12.07.2015 Views

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

inay ku soo rogaan ka kaxaymo dugsi dheeraad ilmaha, oo aan ka badnayn 10 maalmodugsi oo isku dabaxigta ee dhacdooyinka ka gaarka ah ee anshax xumada, illaa inta kakaxaymahaasi ayna ahayn meeleyn beddel (fiiri Beddelka Meeleynta Sabab Ka-Kaxaymo Edbin ee qeexitaanka, hoosta).Marka ilmahaaga la kaxeeyo isaga ama iyada ku meeleyntooda hadda jirta wadarahaan toban 10 maalmo dugsi hal sano dugsi isku mid ah, degmada waa inay,muddada maalmo kasta oo ku xigta ee ka kaxaynta sannad dugsi, waa inay bixisaa,muddada ka kaxaynta maalmaha isku daba-xiga ee sannad dugsiyeedka, adeegyo illaaxadka laga rabo ee hoosta ku qoran madax-ka-hoosaadka Adeegyada.Awoodda Dheeraadka ahHaddii anshaxa ardayga xadgudubka galay aanay ahayn astaanta naafonimadailmahaaga (fiiri Astaanta Go’aaminta, hoosta) iyada oo la beddalyo meelaynta edbintaiyada oo aan ka badnaanayn 10 maalmo dugsiyeed oo ah maalmaha dugsiga ah ooisku dab xiga, shaqaalaha dugsi waxay ilmahaas u adeegsan karaan habka edbinailmaha naafonimada leh sida loogu sameeyo iyo wakhti ahaan inta lagu sameeyoardayda aan naafonimada lahayn, marka laga reebo inuu dugsigaasi siiyo adeegyadahoos lagu sifeeyey ee hoos yimaadda Adeegyada. Kooxda IEP-ga ilmahaaga ayaago'aamiya goobta waxbarasho ku-meelgaarka ah ee duwan ee loogu talagalayadeegyada ilmaha ee xaaladdan.AdeegyadaAdeegyada ay tahay in loo bixiyo ilmahaaga, markuu isagu ama iyada la kaxeeyeygoobta isagu ama iyadu ku meeleeysan yahay hadda ayaa dhici karta in lagu siiyo goobwaxbarashada duwan oo ku meel-gaar ah.Degmada loogama baahana inay siiso adeegyo ilmahaaga haddii isagu ama iyadu lagasaaray meeleynta hadda jirta ee isaga ama iyada 10 maalood dugsi ama wax ka yar eesannad dugsiyeedkaas, haddii ay siiso adeegyo ardayada aan noofonimada lahayn oosidooda oo kale la kaxeeyey mooye.Haddii ilmahaaga laga kexeeyey meeleynta hadda jirta ee isaga ama iyada wax kabadan 10 maalood dugsi ilmahaaga waa in la:1. U ku sii wataa helitaanka adeegyada waxbarashada, sidii awood loogu siin lahaailmahaaga in u ku sii wato ka qayb-qaadashada minhajka waxbarashada, inkasta oo ay goob kale, iyo in u horay ugu maro sidii uu ula kulmi lahaahadafyada loo dajiyey IEP-ga isaga ama iyadu leedahay, IYO2. Haddii anshaxa ilmahaagu unaa ahayn calaamad ka timid naafonimada isagaama iyada waa inay helaan , sidu ugu habboon, qiimayn anshax dhaqameed, iyoadeegyada wax-ka-qabadka iyo beddelka anshaxa, oo loogu talagalay si ay waxuga qabtaan xadgudubka anshaxa sidii mar kale ayna u dhicin.37RussTech<strong>Somali</strong>_WAE2049f22 October 2009

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!