12.07.2015 Views

DHAXALREEBHIBF2014program

DHAXALREEBHIBF2014program

DHAXALREEBHIBF2014program

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

dhow waxaa i soo wici doona/ i soo wacaya Cabdi”.Ma dhihi kartid ”Cabdi oo rajaynayo in uu shaqo helo”, laakiin dheh ”Cabdi oo rajaynaya in uu shaqo helo”, iyo ”shaqadaasoo uu ka rajaynayo mustaqbal wanaagsan”.Warbaahinta maanta waxaa caado u noqotay in ay dalalka iyo magaalooyinka magacyadooda ku sheegaan af ingiriisi.Tusaale ahaan wax ay yidhaahdaan oo qoraan South Africa oo ah Koonfur Afrika, South Sudan oo ah Soodaanta Koonfureed,Syria oo ah Suuriya, China oo ah Shiinaha, North America oo ah Waqooyiga Ameerika, Jerusalam oo ah Quddus, WestBank oo ah Daanta Galbeed iqk.Wax aan reer koonfurka canaanta u gu la dhacay waa ay u gu sii daran yihiin, laakiin warbaahinta afka soomaaliga kushaqaysa oo dhami dhaliilaha waa ay lee dahay. Tusaale ahaan giddigood waxaa caado u ah in ay adeegsadaan erayo tiroyar oo ay ku soo celceliyaan halkii ay af soomaali badan ku dhaqmi lahaayeen. Waxaa kale oo caado u ah in ay dhawr erayiskaga wada daydaan iyaga oo weliba marar badan si gef ah u adeegsada. Tusaale ahaan erayga baqoole waa ay bahdileenoo nuxurkii ka qaadeen. Baqooluhu waa socod la sameeyo waqti aad u xaddidan oo ku beegan maalinta badhtankeeda.Waqtiyada kalena magacyo socodkooda la gu tilmaamo ayay lee yihiin, sida jarmaade/kallahaad, dhalandhoo, carraabe,gudoodi iyo guure. Qof saqdhexe dhoofay bay dhahayaan “wuu baqoolay”.OdhaahOdhaahdu waa hadal murtiyeed dhacdo taariikheed ka dhashay, waxaana la soo qaataa kolka la la kulmo si la mid ah tii ayku baxday. Badanaa waxaa la raaciyaa ka sheekaynta qisadii ay ku timid, haddii kale murtideeda iyo dulucdeeda oo dhanla heli maayo. Maahmaahda iyo odhaahdu is ku mid ma aha, wax ayna ku ka la duwan yihiin, maahmaahdu wax ay qaadataahalqabsiga ah ”Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa…”, odhaahdu se taa ma qaadan karto. Tusaale ahaan soomaaliduwax ay ku maahmaahdaa ”Oodi ab ka dhow”. Taa beddelkeeda, nin doonayay in uu hangool goosto waxaa laga sheegay”Hangoolkaygii labadii farraar geed baan ku soo arkay, gadhkii geed baan ku soo arkay, samaydiina geed saddexaad baanku soo arkay, waxaanan garan la’ahay sidii isu gu keeni lahaa!” Wax ay se u eg tahay odhaahdu in ay maahmaahda dhashay,oo maahmaah waliba markii hore wax ay u baxday hab odhaaheed, dabadeed qunyar qunyar ayay u noqotay maahmaah.Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd”47

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!