12.07.2015 Views

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Eex-la’aanta DhexdhexaadiyahaDhexdhexaadinta waxa sameeya shaqsi u qalma, oo cidna aan u eexan, lagunatababbaray qaabab dhexdhexaadin wax ku ool leh. Shaqsigu waa inuu waliba noqdaaqof aqoon u leh sharciga iyo qawaaniinta la xiriirta siinta waxbarashada gaarka ah iyoadeegyada la halmaala. OSPI waxay qandraas la qaadataa haya’d ka baxsan iyadainay u sameyso dhexdhexaadinmaha. Haya’ddaas ayaa haysa liiskadhedhexaadiyeyaasha. Dhexdhexaadintu waxa loo asteeyaa si filiqsan, kaayesi leh,ama ku dhisan eex-la’aan kale. Dhexdhexaadiyuhu (1) ma aha inuu noqdo shaqaale katirsan OSPI, degmada ama haya’d kale oo ka socota gobolka oo si toos ah u siineysaadeegyada ilmaha arrintiisu qaabsocodka dhexdhexaadintiisu u socoto, iyo (2) ma ahainuu u lahaado dano ama khilaaf shaqsi ama xirfad ahaan Dhexdhexaadinta waxa loojadwalin qaab wakhti ku tiirsan oo lagu qaban doonaa goob kuu sahlan adiga iyodegmadaba.Faraqa u Dhexeeya Dhageysiyada Qaabsocodka Nidaamka xuquuqdhowrka leh iyo Baaritaannada Cabashada Muwaaddin eeWaxbarashada Gaarka ahDhexdhexaadinta waxa dheer, inaad adigu xaq u leedahay inaad isticmaashonidaamka cabashada ee gobolka ama aad weydiisato qaabsocodka dhageysiganidaamka xuquuq dhowrka leh si aad ugu xalliso khilaafyada lala leeyahaydegmada dugsi. Qaybta B ee IDEA, iyo xeerarka gobolka iyo dowladda federaalkaayaa leh qaabsocodyo kala duwan oo ku wajahan cabashooyinka muwaaddin eewaxbarashada gaarka ah iyo dhageysiyada qaabsocoyada nidaamka xuquuqdhowrka leh.Cabashooyinka muwaaddin ee waxbarashada gaarka ah ayuu lagu xereyn karaaOSPI shaqsi kasta oo ku eedeynya in degmo, OSPI, adeeg waxbarasho degmo, amahaya’d dawladeed oo kale oo ku xadgudtay Qaybta B waxyaabaha looga baahanyahay, xeerarka ku jira 34 CFGR Qaybta 300, xeerarka gobolka ee ku jira Cutubka 392-172A WAC. Cabshooyinka muwaaddinka waxa baara OSPI, iyada oo ku saleysanmacluumaadka ku saabasan xadgudubyada u soo gudbiyey qofka xereynayacabashada, iyo degmada dugsi, ama haya’dda ka jawaabeysa cabashada. Cabashadamuwaadinka waa in lagu xereeyaa hal sano gudaheed laga bilaabo markay dhacdayxadgudbka la sheeganayo.Codsiyada dhageysiga nidaamka xuquuq dhowrka leh ayaa ah kaliya inaad adiguxereyso ama degmada dugsi arrin kasta oo ku lug leh soo jeedinta ama diiditaanka sidiiloo bilaabi lahaa ama loo beddeli lahaa garashada, qiimeynta, ama meeleyntawaxbarasho ee ilmahaaga ama siinta ilmahaaga waxbarasho dawladeed oo habboonoo bilaash ah (FAPE). Dhageysiyada nidaamka xuquuq dhowrka leh waxa qabandoona ALJ (Garsoore Sharci Maamuleed) oo shaqaale u ah Xafiis MaamuleedkaDhageysiga, oo ah haya’d madax-bannaan. Dhageysiga nidaamka xuquuq dhowrkaleh ayaa waxa ka mid ah markhaatiyo iyo dhiibitaanka caddaynta. Codsiyadanidaamka xuquuq dhowrka leh waa lagu xereeyaa labo sano gudahood marka19RussTech<strong>Somali</strong>_WAE2049f22 October 2009

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!