12.07.2015 Views

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

Somali - Evergreen Public Schools

SHOW MORE
SHOW LESS
  • No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

ku yaallo dugsiga gaarka loo leeyahay iyo mas’uuliyiinta degmada uu ilmahaagudeggan yahay haddii aadan adigu u qorsheysan inaad qorto ilmahaaga degmada dugsiu degganyahay.Dhowritaannada macluumaadka Shaqsiga Lagu Garan Karo34 CFR §300.623; WAC 392-172A-05230Degmadaada dugsi waa inay ilaalisaa macluumaadka shaqsiga lagu garan karo xogdhowrkoodamarkay yihiin heerarka ururinta, keydinta, daah ka qaadka iyoburburintoodaba. Hal sarkaal oo jooga degmada dugsig waa inuu qaadaamasuuliyadda hubinta xog-dhowrsanaanta mid kasta oo ka mid ah macluumaadkashaqsiga lagu garan karo. Dhammaan dadka ururinaya ama isticmaalayamacluumaadka waa inay helaan tababbar ama tilmaamid marka loo eego xogdhowritaankahoos yimaad Qaybta B ee IDEA iyo FERPA iyo QaabsocodyadaGobolka Washington.Degmo Dugsi kasta waa inay haystaa, sidii dadweynuhu u fiirin lahaayeen, liistadamagacyada iyo darajooyinkooda shaqaalahaas ka midka ah haya’dda ee laga yaaboinay marin u leeyihiin helitaanka macluumaadka shaqsiga lagu garan karo.Burburinta, Haysiga iyo Keydinta Macluumaadka34 CFR §300.624; WAC 392-172A-05235Dugsiga degmadaadu waa inay ku ogeysiisaa marka macluumaadka shaqsiga lagugaran karo ee la ururiyey, la hayey am la isticmaalay aan loogu baahanayn in loogu siiwado siinta adeegyada waxbarasho ilmahaaga.Markay baahideedu dhammaato, macluumaadka waa in lagu burburiyaa codsigaaga.Hase yeeshe, diiwaan joogto ah oo ilmahaaga magaciisa/eeda, ciwaanka iyo lambarkataleefanka, derajadiisa/deeda fasal, diiwaanka ka-qaybgal dugsi, xiisadaha la qaatay,heerka darajada fasal la dhameeyay iyo sannadka la dhameeyay ayaa laga yaabaa inla hayo iyada oo aan xad wakhti lahayn.Sharciga gobolka uga yaal haynta diiwaannada ayaa ku jira Xeerka RCW Cutubka 40.14. Qaab-socdka dhererka muddada ay degmadu haysaneyso diiwaannada ayeydaabacdaa Xoghaynta Gobolka Washington, Qaybta arkeefiyada iyo MaamulkaDiiwaannada.Qaabsocodyada Xallinta Khilaafka Waxbarashada Gaarka ahAdigu waxaad tahay ka qaybqaate muhiim u ah dhammaan dhinac kasta oo ku saabsanbarnaamijka waxbarashada gaarka ah ee ilmahaaga. Ka qayb-qaadashadani waxaybilaabantaa u-diritaanka hore ee ilmahaaga. Qaybta Waxbarashada Gaarka ah eeOSPI ayaa had iyo jeer ku dhiirri-galisa waalidiinta iyo degmooyinku inay ka wadashaqeeyaan inay isku dayaan sidii ay u xallin lahaayeen is-afgarashawaaga saameyntaku leh barnaamijka waxbarashada gaarka ah ee ardayga. Markaad adiga iyo17RussTech<strong>Somali</strong>_WAE2049f22 October 2009

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!