17.06.2015 Views

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Li ogoloow in aan hadlo

ama sheekeeyo!

Ma ogtahay mise hore

u maqashey …

Caruurta ma u fiicantahay

in mar walba la saxo lana

yiraahdo ku soo celi?

Maxay ka yiraahdeen

Khuburada darsa arintan?

Tusaale maalin walba loo baahanyahay: Maxaynu

ilmaha yar u qaban karnaa oo la taaban karo!

Sixitaanka badan hamiga ilmaha ee

afbaradka ayey hoos u dhigtaa, ama

farsamada in aad adigu ku dhawaaqdo

sida saxa ah ka dibna tiraahdo ku celi

waa mida ugu fiican afka barashadiisa.

Ilmaha marwalba kuma tusaan waxay

awood u leeyihiin, waxaa badanaa

dhacda in uu wax badan fahmo

ama fahamsanyahay laakiin uu hadal

yaryahay (Af gaabnaan).

Caruurta waxay u baahan yihiin waqti,

sida miraha (Abuur, ama Xiniin) marka

la abuuro in uu geed weyn noqdo

waqti ugu baahanyahay Marka ilmaha

ay ku barbaaraan labo luqadood mid

bay si fiican u bartaan ama noloshooda

raad ku reebtaaa, kan kale wuxuu

noqdaa mid aan si fiican loogu

dhaqmin ama aqoon Laakiin geedi

socodka nolosha taasi waa isbedeli

kartaa, oo waxay ku xirantahay hadba

heerka ama dadkuu la noolyahay,

Matalan ilmaha aan u dhalan Afka-

Jarmalka, markey dhexgalaan ilmaha

Jarmalka ah ama la saaxiibaan waxay

horeba u iloobaan ama uga dhuma

Afkoodii Hooyo.

Mar ilmaha si qalad ah u hadlaayo,

ugu soo celi ereygii uu qalday ama

weedhii oo isku xiran Adigoo sida

saxda ah ugu dhawaqaya, haku

qasbin in uu si xoog ah oo sax ah

ugu dhawaaqo.

Adiga is deji oo si raxmadi ay ku

jirto ugu sheeg markay timaado in

uu ku hadlo erey cusub U yeelo

dulqaad badan, kula hadal ilmaha

afkaada hooyo, xataa haddii uu

ilmuhu af-Jarmal kuugu soo

jawaabo, marka uu ilmuhu laba

luqadood ku korayo, waxaa dhici

karta labada af ama luqadood in

uu muddo dheer uusan ku hadlin

amaba isticmaalin.

Marka uu waqtigaa marayo, haku

qasbin ee si raxmad leh ugu

dhaadhici barashada luqado badan

in ay faa,iido badan u keeni doonto

mustaqbalka sidaa daraadeed waa

muhiim barashada ama ku hadal

ka labada luqadood.

9

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!