17.06.2015 Views

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

Qoraal yar oo lagu caawinaayo waalidka caruurtiisa da ... - Buchstart

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Hayaddaha dowliga ah

ee caawiya ama talo siiya

waalidka.

Hooyo und Aabe talosiinta Graubünden

Xafiiska la talinta hooyada iyo aabaha waxaad

su,aalo ka weydiin kartaa caafimaadka,

Quudinta, Koritaanka ilmaha naasnuuga ah

iyo kuwa yar yar. Waxaad ka heleysaa dad

khibrad u leh arimahaas oo talo kaa siinaya

xagga Tarbiyadda caruurta, waxaana suurogal

kuu ah in aad baratid waalidiin kale.

Lataliyayaasha xaafadaada jooga waxaad ka

heleysaa cinwaankan hoos ku qoran

www.muetterberatung.ch/gr

Xafiiska dhexe ee dowladda

Waxaad ka helaysaa warbixino ku saabsan

kobcinta caruurta, inta aysan gaarin xanaanada

u diyaarinta, xanaanada, intaas oo warbixino

eh oo dhan waxaad ka helaysaa xafiiska

xaafadaada.

Madxafyada iyo meelaha buugaagta

lagu keydiyo

Madxafyada ku yaala xaafadaada ayaa diyaar

kuula ha in ay ku amaahiyaan buugaag.

Waxyaalaha caruurta lagu ciyaarsiiyo weydii

shaqaalaha madxafka. Waxaad oo kale oo aad

weydiin kartaa in ay hayaan buugaagta caruurta

eeafkaada hooyo. Magaalada CHUR waxaad

ka heli kartaa madxaf caalami ah oo loo yaqaan

VOSSA LINGUA. Oo ku keydsan in ka badan

15 luqadood oo aad ka soo amaahan kartid.

www.vossa-lingua.ch

Waxbarashada dadka waaweyn ee

Graubünden

Tarbiyadda caruurta waa shaqo aad u culus,

naadiga waalidiinta ee Graubuenden waxay

diyaar kuula yihiin waxbarasho kala duwan

waalidka iyo dadka ku mashquulsan tarbiyeynta

caruurta.

www.elternbildung-gr.ch

Xafiiska talosiinta dhalaanka iyo

hooyada ee Graubünden

waxay kaala talineysaa in ay kaa caawiso in

ilmaha lagaa hayo ama meel laguu geeyo ama

shaqada guriga lagaa caawiyo.

www.kibe-chur.ch

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!