17.06.2015 Views

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Hallo- Idinku ima arki

kartaan laakiin anigu waan

idiin maqli karaa!

1

Ma ogtahay mise hore

u maqashey …

Ma ogtahay In aad ilmaha

caloosha ku jira aad la

sheekeysan kartid

adiguna u tahay macalin?

Maxay ka yiraahdeen

Khuburada darsa arintan?

Tusaale maalin walba loo baahanyahay: Maxaynu

ilmaha yar u qaban karnaa oo la taaban karo!

Ilmaha caloosha ku jira waxay bilaabaan

in ay hadalka maqlaan isagoo

4 bilood calooshii hooyadii ku jira,

wuuna ka garanayaa codka hooyadiis

codadka kale.

Raad weyn bey ku reebtaa Afka Hooyo

in tuusan dhalan ka hor, Muusikada,

jaanta, ama dhawaaqyada kale.

Waalidka waxay tusaale fiican u yihiin

sanadka koowaad ee ilmaha, sidaa

daraadeed waa muhiim in lagu fekero

inta uusan dhalan ka hor, Afkee

baan kula hadalnaa ama aan barnaa

ubadkeena markuu dhasho ka dib.

U sheekeey ilmahaaga caloosha

ku jira, iyo waxaad jeclaan lahayd

inuu maalin maalmaha ka mid ah

aad aragto asagoo sameynaya.

U diyaargarowga Afkee ama Afafkee

baad jeclaan lahayd ilmahaaga

inuu guriga ugu hadlo Hadaba

arimahaas oo dhan waxaad kaga

bogan kartaaam ama kaa caawin

doona sidaan soo socota:

Kula hadal ilmaha yar afkaada hooyo,

ama afkale oo aad si fiican u taqaanid

ama aad iskaga kalsoontahay

Afkaasoo noqon kara mid ereyo

badan aad ilmahaaga ka bari kartid,

kaa soo saldhig fiican ama aasaas

u noqon doona barashada ilmaha

afafkale mustaqbalka. (micnaha guud

waxaa weeye marka hore bar ilmaha

yar Afkaada Hooyo-Af-soomaali,

Afafka kale wey ugu sahlantahay

markuu afkiisa Hooyo yaqaano).

Markuu waalidka yaqaano Afaf

badan ama luqado badan waa arin

aad u fiican ku barbaarinta ubadka

luqadaha badan, markaa labada

waalid waa in uu ilmaha kula hadlaa

qofba miduu si fiican u yaqaano

Marka ilmahaaga wuxuu tusaale

fiican ka qaadanayaa labada dhinac

ee waalidka ama labada Af ee

guriga loogu hadlayo.

Hadba afka aad go,aansataan in

aad guriga ugu hadashaan waana

arin xasaasi ah in ilmaha yar Afka-

Jarmalka barto, Afka-Jarmalka oo si

fiican u barto ilmaha waxay ka

caawineysaa in si fudud saaxiibo

badan u yeesho iyo in waxbarasho

sare helo iyo waliba is dhexgalka

bulshooyinka kala duwan ee ay

isla noolyihiin Ilmahaaga wuu baran

doonaa Af-jarmalka xataa haddii

aad guriga kula hadleysid afkale

ama Af-soomaali.

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!