliya.

- 16 -

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

Warbixin sanadeedkan waxay salka ku heysaa xaaladda dhabta ah ee ay ku sugan tahay

Saxaafadda Soomaaliya, wixii quseeya warbixinta ama faahfaahin dheeraad ah waxaa lagala

xiriiri karaa SOCFEX ama loogu soo diri karaa cinwaanka hoose.

For further information, please contact Osman Moalim, Coordinator of Somali Coalition

for Freedom of Expression, Maka Al-mukarama Street, opposite of Tre Piano

building, Hodon District, Mogadishu, Somalia, Tel: +252 1 850 040 / 236 012 /

E-mail: socfex@yahoo.com

- 17 -

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!