03.05.2021 Views

Siouxland Magazine - Volume 3 Issue 3

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Inclusive Peek – In Somali

Maxaa looltan ah oo kula soo gudboonaaday intii

aad ku noooleyd Siouxland?

Markaan u soo guuray Siouxland waalidiintay waxay

keeneen aniga iyo walalkay.

Walaalkay markii uu jiray 4 sano, waxaan jiray 6 sano,

waxaan kabooday wax barashada xanaanada, waxaana

bilaabay heer ka koowaad taas oo aad iigu adkeeyd

markii hore.

Siouxland Magazine | Converse / 15

Sababtoo ah waxaan u baahnaa in aan barto sida

wax loo aqriyo iyo loo qoro Ingiriiska. Waxay ahayd

xaalad aad u cabsi badan, adoon garaneeyn waxa aad

samaykarto adoon fahmayn waxa dadku idhahayaan.

Waqtiga intiisa badan waxaan ku qaatay ischoolka

hoose si aan olaqabsado luuqada ingiriiska fasalada

lagubaro luuqada labaad. Tani waxay noqon kartay mid

iifududeysa waqtiga soo socda waxaana awooday inaan

kagudbo caqabadahaas.

Sidee Siouxland kuu soo dhawaysay?

Siouxland waa bulsho soo dhawayn leh koox ahaan iyo

wax qabad ahaan ba, waana kaqeyb qaadan kartaa.

Waxaan aad ugu farax sanahay inaan ka qaybqaato

hogaanka dagmada Dakoda county.

Kaqeyb qaadashada hogaanka waxay itusisay bulshada

aan ku soo dhexkoray. Nasiib wanaag ayay ii ahayd inaan

kaqayb galo dhamaan tababarada, waxaana booqan

karay goobo cusub iyo inaa barto warbixino cusub guud

ahaan dagmada Dakota County. Waxaan ku dhiiri galin

lahaa qofkasta oo doonaya in uu ka qayb galo lana kulmo

dad cusub, kasoo qayb gal oo kamid noqo koox da wax

qabadka bulshada.

Maxaad rabtaa in dadka Siouxland ay ogaadaan?

Waxaan rabaa in dadka Siouxland ogaadaan caqabad

kasta oo aad wajahdo, waa dhacdo aad wax kabarato.

Dhacdooyin kaas waxaa awood u yeelan doontaa inaad

gadaal ufiirisid waxa ay katarjumayaan.

Waxkasto oo natiijadu tahey midqaldan iyo mid saxsan,

ma go aamin doonaan mustaqbal kaaga sababtoo

ah markasta waxaad awood u leedahay inaad wax

kabadasho waxna kabarato.

Photo Credit Jetske Wauran.

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!