17.06.2015 Views

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Waa in laygi cisaa ama

sharafaa waxaan ahay

(ama sidaan ahay)!

Ma ogtahay mise hore

u maqashey …

Isku kalsoonida inuu

yahay aas-aaska ugu

fiican horumarka luqada

ee caruurtiina?

Maxay ka yiraahdeen

Khuburada darsa arintan?

Tusaale maalin walba loo baahanyahay: Maxaynu

ilmaha yar u qaban karnaa oo la taaban karo!

Caruurta horumarkooda iyo

afbaradkooda waxay ka dab qaataan

waalidka, waana in la dareensiiyaa

in la jecelyahay uuna ka mid yahay

qoyska, si kalsooni buuxda u helo

waan qeyb muhiim ah horumarkiisa.

Canuga wuxuu u baahanyahay inuu

helo Nabad. waana inuu ogaan

karo waqtiga waalidku aysan u hayn

firaaqo, oo waqti xaadirkan aysan

suurogal ahayn in ay dhegeystaan

ama la sheekeystaan, waana in loo

sheegaa ilmaha yar mardambe ay

kala sheekeysan karaan wuxuu rabo

in uu waalidka u sheego Waana in

loo sheegaa ilmaha sababta suurogal

u ahyn watiga hadda la joogo.

Maalintii waa waqti badan, ayaad

ka siin kartaa ilmahaaga si aad ula

munaaqashooto (sheekeysato)

Sidaa daraadeed waaxaa waajib

kuugu ah in aad bilowdo ilmaha in

aad sidii qof weyn oo kale ula

sheekaysato laga bilaabo maalinta

uu dhashey.

Uga sheekeey waxaad la

damacsantahay in aad u sameyso

tusaale ahaan (markaad doonaysid

in aad u qubeyso, ama cunto

3siiso).

Markuu ilmaha ooyo, dareensii in

aad la joogtid ama aad ka xuntahay

oohintiisan dareensiina koolkoolin

Haku aamusinin ilmaha been oo

waxaad sameyn doonin ha u sheegin

waayo taas ilmaha waxay u

keeneysaa kalsooni la, aan, wixii

aad ka balanqaadeyna u samey.

Si fiican u dhageysta ilmihiina,

lana hadla oo hadalka haku reebina,

kana dhageysta wuxuu rabo in uu

kuu sheego hana ku goynina

hadalka amaana.

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!