11.07.2015 Views

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

<strong>Ma</strong>daxda Dawladaha deriska ahi weligood ma qarsan ineysanSoomaaliya dawladnimo la rabin, xasuuso oraahdii<strong>Ma</strong>daxweynihii hore ee dalka Kenya Arab Moi iyo WasiirkaArrimaha Dibedda Watangula oo hore u qiray ineysanSoomaaliya dawlad la rabin, akhriso maqaal uu qoraywargeyska Daily Nation oo sheegay in Kenya iyo Itoobiya ayqaybsan doonaan Soomaaliya iyagoo u maraya <strong>Ma</strong>amulka aySoomaaliya u dhiseen .--Dawladaha Deriska ah Dani ma ugu jirtaa SoomaaliyaGobollo ah.—Dagaalka sokeeye ee Soomaaliya iyo Itoobiya ka dhacaywuxuu gobolka ku soo kordhiyey iney aad isu dhexgalaanshucuubta ku nool gobolkan geeska Afrika ayna sooyaraadaan cuqdado badan o o ay kala qabeen shucuubta kunool geesku.Dadka Soomaaliyeed waxay u qaxeen dalal badan oocaalamka ah oo ay ugu muhimsan yihiin kuwa deriska ah,halkaas oo ay masaalix iyo ganacsi badan ku yeesheen aynadoonayaan iney siihorumariyaan;,dad badan oou dhashay dalalka deriskagaar ahaan keenya iyoEthopia waxay shaqooyin iyoganacsiba ku yeesheenSoomaaliya,kaasoo haddiidalku dego la sii wanaajinkaro. Sidaas darteed waxaaka muuqda gobolka saadaal cusub oo sheegeysa inshucuubta gobolku ay leeyihiin fursado cusub oo u suurtagelinkara is dhexgal iyo wada noolaasho ka fiican kii hore.44

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!