13.07.2015 Views

1myYNse

1myYNse

1myYNse

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Dhaxalreeb - ISSN 2074-028XWarside ka hadla aqoonta, dhaqanka, fanka iyo suugaanta.Dhaxalreeb waa warside sannadkii soo baxa dhowr jeer oo kusoo baxa qaabab kala duwan:Dhaxalreeb (Warsida ka hadla aqoonta, dhaqanka, fanka iyo suugaanta) waxa uu soo baxaa sannadkiiafar jeer. Gu’, Dayr, Xagaa iyo Jiilaal. Tirsigani waa kii Xagaaga 2014 ka, waxaana uu u gaar yahayBandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa 8-13 Agoost 2014.Taxanaha Dhaxalreeb waa qoraallo aan kalgal sugan lahayn oo sannadkiiba dhowr jeer kasoo baxadegelka redsea-online.com oo loo qaybiyo si buug elektoroonig ah. Ka eeghttp://www.redseaonline.com/ebooks.Soo saare / Publisher:Ponte Invisibile EdizioniREDSEA Culture Foundationwww.redsea-online.com | admin@redsea-online.comTifatire guud/Editor in chiefJaamac Muuse Jaamac, jama@jamamusse.comTifatire cadadkan/Guest editors of the issueIbraahin Yuusuf Ahmed “Hawd” and Giulia LiberatoreWakiillada/Country representativesKa eeg bogga http://www.redsea-online.com/dhaxalreebQoraalka ku socda tifatiraha / Articles to the editorEmail: dhaxalreeb@redsea-online.comBuugaagta / Books for reviewJama Musse JamaVia Pietro Giordani 4, 56123 Pisa, Italy.Sarwirka Jaldiga / Cover PageMutafe SaeedGolaha talo-bixinta iyo tifatirka / Advisory board and editorial teamCabdalle Ducaale Wacays, Ayaan Maxamuud Cashuur, Mustafe Aadan Nuur,Cabdalle Cismaan Shafey, Cabdillaahi Cawed Cige, Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi”,Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”, Jaamac Muuse Jaamac, Maxamed Jaamac “Kayd”, Rashiid SheekhCabdillaahi “Gadhwayne”, Xasan Cabdi Madar.© 2014 Xuquuqda qoraalkani waxay u dhawrantahay soo saaraha wargayska.

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!