11.07.2015 Views

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay ... - SomaliTalk.com

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

dalalka reergalbeedka ah kuwaas oo u socdey iney ku biiraanAlqaaciddada Geeska Afrika.Dagaalyahannadaasi oo ay kamid ahaayeen dad asal ahaan kasoo jeeda Bakistaan,Poland,Bangaladesh, Afrikaan iyo Carab waxay intooda badanwateen dhalashada dalalka Ingiriiska iyo Faransiiska.Cunaqabataynta Hubka--Guuldarrada haysata ciidanka dalka waxay inta badan katimaaddaa taya xumada qalabka ay haystaan , yaraantasaadka,iyo mushaar la’aanta haysata. Kooxaha mucaaradkaah ee dawladda ka soo horjeedaa waxay hubka ka helaanSuuqa <strong>Ma</strong>daw , kaas oo ayan marna saamayncunaqabataynta Qarammada Midoobey ay dalka ku soorogtey. Qof kasta oo Suuqa <strong>Ma</strong>daw ee Soomaaliya Hub karaadsada si fudud ayuu ku heli karaa inta uu doonana wuu helikaraa.--Cunaqabataynta Qarammada midoobey ay Soomaaliya kusoo rogtey waxay saamayn weyn ku yeelatay ciidankaqaranka maxaa yeelay dawladdu waxay hubka ka heshaa ilorasmi ah (Official Sources) oo keli ah, taasina waa sabab kamid ah sababaha uu u dhismi la’yahay Ciidan Soomaaliyeedoo waxtar leh.--Caalamka oo fududaystay soo celinta Amniga--Waxaad mooddaa sida caalamku u wajahayo arrimahaSoomaaliya inaan la siin mudnaanta ay leedahay.Mushkiladdani ma aha mid Soomaaliya ku ekaanaysa . <strong>Waa</strong>arrin mabda’ ku salaysan oo si fudud loogu faafin karoadduunka oo dhan oo aaney jirin meel ka badbaadaysa.Ciidammada hadda Al Shabaab u dagaallama waxaa lasheegaa iney ka kooban yihiin waddama badan, oo ay ka midyihiin Carab, Afrikaan, Yurub, <strong>Ma</strong>raykan iyo Aasiya, kuwaas34

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!