11.07.2015 Views

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

haddana waxaa fashaliyey kooxihii hubaysnaa oo laga tegeyiyo Dawlado deris ah oo dano ka lahaa dalkan, kuwaas oomarkooda ka dhaadhiciyey dawladaha daneeya soomaaliya inshirweyne loo qabto iyadoo meel cusubna laga bilaabayodibna aan loo eegin dowalddii dhisnayd iyo wixii hore loogusoo heshiiyey.--Shirkii Embagathi 2004Soomaalidii waxay ku yaacday iyagoo Habaqle ah oo aan laysweydiin waxa loo socdo iyo waxaa laga damacsan yahaydalkooda. Waxaa laysku ciriiryey meel la seexdo iyo wixii lacuni lahaa, yaa ergo noqonaya iyo sidee wax loo qaybsadaa,yaa Barlamaanka gelaya iyo yaa xukuumadda ka midnoqonaya. <strong>Ma</strong>amulkaas oo dhanna soomaalidu talaba kumalahayn ee dadka waxaa wax u qaybinayey dad shisheeye ahoo soomaalidu gacanta u gashay.Waxaa mudnaanta koowaad la siiyey kooxihii hubaysnaa amaqabqablayaashii dagaalka waxaa hoos loo dhigay mudnaantiiay lahaayeen kooxihii kale. Waxaa la sameeyey saxiixayaashiioo u badnaa qabqablayaashii dagaalka kuwaas oo loo bixiyeyhoggaamiyeyaasha siyaasadda qof aysan qorinna aanumeesha waxba kahelayn.9Dadkii kale waxaydani ku khasabtayiney ama iskatagaan ama ayiyagagalaan.hoosWaxayqaateenBaarlamaankiixukuumaddii iyo<strong>Ma</strong>daxdii Qaranka

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!