11.07.2015 Views

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

aan ummadda loo sheegin, oo madaxda laga rabey ineyfuliyaan wax aan u cuntameyn una qalmin ummaddasoomaaliyeed, lagana cabsanayey in Baarlamaanku uu horistaago.--Si loo fuliyo qorshayaashaas, waxaa la go;aamiyey in:--a) la cuuryaamiyo awoodda Baalamaanku u leeyahay in uujoojiyo waxyaabaha la qorsheeyey,oo aan u cuntami <strong>Ka</strong>rindalka iyo dadka.--b) In <strong>Ma</strong>daxda hawshaas qabanaysana laga ilaaliyo in tallaabosharci ah laga qaado.--<strong>Ma</strong>rkaas ka dib waxaa isa soo tarey talaabooyinkii laguhirgalinayey qorshayaashaas, kuwaas oo ay ka mid yihiin:--1- In shaqada Baarlamaanka la joojiyo iyadoon si rasmi ah looshaacin,sida shirarkiisa,iyo Barnaamijyadii iyo sharciyadii aydawladdu keeni lahayd in lala garab maro.--2- In la sameeyo qorshayaal la xariira masiirka dalka iyadoo aanloo marin waddo sharci ah ama aan barlamaanka la marin,sida arrimaha hadda socda oo ay ka mid yihiin Road-<strong>Ma</strong>p-kaiyo shirweynaha la doonayo in la qabto , kuwaas oo ay ahaydin marka hore sharci lagu saleeyo. --3- In la sameeyo Hayado iyo guddiyaal sharci darro ah oo meelmariya qorshayaashaas. Waxaa la sameeyey guddiyo aan lasharciyeyn sida guddiga khubarada dartuurka, oggolaanshahadastuurka iyo shirweynaha.--4- In la soo galiyo ciidammo shisheeye oo aan wax koontarool ahiyo waqti midna ku xadidneyn.--5- In la difaaco madaxda la isticmaalayo. Waxaa aad la yaab uleh in Ha’yado iyo ururro badani iyo xataa dawlado , ay aadisugu mashquuliyeen difaaca shakhsiyaad meeshii ay xoojinlahaayeen nidaamka iyo sharciga.--26

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!