12.07.2015 Views

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Codsiga Dhageysiga Xuquuq Dhowrka leh waa inay ku jiraan:1. Magaca ardayga;2. Cinwaanka ardaygu meesha u ku noolyahay;3. Magaca dugsiga ardayga;4. Haddii u ardaygu ilmo ama dhallin bilaa guri u yahay, ilmaha macluumaadkalagula xiriirayo;5. Sifeynta nooca dhibaatada, oo ay ku jirto xaqiiqooyinka la xiriira dhibaatada; IYO6. Xallinta la soo jeediyey ee dhibaatada illaa inta la garanayo ee aad heli kartoadigu ama degmadu heli karto wakhtigaas.Ogeysiiska loo Baahan Yahay Ka hor Codsiga Dhageysiga Xuquuq DhowristaSharci lehWaxa laga yaabaa in adiga iyo degmadu aydaan yeelan codsiga dhageysiga nadaamkaxuquuq dhowrista leh illaa degmadu ay la xereyneyso codsiga dhageysiga nidaamkaxuquuq dhowrista leh dhinca kale oo ay siiso OSPI codsiga nuqulkiisa oo watamacluumaadka korka isku daba taxan.Kaafinimada Codsiga DhageysigaSi horay ay ugu socon lahayd codsiga dhageysiga nidaamka xuquuq dhowrista leh ,waa in loo qaddariyaa inay kaafi tahay (Ku filnnaan leedahay). Kaafi micnaheedu waacodsiga oo la kulma waxyaabaha looga baahan yahay arrinta ee korka ku qoran hoostaXereynta. Codsiga dhageysiga nidaamka xuquuq dhowrista leh yaa loo qaddarin inuuyahay kaafi haddii mooye dhinca helay codsiga dhageysiga nidaamka xuquuqdhowrista leh ugu wargaliso garsoore maamul sharciyeed (ALJ) iyo dhinca kale qoraalahaan, gudahood 15 maalmo taariikheed, in dhinaca helay ay aamminsan yihiin incodsiga dhageysiga nidaamka xuquuq dhowrista leh uunan kaafi ahayn.Gudahooda shan maalmo taariikheed marka la helo u wargalinta kaafi-la’aanta,garsoore maamul sharciyeed (ALJ) ayaa ah inuu go’aamiyo haddii codsiga dhageysiganidaamka xuquuq dhowristaleh u la kulmayo waxyaabaha korka ku qoran ee loobaahan yahay iyo in kale, oo adiga iyo degmada idiinku wargaliyo qoraal ahaan islamarkaaba.Wax Ka Beddelka Codsiga DhageysigaAdiga iyo degmada waxa laga yaabaa inaad beddeshaan codsiga dhageysiga kaliyahaddii:1. Dhinaca kale ay oggolaadaan wax ka beddelka qoraal ahaan oo la siiyo fursaday ku xalliyaan codsiga dhageysiga iyada oo loo marayo kulanka xallinta, eehoosta lagu sifeeyey; AMA23RussTech<strong>Somali</strong>_WAE2049f22 October 2009

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!