11.07.2015 Views

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Asmara qayb ka mid ah oo aan taageero weyn ka haysangudaha iyo dibedda midna iyo TFG oo Dalambaabi ah ayaaqoorta laysu geliyey, iyadoo aan haba yaraatee aan ladhegeysan kooxihii kacdoonka ka waday gudaha kuwaas ooaan ku qancin sida wax loo maamulay farahana ka qaadayhalgankii ay ku jireen, maaddaama aan iyaga wax tixgelin ahlaga siin dib u heshiisiintii Jabuuti. Talo <strong>Ma</strong>roorsigaas iyotixgelin la’aantaas waxa ka faa’iideystey kooxihii markii horabakasoo horjeedey sida Al Shabaab iyo Xisbul islaam. <strong>Ma</strong>daxdaARS waxay rajeynayeen haddii iyaga oo madax ah ay dalkaku soo laabtaan iney heli doonaan taageerada dadweynaha ,taasina ma dhicin. Bulshada caalamkuna waxay rajeyneyseyin haddii ARS ay ku soo biirto TFG ay keeni doonto nabad ,isbeddel iyo horumar taasoo aan iyana dhicin. Waxaa dhacaykala shaki, danaysi iyo is aamin la’aan soo dhexgashay tiirarkiiMuqaawamada taasoo meeshii loo wada guntan lahaa indalka lagu soo celiyo nabad iyo horumar keentay niyad jab iyokala furfuran. Arrintaa waxaa ka faa’iideystey kooxihiidoonayey in Muqaawamada la Caalamiyeeyo waxaana kadhashay dagaal ka dhibaato iyo khasaara badan kii ladaminayey iyo dabka hadda laga wada dareensan yahayGobolka Geeska Afrika lagana baqayo inuu wada gaarocaalamka oo dhan. Arrimaha aan kor ku soo sheegnay iyoguul darrooyinka mar walba soo foodsaaraya dadaalka loogujiro dib u soo celinta iyo dib u heshiisiinta Qarankasoomaaliyeed waxaa saldhig u ah:--<strong>Ma</strong>amul Xumada Shirarka loo qabto Dadka Soomaaliyeed,-- is Muquuninta Soomalida dhexdooda ah- u Adeegidda danaha Shisheeyaha- iyo iyadoo aan si cilmi ah arrinta loo dersin ee sidan balhalagu dayo ay ku socoto.13

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!