16.11.2012 Views

Senator Coleman oo la gudoonsiiyey biladda ... - Somali Talk

Senator Coleman oo la gudoonsiiyey biladda ... - Somali Talk

Senator Coleman oo la gudoonsiiyey biladda ... - Somali Talk

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Senotar. Coleman iyo Maalintii Caruurta Aduunka

Sen. Coleman oo la kulmay Muraayo lana gudoonsiiyey biladda "Saaxiibka Soomaalida"

Maanta oo ku beegan June 16, 2007maalinta caruurta

Africa Senator Coleman –(MN) waxaa uu la kulmay

Murayo Nur Ali iyo aabaheed Nur Ali Hudow iyo qoyskii

soo sponsarey ee soo damaanad qaaday Mudane

Abdicasiis Gaal iyo xaaskiisa Sahro Maxamuud.

Senator Coleman ayaa gudoonsiiyey bilad qoyskii

keenay Murayo iyo aabaheed ugana mahad celiyey

dadaalkii iyo isxilqaamkii ay qoyskaasi Soomaaliyeed

sameeyeen kuna tilmaamay mid ku dayasho mudan.

Waxaa isla goobta kulan Joogay salaadiin iyo

hogaamiye dhaqameedyo Soomaaliyeed oo uu

horkacayey gudoomiye ku xigeenka koowaad ee

Baarlamaanka Soomaaliya Pfofessor Omar Dhalxaa.

Odayaashaas Soomaaliyeed waxaa ka mid ahaa Haaji

Koogaar oo ah nin lagu yaqaan ka shaqaynta nabadda

Banaadir (Peace activist), Suldaan Yusuf Cali Sokor,

Suldaan Caliyow Ibrow, sidoo kale waxaa goobta

joogay Ugaasyo, Islow, Islaam iyo nabadoono badan.

Professor Dhalxaa oo ku hadlaya magaca umadda

Soomaaliyeed , tan dawladda soomaaliyeed, qoyka

Muraayo Nur Ali iyo Nuur Ali Hudow iyo magaca

salaadiinta/ hogaamiye dhaqameedyada/haweenka

shirka joogay ayaa senator Norm Coleman

gudoonsiiyey bilad sharaf qaali oo la yiraahdo

“Saaxiibka Soomaaliya” Professor Dhalxaa ayaa yiri “

Senator Coleman maanta oo ah maalinta Caruurta

Afica 2007 waxaa sharaf weyn ii ah in aan ku

dhawaaqo inaad tahay maanta laga bilaabo Saaxiibka

Soomaaliya Soomaalida Minnesota ayaa kuu garatay

kaana mahadinaysaa kaalinta aad ka gaysatay

keenista gabadhan yare ee Soomaaliyeed oo u

baahnayd daryeel caafimaad, marlabaad maanta oo

ah Maalinta caruurta Africa anigoo ka faaiideyasanaya

waxaan kula socodsiinayaa inay haboon tahay in

dalwdadda maraykanku kordhiso taageerada

dhaqaale oo lagu maalgelinayo mashaariicda caruurta

soomaaliyeed lagu daryeelayo

Wararka aan ka soo xigtay soomaalida Minnesota ku

nool waxay ii sheegeen in Senator Coleman wax

badan u qabtay bulshada soomaalida Minnesota una

qalmo “Saaxiibka Soomaalida” waxyaabaha ay ii

sheegeen ee ay ku xasuustaan Senator Coleman

waxaa ka mid ah:

Balantii ahayd in haddii la doorto 90 beri gudaheed uu

Somalida kula kulmi doono oo uu fuliyay halka senatorada

kale aanan la arag ama ka aamuseen arrimaha

Soomaalida.

In xafiiskiisa looga hadlo af Soomaali

Markii la gubay qaybo ka mid ah masaajidka Islaamic

Center of Minnesota (Fridley) telefoonkii uu imaamka kula

xiriiray 2004

Markii la gubay qayb ka mid ah Masaajid Abubakar Al

Sadiiq –qoraalkii uu ka soo saaray 2006

Dhaqaalahii uu ka caawiyey mid ka mid ah jaaliyadaha

bulshada Confederation of Somali Community 2006

Qoraaladii uu ka soo saaray tacadiyadii Human Rights ee

Soomaaliya, Oromo. Ogaden, iyo Soomaalida South

Africa.

Adeega guud ee uu bulshada u hayo sida isu keenista

qoysaska Somaaliyeed ee kala firirsan (Family Reunion)

Amendment uu soo dhex dhigay US Congress immigration

bill oo ku saabsanaa in FBI la taageero dhaqaale ahaan

lana xakameeyo waqti ahaan oo waxa loogu yeero Name

Check uusan ka badan 6 bilood (Amendmentigan waa

laga diiday nasiib darro)

Dadaalkii uu ka soo qaatay soo jeedinta US Government

inay ka qayb qaadato nabadaynta Soomaaliya.

Dhawaaqa codka soomaalida oo uu gaarsiiyey US

Congress/State Department.

Si kastaba ha ahaatee Senator Coleman ayaa noqday

Senatorkii ugu horeeyey ee hela biladda “Saaxiibka

Soomaalida” Arrintaasna waxaa uu ku mutaystay markii

uu noqday Congressmanka keliya ee Minnesota oo aad

ugu shaqeeya bulshada Soomaalieed isla markaana

noqday Congressman keliye ee Minnesota ka hadla had

iyo jeer arrimaha murugsan ee Soomaalida meesha kuwa

kale dhegaha ka furaysteen arrimaha Soomaalidii u

codeysay.

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!