30.12.2012 Views

Tilmaan-bixinta Dukaameysiga ee WIC - Washington State ...

Tilmaan-bixinta Dukaameysiga ee WIC - Washington State ...

Tilmaan-bixinta Dukaameysiga ee WIC - Washington State ...

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

isticmaalaya kaadhka Washington Electronic Benefit

Transfer (EBT) Quest, kaadh debit ama credit card,

jeeg, ama kaash. Haddii uu macmiilku kaash ku bixiyo

dheeraadka, waxa la siin karaa baaqi.

• Haddii aad khalad sameysid marka aad qoraysid qadarka

isku-darka iibka, waad sixi karta. Raac talaabooyinkan:

• Hal xariiq dhex mari qadarka khaladka ah

• Qadarka saxda ah ku qor gudaha ama meel u dhow

sanduuqa, ka dibna meel u dhow qadarka cusub ku qor

magacaaga oo kooban oo ah xuruufta ugu horeysa

• Tirooyin hore wax ha ku dul qorin, ha isticmaalin

masaxaha cad, ama ha isku dayin inaad masaxdid

qadarka khaldan

2 Si taxadir leh u hubi taariikhaha

• Ha qaadan jeegaga ka hor “First Day To Use“ ama ka dib

“Last Day To Use.”

• Taariikhda maanta ku qor sanduuqa “Transaction Date”.

3 Iibi kaliya cuntooyinka WIC aqbashay, iyo qadarka

cuntada ee saxda ah

• Tilmaan-bixintan waxa ku yaala war ku saabsan

furuutada iyo khudaarta ay WIC aqbashay (eeg

bogga 12).

• Waxa aanu macaamiisha WIC ku dhiirigalinaynaa inay

iibsadaan wax ah qiimaha buuxa ee jeegga, laakiin taasi

qasab ma ah.

5 Iibka ku dhamee saxeexooda

• Macmiilku jeegga ha ka saxeexo sanduuqa saxeexa ka dib

marka aad buuxisid sanduuqa “Actual Purchase Price”.

• Weydii macmiilka inuu kuu soo celiyo jeegga.

• Dib u fiiri jeegga si aad u hubisid inuu leeyahay:

• Taariikho sax ah

• In lagu qoray Qiimaha Iibka Dhabta ah oo Sax ah

• Saxeexa macmiilka

• Calaamadda sax oo saaran magacaga macmiilka

4 Isku-dar Iibka

• Haddii waxa la iibsaday ka yar yahay qiimaha jeegga,

ku qor qadarka iibka ee dhabta ah. Tusaale ahaan,

haddii qiimaha doolar ahaan ee jeeggu yahay $6.00,

isla markaana isku-darka qadarka iibku yahay $4.50, ku

qor $4.50.

• Haddii waxa la iibsaday ka badan yahay qiimaha jeegga,

qiimaha doolar ahaan ee jeegga ku qor sanduuqa “Actual

Purchase Price”. Tusaale ahaan, haddii qiimaha jeeggu

yahay $6.00, isla markaana isku-darka iibku yahay $7.00,

qadarka aad ku qoraysid jeegga waa $6.00. Macmiilka

ayaa bixinaya halka doolar ee dheeraadka ah, isaga oo

35

Retail Checkers

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!