17.06.2015 Views

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Waxaad u maleynaysaan

ka badan baan awoodaa!

Ma ogtahay mise hore

u maqashey …

Maxa xiriir ah ayaa

ka dhaxeyn kara

dhaqhdaqaaqa, ciyaarta,

cunto caafimaad leh,

ilko wanaagsan oo

lahayn Kariyes ilko

bolol Iyo hadal

barashada caruurta?

Maxay ka yiraahdeen

Khuburada darsa arintan?

Tusaale maalin walba loo baahanyahay: Maxaynu

ilmaha yar u qaban karnaa oo la taaban karo!

Caruurta waxay u baahanyihiin

khibrad markey timaado cayaarta ama

dhaqdhaqaaqa, luqad ku kaalmeey

micneheedu waxa weeye ilmaha u

ogolow waqti uu dhaqdhaqaaqo ama

boodboodo, socdo, ordo, ciyaaro

(ku dheelka muusikada) way isku

xiran yihii mana kala maarmaan Afka

iyo Boodboodida.

Marka ilmaha uu cayaaraayo, gaar

ahaan, uuna ka dhaqdhaqaajinayo

faraha ama hawsha u fara

dhuudhuuban yahay. Markaa waxaa

hubaal in isla shaqeynta ama ka

dhaqdhaqaajinta afka iyo carabka

ay aad u fiicantahay oo hadalkiisana

wanaagsanaan doono.

Waa muhiim ilkaha toosan, maxaa

yeeley ilmuhu wuxuu markaa si

fiican u baranayaa Hadalka fasiixa

ah. Wuxuu ka midyahay luqada

barashadeeda.

U ogolow ilmahaaga yar in uu

qabsado derbiga keligiis oo asaga

keliya is dheeli tiri karo miisaankiisa,

ina ogolow cuntada in uu faraha ku

cuno, in uu biyaha ku cabo waxyaalaha

ilmaha ay sharaabka ku cabaan geey

ilmahaaga meesha ay caruurta ku

cayaaraan iyo waliba jardiinooyinka

waaweyn amaba meelaha magaalada

ka baxsan, la shax una ogolow in

uu barto sida maqaska wax looga

gooyo. Laakiin keliya marka adiga la

joogtid, waxba haka baqin waxba

kuma dhacayaan ilmahaaga, sidaas

wuxuu ku baranayaa dhaqdhaqaaqa

iyo in uu fikirkiisa wax badan ugu

kordhaan.

Si fiican ula soco ilkaha ilmahaaga,

hana u ogolaanin in ka badan 3 sano

unii nuugo juujada. Ama ka goy.

Cunto caafimaad leh iyo si waxyaalo

uu qaniino taasi waxy muhiim u

tahay ilkaha.

Ilmaha ha barin marka horeba

cabitaanada mac-macaan, ama ha

siinin cabitaano macaan.

7

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!