11.07.2015 Views

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Arrintani waxay u sahashey in isaga iyo kooxdiisu dejiyaanbarnaamijyo saameyn weyn ku yeelanaya masiirka qarankanoo aan lagala tashan dadka Soomaaliyeed intoodabadan,hase yeeshee ay qorsheeyeen in dadka khasab lagujiirsiiyo.Waxaa aad loo kala furfuray oo khilaaf ballaran la dhexdhigaykooxihii markii hore laysu soo ururiyey oo dibuheshiisiinta loosameeyey.Waxaa khilaaf la dhexgeliyey barlamaanka khilaafkaas oo uuqayb ka yahay wakiilka xoghayaha guud iyo barnaamijyadiisumaxaa yeelay khilaafka barlamaanka wuxuu ka dhashaydiidmada la diidey in roadmapka la geeyo baarlamaanka iyoku xadgudubka axdiga qaranka .Sidoo kale arrimaha ka dhashay barnaamijyada aan kor kusoo sheegnay waxay keeneen in qabaa’il badani ay kudhawaaqaan iney kalsoonidoodi kala noqdeen dawladdamaaddaama ay ku xadgudubtey axdiga qaranka.Dr.<strong>Ma</strong>higa waa nin la murma kooxo badan oo ka mid ahbulshada Soomaaliyeed, oo mar kasta khilaafabuura.Murannada Soomaalida dhexdooda ah ee uu ku lugyeeshay waxaa ka mid :a-Khilaafka BarlamaankaWuxuu si cad ula safantay Guddoomiye Shariif Xasan isagookor iyo hoosba u sheega inuu taagersan yahay.16

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!