13.07.2015 Views

1myYNse

1myYNse

1myYNse

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Jacayllada roodhi kowdaJacayllada soo rucleedaJacayllada soo riddeedaJacayllada raafdillaacaJacayllada reer magaalkaIn taasiba waa ma raagto.Ragguna waa wada rag uuneIn baa raxan iyo libaaxaIn baa riibiga la caynaIn baa lafaruug ku caanaIn baa biqilkuun rifaysaWaxaa jira ceeb-rabbaysteHablaha rubad goyn yaqaanneKa hoyo roondada mirqaanka.Xanuunkii ruux-ma-dhaafeRooggii ha u dhigin casaayeRooxaantii Ladan wanjaaftayBarbaartay raadgurtaayeKollay manaxaha rasaysanColmoog raaskaynu naalleRaadkaaga ka baaji dhiillo.Safkaasaa rixin u fiicanGeyaankuna wada rabaayeKitaabka kuwaa la raaco.Addoon Rabbigii yaqaannaRaandhiis iyo aayatiin lehRafaadkana kaa ilaashaKaa raalliya kuu riyaaqaIntaad raadiso ha waayin.Da’dii anna ReestifaagaRabbaa oge waan ka weynayKa rooni darkaad i moodayLa yidhi doqon ririxanyootayDhugmada sababuhu ka raaranRanjaan kula diidayaayeFadeexad adoon rabbaysanDhaleecadu yay ku raacin.Rasmigu waa raas xalaalaRarkiyo heeryada jacaylkaReerkaagaa lala sugaayeRugaha boodhka leh ka dhawroRuniyo been lama maseeyoRafiiq dhabi waa xishoodkaSidii Ramadaan qof soommanDhawrsoonida sii raxaysoKolay tahay raysmagaadhoAsturo ruuneey jidhkaaga.Mid dhaqankiisii ka roorayHiddaha reer Yurub la haystaSurwaalkana hoos u riixayRaamaaluhu yuu ku guursan.Hablaha sida roobladhaca ahShantaa faralkana rukuucaIimaan iyo rogobna sheegtayHablaha rucdigiyo nuxuustaRuqseeyee samo ka doortay32

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!