30.12.2012 Views

Tilmaan-bixinta Dukaameysiga ee WIC - Washington State ...

Tilmaan-bixinta Dukaameysiga ee WIC - Washington State ...

Tilmaan-bixinta Dukaameysiga ee WIC - Washington State ...

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Retail Checkers

Dukaanada Jeeg-qaateyaasha ah

36

Waxa la Rabo in Jeeg-qaateyaashu

Ogaadaan

“WIC Checks Accepted Here”

Dukaankaagu wuu qaadan karaa jeegaga WIC sababta oo ah mulkiilaha

ayaa heshiis kula jira Wasaaradda Caafimaadka. Waxa jira xeerar iyo

waajibaad sharci oo badan oo ku jira heshiiska oo ay tahay in la raaco,

oo ay ka mid tahay in lagugu tababaro inaad si sax ah u qaadatid

jeegaga WIC. Dukaanku lacag kama heli doono jeegaga aan si sax ah

looga shaqeyn, isla markaana dhibaatooyinka ka yimaada jeegaga

waxay keeni karaan gobolka oo WIC la socda, baadhis, iyo/ama bixinta

tababar dheeraad ah.

Dhamaan Macaamiisha—iyo Jeeg-qaateyaashu—Waxay

Istaahilaan Ixtiraam

Waxa muhiim ah in la bixiyo adeeg macmiil oo fiican. Macaamiisha

WIC waxay la mid yihiin macaamiisha kale—waxay leeyihiin maalmo

fiican iyo maalmo xun. Xusuuso in xeerarka WIC ay ku wareeri karaan

macaamiishaadu, cod dabacsan iyo niyad fiican ayaana faraq muhiim

ah u keeni kara sida hawlgalkaaga iibku u dhaco. Marmarka qaarkood

isweydaarsi aan fiicnayn iyo ismaandhaaf ayaa keeni kara cabasho. Waxad

cabashooyinka yareyn kartaa adiga oo garta sida looga shaqeeyo iibka WIC

iyo adiga oo isticmaala farsamooyinkaaga adeeg macmiil ee ugu fiican.

Haddii aad dareentid in si aan ixtiraam lahayn uu kuula dhaqmay

macmiil WIC, waxad wici kartaa khadkayaga adeegga macaamiisha.

Fadlan Asturnaan

Ixtiraamidda macaamiisha WIC waxa kale oo qayb ka ah waa adiga

oo taxadir u yeesha in la ilaaliyo asturnaantooda. Waa wax ka soo

horjeeda xeerarka WIC inaad saaxiib u sheegtay in qof “uu qaato WIC,”

isla markaana marka aad u baahan tahay in lagaa gargaaro hawlgal iib

oo ah WIC waa in aanad samaacadaha ka sheegin WIC ama sare ugu

dhawaaqin dukaanka dhexdiisa.

WIC Ma Sameyso Takooris

Waxa aanu ku faanaynaa in aanu raacno xeerka federalka ee ah in

aanay WIC sameynin takooris ku saleysan sinji ama qowmiyad, midab,

asal wadan, lab iyo dhedig, da’, ama naafonimo. Haddii aanu cabasho

ka helno macmiil WIC oo dareensan in takooris lagu sameeyay, waxa la

naga rabaa inaanu cabashada u sheegno Xafiiska Xuquuqda Madaniga

ah (Office of Civil Rights) ee Wasaaradda Beeraha ee Maraykanka.

Waad ku mahadsan tahay inaad gargaar ka geysatay macaamiisha

WIC oo la siiyo cunto caafimaad leh!

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!