12.07.2015 Views

DHAXALREEBHIBF2014program

DHAXALREEBHIBF2014program

DHAXALREEBHIBF2014program

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

RASMITixdan soo socota miisaankeedu waa Baarcadde.Baarcadduhu waa ciyaar dhaqankeenna ka salguurtaylaakiin waagii hore aad loo jeclaa, gaar ahaanna barbaartaayaa aad u xiisayn jirtay. Kolba doobka jacaylku ku fogaadoayaa ciyaartan ku falnaa oo tuman jiray loona tumi jiray.Doobkaasi kolka uu xaalad jacayl oo ribbatay ku jiro inta uubaarcaddeeyo ayuu xilalkiisa bulsheed oo dhan faraha kaqaadi jiray. Kolkaa wax uu u dhaqmi jiray sidii qof maraanah, bulshaduna sidaas ayay ku xaqdhawri jirtay. Markaasbuu ciyaartan u banbixi jiray, loona aqoonsan jiraybaarcadde ama nin baarcaddeeyay. Ninka baarcaddeeyaahablaha wax uu ku qasbi jiray in ay la ciyaaraan oo uciyaaraan, oo xitaa aqalladooda ayuu dhengad ka ga soodareerin jiray, dhaqanka ayaana sidaa u oggolaa oo loo madiidi jirin. Hablaha qudhoodu, sida hiddaha ka muuqata,ninka caynkaas ah in ay la ciyaaraan oo u ciyaaraan ayayjeclaayeen, waayo badanaa wax uu ahaa hoobal laashin ahoo dheesha iyo heesaha balaayo ku qaba. Ninkabaarcaddeeya iyo habluhu heesihii ay isu tirin jireen waxaaka mid ahaa isaga oo yidhaahda:Haddaan casarkii carraaboHaddaan dawga cagta saaroCid uun baan heli lahaayeCasaankiinnaa i hodayIyo iyaga oo dhaha:Ninkii waallaa la waaLa waayoo la heli waaMiyuu duuloo la dilayMa duunyoo soo wadaaIn taan xiisuhu ragaadinJacaylkuna raran cantuuginIn taad rucubtiyo u eegtayRumaankiyo ubaxa dayrtaRagguna kuu wada hanweynyeyRun baa lagu meel maraayeHa raygalin aayahaaga.Wanaag ruuxii u jeedaWaabay ruufada ha siinninDadkuna waa raasamaaleRiqiis yey kula ahaannin.Xadkii raalliyo ha dhaafinXilkii hooyada ha riiqinKhiyaaliga ha u raxlayninBaskaa roodhida dhigaayaHa fuulin sidii rakaabkaRubbiyo beesadi ma goysoRuux nool sida xoolihiiyeHankaaga riyaal ha siisan.Sidii raha qayladaadaHadduu reeruhu ku toosoWaxaad rarataa habaareKaraahidu waa rasaaseCawrooy ka xishood Raxmaanka.Markaad rooshaan bislaysoHaddaad rodol rodol u miistoIn taad ruqateed ilduuftoHadday jibbo kula rabbaastoRaqdaaduu haad cunaayeRogrogo hadalkaan ku leeyey.Cismaan-Yare CagadabaylowShalay buu Cadan ka yimidooCasuustii baa ku taallooCaguhu way maydhan yiinooHa noqon riyo mala’awaalaHa noqon rudha iyo mid roortaHa noqon rays iyo ris diidaHa noqon raas iyo rug seegaHa noqon rati heeryo daaqaHaddaba innaga oo Baarcaddaha sidaa u og, hees wal Ha noqon midan cidi ku rayninoo miisaankeeda From “Maxamed leh oo jacaylka Ibraahin dumarka Warsame ku saabsani - H A D R wax A A W Ha I. noqon Ruush iyo Maraykanay soo celinaysaa The poet xusuustaa and the man”, fog ee Pisa, hiddaha, 2013. nafsiyad ahaan Ha noqon rukunnada iblayskaiyo af ahaanba. Baarcaddahan soo socda Weedhsame wax Ha noqon ruugaamin boodauu u bixiyay “Rasmi”, wax uuna yidhi:Ha noqon sharafteed rukaasaRubbaanada marin habaabay.31

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!