26.07.2014 Views

Somalia was in a political chaos and civil strife since ... - Somali Talk

Somalia was in a political chaos and civil strife since ... - Somali Talk

Somalia was in a political chaos and civil strife since ... - Somali Talk

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

SOCFEX Warbixin sanadeedka xoriyadda Saxaafadda 2007

HORDHAC

Soomaaliya waxay qalalaase siyaasadeed iyo dagaallo sokeeye ku jiray laga soo bilaabo

sanadkii 1991-kii markaas oo la riday xukuumadii keli-taliska ahayd ee Gen. Maxamed

Siyaad Barre, Saxaafadda oo markii hore gacanta ugu jirtay dowladda ayaa isu bedeshay inay

noqoto mid madax bannaan oo inteeda badan ay leeyihiin shirkado iyo dadka caadiga ah.

Ma sahlana sida ay warbaahin ugu shaqeyn karto xaalad la mida tan Soomaaliya tiiyoo aanay

jirin nidaam awood leh oo dalka gacanta ku wada haya isla markaana dhowraya madax

bannaanida saxaafadda, waxaana mar waliba xukunka ku loolamaya kooxo iska horjeeda iyo

garabyo loolan ka dhaxeeyo.

Sanadka 2007-da wuxuu noqday sanadkii badnaa ee dhiigga saxaafadda la daadiyo, nasiib

darraduna wuxuu la kowsaday iyadoo ay dalka gaar ahaan Koonfurta Soomaaliya qabsadeen

ciidamada dowladda KMG ah oo ay taageerayaan kuwa Itoobiya, waxayna awoodda kala

wareegeen maxkamadihii Islaamiga oo muddo lix bilood ah gacanta ku hayay Koonfurta

Soomaaliya.

Saxaafadda madaxa bannaan waxay gashay xaalad cakiran oo halis miiran ah waxayna

dhexda u gashay dagaallo joogto ah oo u dhaxeeya ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa

dowladda KMG ah oo dhinac ka soo jeeda iyo xoogaggii Maxkamadaha Islaamiga oo

dhinaca kale ah, taasoo keentay inay la kulmaan dhibaatooyin isugu jira dil, xarig, jirdil,

handadaad iyo waliba duqeyn qaar ka mida xarumaha warbaahinta. iyadoo sanadka 2007-da

oo qura la dilay 8 saxafiyiin oo isugu jira maamul iyo weriyeyaal.

Warbixinta soo socota waxay si faahfaahsan uga hadleysaa tacadiyadii kala duwanaa ee

sanadka 2007-da soo food saartay saxaafadda iyo saxafiyiinta Soomaaliya, waxaana isku soo

duba riday Isbaheysiga SOCFEX oo u ololeeya difaaca Madax bannaanida saxaafadda,

fekerka xorta iyo horumarinta dimqoraadiyadda.

Ujeedada aanu ka leenahay warbixintan waa inay sawir cad ka bixiso xaaladda halista ah ee

ay ku dhex shaqeynayaan ragga iyo haweenka ku howlan Saxaafadda, warbixinta oo ka

kooban dhacdooyinkii tacdiyada ahaa ee lagula kacay saxaafadda, waxay kaloo bixineysaa

waxyaabihii soo ifbaxay iyo soo jeedin, waxaana soo ururiyay isla markaana soo diyaariyay

isbaheysiga xoriyatul qowlka Soomaaliya SOCFEX.

Isbaheysiga SOCFEX waa isu tag aan faa’iido doon iyo dowli ahayn ujeedadiisuna tahay

hirgelinta xoriyadda fikirka iyo u ololeynta xuquuqda qofka Soomaaliga iyo ururradu u

leeyihiin inay fikirkooda si xor ah u cabiraan una soo bandhigaan iyagoo aan cidna ka

baqeynin.

Isbaheysiga waxaa la dhisay Bishii Ogost 2005-ta, waxaana wada dhistay oo isugu tegay

Dallad ka kooban 48 urur oo isugu jira dhammaan bulshada qeybaheeda kala duwan sida:

Saxaafadda, ururada Bulshada, ururada xuquuqda aadanaha, ururada Waxbarashada,

farshaxanka iyo ururada mihnadleyda ah.

Iyadoo laga duulayo halista sii kordheysa ee ku timid madax bannaanida fekerka iyo

cadaadiska lagu hayo saxaafadda, ururada u dooda xuquuqda aadanaha, dadka nabadda u

dhaqdhaqaaqa iyo aqoonyahanada xirfadda leh ayna ugu wacan tahay sharci la’aanta iyo

fowdada muddada ka jirtay Soomaaliya ayuu dhashay isbaheysigan.

- 2 -

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!