30.12.2012 Views

Tilmaan-bixinta Dukaameysiga ee WIC - Washington State ...

Tilmaan-bixinta Dukaameysiga ee WIC - Washington State ...

Tilmaan-bixinta Dukaameysiga ee WIC - Washington State ...

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

4 Isku-dar Iibka

• Isku-darka qadarka iibka ku qor sanduuqa “Actual

Purchase Price”.

• Haddii aad khalad sameysid marka aad qoraysid qadarka

isku-darka iibka, waad sixi karta. Raac talaabooyinkan:

• Hal xariiq dhex mari qadarka khaladka ah

• Qadarka saxda ah ku qor gudaha ama meel u dhow

sanduuqa, ka dibna meel u dhow qadarka cusub ku qor

magacaaga oo kooban oo ah xuruufta ugu horeysa

• Tirooyin hore wax ha ku dul qorin, ha isticmaalin

masaxaha cad, ama ha isku dayin inaad masaxdid

qadarka khaldan

2 Si taxadir leh u hubi taariikhaha

• Ha qaadan jeegaga ka hor “First Day To Use“ ama ka dib

“Last Day To Use.”

• Taariikhda maanta ku qor sanduuqa “Transaction Date”.

5 Iibka ku dhamee saxeexooda

• Macmiilku jeegga ha ka saxeexo sanduuqa saxeexa ka dib

marka aad buuxisid sanduuqa “Actual Purchase Price”.

3 Iibi kaliya cuntooyinka WIC aqbashay, iyo qadarka

cuntada ee saxda ah

• Qiimaha cuntada isugu dar sida ay ugu taxan yihiin

jeegga.

• U hubso in macmiilku doortay kaliya cuntooyin WIC

aqbashay. Diid inaad iibisid cuntooyin WIC aanay aqbalin.

• Fiiri tirada alaabta iyo qadarada ku qoran jeegga oo iibi

kaliya ilaa qadaradaas. Qasab kuma aha macaamiisha WIC

inay iibsadaan wax kasta oo ku qoran jeeggooda.

• Weydii macmiilka inuu kuu soo celiyo jeegga.

• Dib u fiiri jeegga si aad u hubisid inuu leeyahay:

• Taariikho sax ah

• In lagu qoray Qiimaha Iibka Dhabta ah oo Sax ah

• Saxeexa macmiilka

• Calaamadda sax oo saaran magacaga macmiilka

Haddii aad qabtid su’aalo ku saabsan jeegaga WIC ama

jeegaga furuutada iyo khudaarta, wac Adeegga Macaamiisha

ee WIC oo laga helo 1-800-841-1410.

33

Retail Checkers

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!