12.07.2015 Views

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Haddii ilmahaaga aad qortay duugsi gaar loo leeyahay oo aad kharashka adigu aadqabto ama aad gurigaaga wax ku bartid, oo aanad bixin oggolaanshaha bilowgaqiimeynta ilmahaaga ama dib-u-qiimeynta ilmahaaga, ama aad ku guuldareysato ka soojawaabidda codsiga bixinta oggolaanshaha, degmadu laga yaabaa ineyna isticmaalinqaabsocodka dhexdhexaadinta si loo helo oggolaanshahaaga ama la isticmaaloqaabsocodka dhageysiga leh xuquuq dhowritaanka sharciyeed si looga dulbaxodiidmadaada. Degmada waliba loogama baahana inay u qaddariso ilmahaagu inuu uqalmo inuu helo adeegyo dugsi gaar loo leeyahay oo cadaalad ku fadhida, oo ahadeegyo loo diyaariyo ardayda waalidku-hayaan ee dhigata dugsiyada gaarka ah ee uqalma waxbarashada gaarka ah.Qiimaynta Madaxa-Bannaan ee Waxbarashada34 CFR §300.502; WAC 392-172A-05005Haddii aaadan ku raacin qiimayn ay dhammays tirtay degmada dugsi, adiguwaxaad xuquuq u leedahay in ilmahaaga u qiimeeyo qof aan u shaqeyn degmadadugsi. Mararka qaarkood, degmada waxa laga rabaa inay bixiso qiimeynta (IEE).Waxaad xuquuq u leedahay inaad u heshid ilmahaaga qiimeynta waxbrashadamadaxa-bannaanida ah (IEE) haddii aanad ku raacin qiimeynta ilmahaaga ee aysameysey degmadaadu. Haddii aad codsato IEE, degmadu waxaa ku waajib ah inayku siiso macluumaadka ku saabsan halkii aad ka heli lahayd qiimeynta waxbarashadamadax-banaanida leh (IEE) iyo waxa ku saabsan shuruudaha IEE-yada.QeexitaannoQiimayn waxbarasho oo madax-bannaan (IEE) micnaheedu waa qiimayn u qaadoimtixaan-qaade khibrad leh oo aan ka shaqayn degmada ka mas’uulka ahwaxbarashada ilmahahaaga.Kharashka dawladduu micnaheedu waa degmada ayaa kharashka qiimaynta oo buuxabixin ama hubin in qiimeynta hase yeeshe lagugu siiyo kharash iyada oon kugu kicinwaxba adiga.Xaqa Waalidku u Leeyahay Qiimaynta Kharashka Dawladdu BixisoWaxaad xaq u leedahay qiimeynta IEE ee ilmahaaga oo loo adeegsado kharashkadawladda, haddii aanad ku raacin qiimeynta ilmahaaga degmadu ku sameysay, iyagaoo ku xiran xaaladaha soo socda:1. Haddii aad u codsato IEE ilmahaaga kharash dawladeed, degmadaada dugsiwaxa ku waajib ah, dhexdeeda 15 maalmo taarikheed laga bilaabo codsigaaga,inay kuwa soo socda midkood ku kacdo: (a) inay xereyso codsi dhageysiqaabsocodka nidaamka xuquuq dhowrka leh in qiimeynta ilmahaagu habboontahay ama in qiimeynta ilmahaagu aad heshay una la kulmin shuruudahadegmada; AMA (b) inaad oggolaato bixinta IEE iyada oo kharashka dawladdaleh.9RussTech<strong>Somali</strong>_WAE2049f22 October 2009

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!