11.07.2015 Views

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

dalka la soo geliyey iyadoo aan Barlamaanka la marin,kuwaas oo xasuuq u geystey dad rayid ah oo aan waxbagalabsan. --4- Wuxuu ka meermeeray inuu keeno Barlamaanka Road-<strong>Ma</strong>p-ka isla markaa isagoo ku hawlan fulintiisa kuna shaqeeyawaxyaabihii ka dhashay;-5- wuxuu magacaabay guddiyo aan sharci ahayn sida guddigakhubarada Dastuurka iyo guddiga Ansixinta Dastuurkaarrintaas oo horay si sharci ah guddi loogu xilsaaray.-Dawlad Xumada uu keenay <strong>Ka</strong>mpala Accord:--- In dawladdii isu beddeshey`kooxo is barbaryaaca, iyadoomadaxda dawladda sida <strong>Ma</strong>daxweynaha ,AfhayeenkaBarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaruhu ay u muuqdaan kuwaaan is ma talin oo midba gaarkiisa u socda, taasoo meeshaka saaraysa ama is dhexgelineysa awoodihii sharciga ahaaiyo waajibaadkii uu masuul walba gaarkiisa ugu xilsaarnaa.-- Inuusan jirin wax isla xisaabtan ah, waxaa lumay miisaankiiiyo isla xisaabtankii Hayadaha dawladda ka dhexeeyey iyadooxukuumaddu ka baxday kortoroolkii Barlamaanku ku kormeerijirey ,waqtiga la joogana ma jirto cid xukuumadda xisaabinkarta ama la xisaabtami karta.-- In sharcigii la laabay, iyadoo ku dhaqanka qodobbo badanoo ku jira axdiga ku meel gaar ah ku dhaqankooda layskadhega tiray sida kuwa ku saabsan awoodda shacbiga ooBarlamaanku wakiilka ka yahay oo ay laga maarmaanta tahayarrimaha taabanaya masiirka dalka in Barlamaanka la mariyo.Waxaa si aan habboonayn loo maamulay qaabkii uu axdigu udhigay samaynta Dastuurka Qaranka, Xasaanaddaxildhibaannada iyo guud ahaan arrimaha sharci dejinta.-24

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!