12.07.2015 Views

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Tallaabooyinka Madaniga ah, oo ay ku Jirto Muddada Wakhtiga LaguXereynayo Ficilladan34 CFR §300.516; WAC 392-172A-05115Guud AhaanHaddii dhinac kastaa ayna ku raacsaneyn natiijooyinka iyo go’aankaa ka soo baxadhageysiga nidaamka xuquuq dhowrista leh ( marka lagu daro qaabsocodka la xiriiraedbinta) waxay leedahay xaq lagu keeni karo dacwada madaniga marka loo eegomawduuca lagaga hadlayo dhageysiga nidaamka xuquuq dhowrista leh. Laga yaabaain ficilka la keeno maxkamad Gobol oo u-qalanta awoodda (Maxkamad Gobol ooawoodda u leh dhageysiga kiiska noocani oo kale ah) ama maxkamad degmo ooMareykan. Maxkamadaha degmo ee Mareykanka ayaa awoodda u leh inay xukumaandacwooyinka la keeno iyaga oo hoos yimaad Qaybta B ee IDEA iyada oon loo eeginqaddarka la isku khilaafayo.Xaddidka WakhtiDhinaca keenaya dacwada ayaa haysta 90 maalood-taariikheed laga bilaabotaariikhda go’aanka garsooraha (ALJ) inay xereeyaan dacwo madani ah.Qaabsocoyada Dheeraadka ahDacwo madani oo kasta, maxkamadda:1. Ayaa hesha diiwaannada iyo qaabsocodyada maamuleed;2. Ayaa dhageysta caddaymaha dheeradka ah markaad weydiisato ama degmaducodsato; IYO3. Waxay ku salaynaysa go’aankeeda sida cadaymahu qaalib u yihiin oo waxaybixisaa siideynta maxkamaddu u garato inay ku habboon tahay. .Micneynta XeerkaMa jiraan wax xaddidi kara ama yareynaya xuquuqda uu qofku leeyahay ee Qeybta Bee IDEA ama qaabsocoyada iyo sixitaannada la heli karo ee hoos yimaadda DastuurkaMareykanka, Shariciga Mareykanka Naafonimada leh, Qodobka V ee SharcigaDhaqan-celinta ee 1973 (Qaybta 504), ama sharciyada kale ee Dowladda Federaalkaah ee dhowra xuquuqda ay leeyihiin ardayda naafonimada leh.Hase yeeshe , haddii aad xereyneyso dacwad madani ah oo hoos yimaad sharciyadanoo aad raadineyso caawimo waliba lagu helo karo hoosteeda Qaybta B ee IDEA,qaabsocodka nidaamka xuuq dhowrka sharciyeed ee dhageysiga lagu sifeeyey korkawaa in la dhammeys tiraa sida looga baahan yahay haddii aad xereyso dacwad hoostimaad Qaybta B ee IDEA. Tan micnaheedu waa adigu in laga yaabaa inaad haystadosixitaanno hoos yimaad sharciyada kale ee iska dul baxa marka loo eego sharciga hoosyimaad IDEA, laakiin guud ahaan si aad caawimo aad uga heshid hoosta sharciyadan,waa inaad amarka hore isticmaashaa nidaamka xuquuq dhowrista leh ee dhageysiga33RussTech<strong>Somali</strong>_WAE2049f22 October 2009

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!