17.06.2015 Views

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Ila hadal ina dhageyso!

Ma ogtahay mise hore

u maqashey …

In ilmaha keliya

maqalkooda fiicanyahay,

si fiicana u hadal baran

karaan? Intaa ka dibna

ma ogayd ilmo yar marka

lagula hadlo dhawaaq

dheer in uu hore u

maqlo?

Maxay ka yiraahdeen

Khuburada darsa arintan?

Tusaale maalin walba loo baahanyahay: Maxaynu

ilmaha yar u qaban karnaa oo la taaban karo!

Maqalka oo wanaagsan wuxuu

aasaas u yahay hadal wanaagsan ilmo

caafimaad qaba waa inuu lix bilood

ka dib uu bilaabaa (hadaaq), dadka

waxay yiraahdeen isku dayo in uu ka

daba dhaho, ama asagaba isla hadlo,

haddii intaa laga waayo waa in

maqalkiisa la hubiyaa ama dhakhtar

eegaa.

Ilmaha maqalkoodu xunyahay bilaha

ugu horeeya ayuu dhawaaqoodu

dheeryahay, kadibna inyar in yar bay u

aamusaan ama dhogoole u noqdaan.

Ku hadalka cod dheer ilmaha yar

waxay soo jiidaneysaa xiisahooda,

sidaa darteed ilmaha yar hore ayuu

u bilaabaa inuu qoslo.

U fiirsada ilmihiina lix bilood

ka dib, dhawaaqa ama jabaqda ma

maqlayaa? Madaxa ma kuu soo

jeedinayaa markaad u dhawaaqdid?

Saacadaha lagu ciyaaro ama wax

guuxaaya, waa waxaa ugu fiican ee

ilmaha xiisihiisa aad ku soo jiidan

karto.

5

Marar badan la hadla ilmaha yar,

waxaad ogaan doontaa in uu si

fiican kuu maqlaayo iyo in kale.

Ka dama dheh wuxuu ilmaha yar

ku dhawaaqayo ama la hadaaq,

markay naasnuuga yihiin u sheekeey

ama u sheeg waxa aad waqti

xaadirkan sameyneysid ama aad la

rabtid in aad u sameyso ilmaha yar

Ilmo walba wuu jecel yahay in loo

heeso ama tix amaan ah loo tiriyo.

La xiriir marwalba oo ilmaha yar

dheg xanuunto dhakhtarkaada,

ama qeybta waalidka la taliya ee

xaafadaada.

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!