11.07.2015 Views

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

maxaa yeelay waa ciidanka dalka oo keli ah kan meel kastaoo ay galaan argagixisadu ugu geli kara ,markaa ka dib waain dalka doorasho laga qabto oo loo dhiso dawlada isku filan,sidii laga sameeyey Afganistaan iyo Ciraaq.--Amniga GudahaXagga amniga waxaa jira amni xumo aad u baahsan oo gaarahaan ka jirtadegmooyinka aydawladdu ka taliso.Ciidammada dawladdadad dharkooda wata oohubaysan ayaa jira,kuwaas oo ku lug leh amashacbiga u geystaburcadnimo hubaysan,kufsi iyo isbaarooyin.Waxa jira dad inta waxdila aan la qaban <strong>Ka</strong>rin,inkastoo dad dad diley la qisaasay, haddana ninka xoogga lehweli si buuxda looma qaban karo , sharcigana lama horgeeyo.<strong>Ma</strong>rar badan waxaa la maqlaa Guddoomiyaha maxkamaddaciidammada oo ka cabanaya inuu gacan ka waayey talisyadaciidammada oo soo qaban waayey gacan ku dhiiglayaal daddiley si sharciga loo horgeeyo. Cidammada dawladda ayaamarar badan dhexdooda is rasaaseeya oo ay dad badan oorayid ah ku dhintaan waxna aan laga soo qaadin. Shacbigawaxaa lagu laayaa meelaha kontoroollada marka ay lacagbixin waayaan ama ay la kulmaan is rasaasaynta ciidammadadhexmarta waxna lagama soo qaado.36

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!