13.07.2015 Views

1myYNse

1myYNse

1myYNse

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Laba tixood: WeedhsameTirsigan Dhaxalreeb wax aynnu ku soo qaadaynnaa labaheesood oo ka mid ah maansada waayadan la tiriyay kuwaugu tayo wacan. Waa labada maanso ee la ka la yidhaahdo“Wax aan ahay afkaagii” iyo “Rasmi”. Labadaba waxaatiriyay Xasan Daahir Ismaaciil oo lagu naanayso WeedhsameWaxan Ahay AfkaagiHeestan soo socotaa waa Jiifto. Jiiftadu wax ay ka mid tahaymiisaannada maansada soomaaliyeed kuwa u gu caansanee tirinteeda iyo ku dhaqankeeda loo gu badsado. Hiddeahaan jiiftada hees ciyaareed iyo hees hawleedba waa la gadhigan jiray, intii la magaaloobayna fanka iyo fikirka cusubayay meesha u gu sarraysa ka gashay. Cabdillaahi DiiriyeGuuleed “Carraale” buuggiisa cilmibaadhista ah ee layidhaahdo Miisaanka Maansada Soomaaliyeed wax uu kuqoray:”Jiiftadu waxay ku jirtaa qaybaha maansada ugu muhiimsanuguna caansan. Waxaa la ogsoon yahay in ay muddo dheersoo jirtay jiiftadu, waxaana la hubaa in ay ka horreyseygabayga. Meerisyada jiiftadu way ka nud yar yihiin kuwagabay. Koritaanka cilmiguna, sida kaskuba inoo sheegi karo,waxa uu ka abuurmaa wax fudud una kobcaa wax adag.Kolkaa waxa aynu malayn karnaa in ay qaybaha maansadusida ay u ka la nud yar yihiin u kala horreeyeen. (…) Jiiftoasalkeedu waxa uu ka yimi meerisyo inta xoolaha loocaweynayo iyada oo ardaaga la jiifo lagu kaftami jirey, laiskuna hal-xidhaalayn jirey.”Haddaba heestan soo socota oo miisaankeedu kaa yahay,Weedhsame wax uu ka mala’awaalay haddii af soomaaliguhadli lahaa waxa uu dadkiisa ku odhan lahaa. Habkaasi waaxeelad suugaaneed oo la yidhaahdo ”qofayn”, taas oo ah inwax aan qof ahayn loo matalo cod u dhigma haddii uuwaxaasi hadli lahaa wixii uu dhihi lahaa. Ujeedka sidaa looyeelayaa waa xiisegelin iyo xoojin la gu doonayo in riddadadhambaalku fogaato oo cidda loo dirayo hagaag u gaadho.Haddaba tixda ”Wax aan ahay afkaagii” wax ay tidhi:AbtirsiinadaadiyoIsirkiyo abkaagiyoWaxan ahay astaantuuDadku kugu aqoonsadoWaxan ahay afkaagii.Waxan ahay afkaarahaCudud lagu abqaaliyoAxadhkiyo u-fiirsigaCodka lagu aloosooGarashada ugaaska ahAnigaa aroorsheeMar haddaan abaarsadoKasmadiyo aqoontaaArradoo basaasooErgisada dhiggaa baadIlbaxnimo ka eegtaaWaxan ahay afkaagii.Waxan ahay afgarashaduUdubkay ku joogtiyoDooddiyo ammaantiyoArartiyo tusaalahaDhawaq lagu abuuriyoDariiqiyo iliilahaKaska oodan loo maroWaxan ahay afkaagii.Dhaxalkii awowgaaHalka lagu ilaasheeUbucdiisu taalliyoWaxan ahay ardaagiiUbadkiyo barbaartabaLagu ababinaayeeAnshixiyo asluubtiyoIidaanka diintiyoIn uu jiro IlaahayEray loogu sheegiyoIn ta kuu ammaaradaHalka laga ogaan karoWaxan ahay afkaagii.Iigu faan asaaggaaIgu baro aqoontanaAkhriskayga nooleeAbidkaa i horumariAwooddayda wayneeIniintayda baaqbaaqAnigaad i leedahayWaxan ahay afkaagii.In ta aan irmaanahayAdna waad ab leedahayMar haddaan abaadaseAsal-guurku waa dhaxal.30

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!